ARTICLES
-
Saxaafada iyo Kala Fogaynta Bulshooyinka
Saxaafaddu Waa indhaha iyo dhagaha Bulshooyinka Caalamka Udhawaaqaha Dhibanayaasha Aduunka iyo Dheeli Tirka Hanaanka isgaadhsiineed Ee Aduunka.
Sida lawada ugsoonyahay warbaahintu waa curiyaha nabada iyo isu soo jiidaha Araahah...
Sunday, August 31, 2014
-
Danta dadka iyo degaanka ma aha mid u-gaara shaqsiyaad
waxaan halkan salaan huwan qiimo iyo qaayoba halkan uga dirayaa dhaan
shaqaalaha iyo hawl wadeenada shabakada Wajaalenews oo ah mid ku caan baxday dhex dhexaadnimo iyo cadaalad,
waxaan marlabaad halkan ka salaamayaa dhamaan ...
Saturday, August 30, 2014
-
Ma Haboona in Mas’uuliyiinta Qaranka Laga Sheego Warar Aan Sal iyo Raadtoona Lahayn
Aniga oo ah Muwaadin u dhashay Somaliland, magiciisana la yidhaa Mustafe Maxamuud Xuseen, waxaan halkan uga jawaab-celinayaa maqaal lagu qoray shabakadda baligubadlemedia, kaas oo ku saabsanaa Af-hayeenka Qaranka Somaliland Axmed ...
Saturday, August 30, 2014
-
Hambalyo Ku Socota Madaxwaynaha JSL Oo Ku Aadan Sugida Xuduudaha Dalka.
HARGEISA (Wajaalenews) ;Waxan halkan hambalyo uga dirayna madaxwaynaha jamhuuriyada s/land talaabada geesinimada ah ee u ka bixiyay amarka uu siiyay ciidamada qaranka jamhuuriyada s/land in ay sugaan xuduuda dalku s/land la wadaag...
Saturday, August 30, 2014
-
DAAWO;Somaliland , saaxdheer iyo Sawirka Dhabta ah ee Xaalada Khaatumo.
HARGEISA(Wajaalenews0 DAAWO;Somaliland saaxdheer iyo Sawirka Xaalada Khaatumo Amin ARTS
...
Friday, August 29, 2014
-
TACSI ;MADAXWEYNE JSL UDirayaa MARXUUM; Xaaji Dayib Sheekh Muxumed Kaahin
TACSI MADAXWEYNE
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland...
Friday, August 29, 2014
-
Waxtarka Iyo Hadimooyinka Hay,Adaha Caalimiga Ah Ee Somliland Ka Hawl Gala, W/Q Saleban Abdulahi Suudi.
Taasina waxay cadaynasaynaa in miinooyinka ugu badan ee Somaliland ku aasani ay ku jiraan ama laga helayo magaalooyinka
ASSALAMU CALAYKUM.Insha allah caawana waxynu soo gudbinaynaa qayb kale oo ka mida maqaalkeeni ku saabsanaa ...
Friday, August 29, 2014
-
Iscasilaada Dr. Maxamed Cismaan Fadal Waa Xeelad Kale!.
Dr. Fadal waxa uu doonayaa oo u diyaar ah inuu xubin ka noqdo komishanka doorashooyinka qaranka, oo xisbiga WADDANI ee uu ka tirsan
Waxaan arkaynaa xeelad siyaasadeed oo siyaasi xisbiga WADDANI ka tirsani oo la yidhaahdo DR. ...
Friday, August 29, 2014
-
Cali-Guray Waa Sidaas oo Aad Joogteyso!.
Cali Guray si daacad ah uga hadlay hawl-galka ciidamada qaranka Jamhuuriyada Somaliland ee Jiida Saax-dheer, waxaanu sheegay
Waxaan maqaalkaygan kooban ku hambalyeynayaa Guddoomiye Ku xigeenka sadexaad ee xisbiga UCID Cali Ma...
Friday, August 29, 2014
-
Sheeko: Faneed ,Aqoonyahan Dulcadeysan.
Xariir waxaa ahaa nin ilaahay maskax badan ku maneystey waxaa hadh iyo habeen ku fikir jirey sida uu bilaabi lahaa waxbarashiisa
Xariir waa arday waxbarashadii hoose iyo sare ku soo qaatey dugsiyada ku yaala hargiesa xariir...
Friday, August 29, 2014
-
Somaliland Waa Tiirka Nabada Afrikada Bari (Somaliland Is A Pillar Of Peace In East Africa).
Somaliland waxay iyada oo aan caalamka aqoosi iyo taageero ka helin ay ka hortagtey in aanu ururka alshabaab ku kobcin Somaliland
waxaa aad moodaa in beesha caalamka (international communities) ay ka gaabineyso aqoonsiga Somali...
