ARTICLES
-
Cabdiraxman Cirrow Banaanka Soo Istaaq Hadaad Tahay Musharax Madaxweyne Waxba Ha Ku Gaban Gudoomiyaha Barlamanka;By Jaamac C/Laahi Biime
Ummada Reer Somaliland Waxey La Yaabantahay Laba Wajiilaynta Gudoomiyaha Wakiilada Somaliland Md Cabdiraxman Cirro ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI Ila Haddana Si Rasmi ah Loo Ogayn Ino yahay Musharaxa Madaxweyne A...
Monday, September 15, 2014
-
Horu socodka nolosha;Qalinkii Nimco Baashe Cabdi
Waa inaanad noqon qof dibu socod leh, balse waa inaad noqotaa qof horu socod leh,Waxaynu halkan kaga hadli doonaa, waxyaabaha aynu ku hormari karno nolosheena, si aynu u noqono dad horu socod leh,qof walba ama shakhsi kasta hadii ...
Saturday, September 13, 2014
-
Dawada Hamiga iyo Qamiga;Sh, jaabir
Hamiga iyo qamigu waa laba aafo qalbiga ku dhaca halka faraxa iyo badhaadhuhu ka yihiin raaxadiisa. Waxaana hamiga lagu fasiraa inuu ka dhigan yahay dab iyo bayl ku kacay jidhkoo dhan dushiisana kasoo muuqday,marka uu qofku muhiim...
Friday, September 12, 2014
-
Dhalinyaradii oo Qabyaaladii Saamaysay maxay tahay sababtu?? Qalinkii: xuseen siyaad cilmi [mataan)
Dhalinyaaro badan oo dalkeena ah ayaa waxay ku faanaan ama ay kaga hadlaan goobaha ay iskugu imaadaan bulshadu erayga la yidhaahdo qabyaalad ama qabiil hadba sidii loo yaqaano , oo waayadan danbe dhuuxa inaga galay markastana aynu...
Thursday, September 11, 2014
-
Xisbiyadda Mucaaradka waxa u muuqda kursiga, dalka iyo dadkana waxa u muuqda diiwaangelinta madaniga ah
Waxaan leeyahay Xisbiyada Mucaaradka ah dantiina waxa ka weyn tanta dalka ama Qaranka, waana muhiim in la helo diiwaan gelinta madaniga ah mar walba danta shakhsiga waxa laga hormarinayaa danta guud, sababta oo ah qof kasta oo Som...
Thursday, September 11, 2014
-
Hadal-haynta Maalmahan:Dhulku waa “Dhiib,iib,Siin waase Iin taal”, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale,
Sida nimankan wada dhoofayeen, dhidib ka oollaynin, Ama aan u dhalan bay arlada, uga dhammaysteene, Soomaalinnimadii waxay dhaafsadeen, waan la dheygagaye
Sida nimankan wada dhoofayeen, dhidib ka oollaynin, Ama aan u dhalan bay...
Thursday, September 11, 2014
-
Maxa Inuu Xal Ah Maanta By Mukhtar Cilmi.
Saxaafaddu kadib markii ay daaha ka faydeen maamul xumadda xukuuamdda, musuq maasuqeeda iyo ku tumashadda sharciga
Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.
Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga ee Had...
Thursday, September 11, 2014
-
SIYAABAHA LAGU DOORAN KARO XISBI BAL MILCSO.
saaxiib maadaama qaaciidooyinkaasi ka mid yihiin kuwa laga duulayo ayna mudantahay in xisbiga laga helo waxay
Hadaan u soo laabto mawduucayga maanta waxaan isla qaadaa dhigaynaa bal xisbigee ayaa haboon in la doorto maxayse...
Thursday, September 11, 2014
-
Somaliland: Ra’iisal Wasaare Awood Badan Iyo Madaxweyne Magac U Yaal Ah By Mahad Cumar Siciid.
Hadaba markii ay xukumadani la wareegtay awooda, waxa markiiba bilaabmay awood kala maroorsi ka jira isla dawlada dhexda,waa dawlada wada socota
Waxa aan salaamayaa dhamaan akhristayaasha sharafta leh, salaan ka dib. sida aad l...
Thursday, September 11, 2014
-
Sucuudiga Oo Ka Hadlay Warar Been Abuur Ah Oo Sheegaya In Qabrigii Nebi Muxamed NNKH Dib Loo Soo Faqayo
Makkah (Wajaalenews)—Afhayeenka maamulka sare ee arrimaha Masaajidka Kacbada iyo Masjika Nebiga (SCW), Axmed Mansuuri ayaa si rasmi ah u caddeeyey in wararka la isla dhex marayo ee ku saabsan in qolkii Nebi Muxammed (SCW) iyo qa...
Wednesday, September 10, 2014
-
Dawladnimadeenu waa Muwaadin La Doorto iyo Hawl-wadeenu uu Dirsado oo Dalka u adeega Dastuurkaana Jideeyey
Waxaynu nahay Umadd leh dawladnimo Buuxda/taama , Xeerar iyo Shuruuc dhamaystiran oo sal u ah isbedelka Dhaqaale iyo Siyaasadeed ee ka hirgalay Dalkeena. Si dhayal ah kumay iman hawshani balse Tacab iyo Juhdi ayaa loo huray waxaa ...
Wednesday, September 10, 2014
-
Qamar Sanaaci, Siilaanyo, Xirsi ,Xirsi Xirsi =Raysal-Wasaare,
Hargeysa-( Wajaalenews):-Madaxweynah Siilaaanyo ayaa habeen hore cadeeyay in ay Jamhuuriyda Somaliland leedahay raysal-wasaare Kadib markii uu sidaas ku sheegay madaxweynuhu shir ay aqalka Madaxtooyada ku yeesheen golaha wasiirada...
Tuesday, September 9, 2014
-
Godane iyo Geeska ;Qalinkii Garyaqaan Cabdale Dahir Adan
qormadani waa mid aan si mud iyo lud leh aan ugu lafa guri doono, ninka gayiga geeska afrika ugu magaca dheeraa mudadii 12ka sano laga soo bilaabo 2002-2014ka oo si dhaba u dhaafay dhamaan wixii ay ku dhaqmi jiratay bulshada geesk...
Tuesday, September 9, 2014
-
Gobta lagu Gafey ee Gabooye.
Madaxweyne Qalinkaagu maanu qaban Qabiilka Gabooye?
Waxaa hubinti ah oo marag madoon ah in beelaha gabooye yihiin dad kaalin mug-leh ugu jira nolosha aasaasiga ah ee bulshada somaliland waa farsamo yaqaanka dalka, waa warshadah...
Tuesday, September 9, 2014
-
-Shacabku Maxay Ka Yeeli Doonaan Xukuumaddan By Mukhtar Cilmi.
Iyadoo taasi jirto ayaa hadana xuuumadda madaxweyne Silaanyo waxay samaysay in muwaadiniintii kartidoodda iyo Shahaadooyinkoodda
Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.
Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Sha...
Tuesday, September 9, 2014
-
Yaa La Xisaabtami Kara Xukuumada iyo Xubnaheeda Wasiirada Bilaa Xuduuda ah…?
Wuxuu iska indho tiray isagoo dhinaca Saaraya Wasiirka Maaliyada
Cadad ma leh rijaal ladan intay calal ku duubeen e
Ooy ciiddan meel loo qodqoday kaga carraabeen e
Aan camalki mooyee qabriga cid uga yeedheyn
Waa dhaartii...
Tuesday, September 9, 2014
-
Mucaaridka Iyo Xukuumadda