Friday, August 29, 2014
-
Cali Khaliif Galaydh Oo Martiduu Casuumay Lagu Hor-qaawiyay – By;- Fariid-falan.
Joro! ayaa Walla-wayn aan duni war u hayni soo tidhi. Dayuuradaha yar-yar baa Buuhoodle gegi ku taalla is hor iyo daba maray
SC Akhyaarta sharafta leh, fadlan ha la ii soo daabaco, maxaa yeelay anigaa ka mas'uul ah fekerkayga.
...
Friday, August 29, 2014
-
HAMBALYO MEHER
Mohamed Ali Sheikh Omer, Hamse Ibarahim Hussein, Abdiqadir Hussein Yousuf, Carab Mohamed Ibrahim, Abdirihiin Ahmed Ibrahim, Subeer Muhomed Muumin, jamal Mohamed Abdi, C/naasir Mohamed Dugsiiye, C/fatah Omer Iid, Madar Abdi Madar, ...
Friday, August 29, 2014
-
Dr. Cali Khaliif Intii Uu Kolba Carari Lahaa Laba Qodob ha kala Doorto. W/Q Cali Baaruud Sh. Cumar
Jamhuuriyada Somaliland waa dal nabadeed oo nabaddu tahay raasamaalka kaliya ee shacbi iyo dawladba ay si wada jir ah ugu tuntuunsadaan, waxay diyaar u yihiin inay si miiska wada hadalka lagu dhammeeyo wax kasta oo tabasho ah oo a...
Thursday, August 28, 2014
-
DHAMAAN DADKANI WAXAY HAMBALYO AROOS U Dirayaan;Boqorka Naasir Yuusuf Daahir iyo Boqorada Hoodo Siciid Shukri
DHAMAAN DADKANI WAXAY HAMBALYO AROOS U Dirayaan;Boqorka Naasir Yuusuf Daahir iyo Boqorada Hoodo Siciid Shukri
Aabbo Yuusuf Daahir Axmed, Hooyo Caasha Aadan Yuusuf iyo caruurtooda oo kala ah.
1. Layla Yuusuf Daahir, S...
Thursday, August 28, 2014
-
Gaajada iyo Kiristaamaynta!!!!. W/Q: Ibraahim-hawd
Sida la wada og yahay ayaandarro weyn baa bulshada soomaalida ku dhacday. Burbur iyo barakac baahsan, dawlad la’aan, colaad aan dhammaad lahayn, macaluul iyo silic oo dhan baa la arkay. Waxaa luntay awood kasta oo bulsho is ku i...
Tuesday, August 26, 2014
-
Hungadda Hoggaamineed ee Somaliland Iyo himilada hogaanka wanaagsan Qallinkii: Mohamed Abdikarim Omer Q2aad
Hungadda Hoggaamineed ee Somaliland Iyo himilada hogaanka wanaagsan
Qallinkii: Mohamed Abdikarim Omer-Jaamacada Hargeisa-
qaybta culuumta siyaasada iyo xidhiidhka caalamiga ah) Q2aad
Waa qormooyin Taxane ah oo aynu ku laf...
Tuesday, August 26, 2014
-
Aan Ku Tartano Waddooyinka Oo Dawladeenu Caqabadihii Inaga haystay Daah-furay
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo waxay ku dedaashay oo aan ku bogaadinayaa inay dadka ku tacliimisay inay ka qeyb qaataan horumarinta deegaamadooda. Waxaana afartii sanadood ee u dambeeyay aad u kordhay Waddooyinka lagu dhisay iska...
Sunday, August 24, 2014
-
Maayar Soltelco Wuxuu Ka Dhabeeyay “Hargeysoo Siraadan Waan Sugayey”
Dalka waxaa ka qabsoomay doorashooyinkii golayaasha deegaanka oo ahayd doorashadii ugu cuslayd ee dalka ka qabsoonta, waxaana ka qayb galay xisbiyo iyo ururo siyaasadeed. Waxa loo Huray waqti badan waxaana la galiyey tamar aad u b...
Sunday, August 24, 2014
-
Siraha Qarsoon ee ku duugan Maamuuska iyo Xafladaha gaarka ah ee loo sameeyo Qurbe-joogta.
Maalmahan ugu dambeeyay, In badan oo kamid ah bulshada Somaliland ee ku dhaqan dalka gudihiisu, waxay si aad ah ula socdeen, siyaabo kala duwana wax uga yidhaahdeen ama uga qorayeen xafladaha heerka sare ah ee sida gaarka loogu so...
Sunday, August 24, 2014
-
Gabadh mucjiso ah oo maanta ku dhalatay Magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)
MUQDISHO(Wajaalenews);Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ku dhashay laba hablood oo mataano ah, kadib markii ay hooyadood dhameysatay mudadii sagaalka bilood ee uur ku jirka hooyada. Labadaan hablood, ayaa waxay isla maanta u laabtee...
Friday, August 22, 2014
-
GUDAHA Ka AKHRI;Yaa Iibsaday? Sijaayadii Loo Tolay Qabriga NABI MOHAMED (CSW) Imisa ayaa lakala siistay ?
HARGEISA(Wajaalenews)Sijaayad qurux badan oo loogu talo galay in la huwiyo qabriga Nebi Muxamed (SCW) ayaa carwo ku taalla dalka Qatar waxaa lagaga iibsaday lacag dhan Shan Milyan iyo Badh doolarka Maraykanka ah. Warkan oo ay daab...
Friday, August 22, 2014
-
Magaalooyinka Ugu Taajiriinta Badan Adduunka
Wajaalenews ;Daraasad ay sameeyeen ururka daraasada ee WealthInsight and Spears ayay ku shaaciyeen magaalooyinka adduunka ugu tujaarta badan leh.
WealthInsight and Spears waxay daraasadan ku sheegtay inay magaalooyinka ugu tuja...
Friday, August 22, 2014
-
Jinka Gaalka Ah Quraanka Ayaa Guba,Mucaaridka Dalkana Horumarkaa Guba. Cheif Caaqil Maxamed Cawad Gacanlow
Anigoo Ah Cheif Caaqil Maxamed Cawad Gacanlow kana Hadlaya Warbixin Maalintii Shalay Ahayd kusoo Baxday wargayska Ogaal 19 Og 2014 oo ay qoreen isla markaana xildhibaano niman sheegtay ay ku sheegeen inay kalsoonidii kala noqde...
Thursday, August 21, 2014
-
Kufsashada Siyaasada;Qalinkii Garyaqaan Cabdale Dahir Adan
Bulshada qaran wada lihi, waa dhab in ay qayb kasta ugu jirto, kaalin , si bulshadaasi u wada gufayso gudaheeda, taas aniga oo ka duulaya waxa aan dorkan aan u qalin qaatay, in aan si dhaba iftiinka aan ugu qabto koox si dhaba ugu...
Thursday, August 21, 2014
-
Xisbiga UCID Garabka Jamaal Cali Xuseen Oo Casuumad Murandhalisay U Adeegsaday Magaca Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh.
HARGEISA(Wajaalenews) Xisbiga UCID garabka uu hoggaamiyo Jamaal Cali Xuseen oo shaciyay inuu Musharaxa u yahay Xisbiga, ayaa shalay magaaladda Hargaysa ku qabtay casuumad muran badani ka dhashay.
Casuumadan ayaa kaadhka marti q...
Wednesday, August 20, 2014
-
Waa Kuma Ninka ay Dawladu Yuhuudu ugu Doonista Badan Tahay dunida? Iyadoo sided jeer ku fashilantay dilkiisa…….
Raysal wasaaraha dawlada yuhuuda ayaa sheegay in imika ka hor ay saddex jeer ka sii daayeen jeelka iyagoo aan u arkayn in uu yahay nin aan khatar badan ku lahayn amaanka dawladooda ayaa waxa uu maanta noqday ninka ay ugu doonista ...
Wednesday, August 20, 2014
-
Sideed ku Xoojin Kartaa Jacaylka Xaaskaaga Ama Qoyskaada? Qaado Talooyinkan.
Sideed ku Xoojin Kartaa Jacaylka Xaaskaaga Ama Qoyskaada? Qaado Talooyinkan.
Sided ku xoojin kartaa jacaylka qoyskaaga ama gurigaaga adigoo isticmaalaya ama maraaya wadadii ilaahay kuu baneey...
Wednesday, August 20, 2014
-
GOLAHII WAKIILADU MA DILAALINTA CASHUURAHA AYAY NOQDEEN;Qalinkii Garyaqaan Muuse Yuusuf
Waxaa laga jooga 2 Sanadoo oo ahayd Jan, 2013 Markii golaha wakiiladu ansixiyay Cashuurta laga qaado dadka ka dhoofaaya ama ka soo dagaaya madaaradda somaliland taas oo ay qaado wasaarada duulista iyo hawada somaliland waxaa maalm...
Wednesday, August 20, 2014
-
Dhisitaanka Qoys Muslim Ah Oo Wanaagsan.
Diinta Islaamku waxa a y ka yeeshay guurka mid cibaado u ah addoomaha, oo ay Rabigood ugu dhawaanayaan, hadii si kale aan u dhignana , guurku waxaa weeyaan nus ama qeyb ka mid ah qofka diintiisa, taaso maalinta uu guursad...
Tuesday, August 19, 2014
-
DHAGAX DHIGTAYE GOORMAAD DHISI MADAXWEYNE?
kasta oo aan qoraa waxa uu ka turjumayaa xaalada dhabta ah ee uu ka hadlaayo, mana aha mid buun buunin ama beeni ku jirto, isla markaana maaha mid aan ka gaabsanayo ka hadalkiisa.”
Shakhsi kasta iyo qof kasta oo isku sharaxa ...
Tuesday, August 19, 2014
-
Halyeeyo Horumarka ku Hawlan iyo Shakhsiyaad Haybnimo u Heegan!
Hiigsashada horumarka ummadeed iyo Qaran waxaa la gaadhi karaa oo kali ah marka laga xoroobo ku dhaqanka iyo Kool-koolinta Qabyaalada iyo
> Qabiil jeclaysiga. Haddaba, horumar maxaa la odhan karaa? Haddii aynu
> dib ug...
Tuesday, August 19, 2014
-
Qabiil Ragga Iyo Dumarku Laba Af Ku Kala Hadlaan, Hilibka Dadkana cuna.
Hargeisa:(wajaalenews)—Mid ka mid ah masuuliyiinta tuule yar oo ku dhex yaalla keymaha Amazon ee galbeedka dalka Brazil ayaa sheegay in shan nin oo ka mid ah qabiilka Kulina ay ay ka baxsadeen garsoorka kadib markii lagu eedeeye...
Monday, August 18, 2014
-
Digniin Taydu Waa Kow Haday Daahdo Waa Laba!! “Cali-Gurey”
Guddoomiye ku xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Muj.Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Gurey) ayaa Si qoto dheer uga hadlay qabsoomida doorashooyinka isku sidkan ee la filayo inay Somaliland ka qabsoonto kal dembe marka a...
Sunday, August 17, 2014
-
Madaxweyne Daydayga Iinta Leh Naga Qabo
Tan iyo intii uu talada dalka qabtey madaxweynaha soomaaliland axmed mahamed mahamuud silaanyo oo ah halgamaa ruug cadaa siyaasiya wuxuu madaxweynahu xukuumada iskugu keeney dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliland,hade...
Saturday, August 16, 2014
-
Jaceylka Dhabta ah Dhamaadkiisa Waa Sidan:Lamanayaal 64 sano is Qabay Oo Geerida Xitaa ku kala Hadhi Waayay;
WAJAALENEWS ;Waxaa Qoray: Mohamed Qadar Ibraahim Dahir Jaceylka dhabta ah wuu cimri dheeryahay dhamaadkiisana waa ilaa dhimashada. U fiirso lamaanahan 64 sano isqabay xitaa dhimashada waa ay ku kala hadhi waayeen. Don iyo Maxine S...
Friday, August 15, 2014
-
Maaha Shaqadaydii.!W/Q Khadar Nuux Yoonis
Waxa meesha ka buuxa dhalinyaro faro badan,wax shaqo ah ma hayaan maalin walba sidii ay u lehi lahaayeen ayay xafiisyada u buuxiyeen iyo goobaha shirkadaha u buuxiyeen waxay ku dadaalayaan sidii ay kursiga wareega mar uu u fadhiis...
Friday, August 15, 2014
-
Galaydh oo siilaanyo kala wareegay dalkii xili xukumadu ku mashquulsanayd dagaal ka,dhana kooxda xidigaha geeska
HARGEISA(Wajaalenews)'wuxuu yidhi qalinkiyo tawaadii isii yaanan maax dumine, Somaliland manta waa halkii qolada kulmiyee waa markii u horeysay ee dalkani yeesho laba madaxweyne, bal hada dib u eeg hada qudbadii madaxweynihii hore...
Thursday, August 14, 2014
-
Geediga Siyaasiyiinta Guurguuraa Ma Gasiin Doonbaa? By-Ali Kabadhe
Tan iyo markii ay burburtay Dowladii dulmiga ku dhisnayd ee la odhan Somalia, sidoo kalena ay Jamhuuriyada Somaliland xoriyadeedii dib ugala soo noqotay xabaalihii Xamar waxaa la kala bartay dadka iyagu siyaasiyiinta sheegta e...
Thursday, August 14, 2014
-
Cudurka Dunida Aadka Uga Fejiciyay Ee Ebola Virus.
cudurka ebola fayras waxa uu kamid ka yahay cudurada ay kala qaadan dadka iyo xayawaanku ee loo yaqaano (zoonese)
Waxa dhamadkii bishii may ee 2014 wadamada galbeedka afrika ka dilaacay cudurka ebola fayras kasoo si aada ugu ka...
Tuesday, August 12, 2014
« Previous Page — Next Page »
|
|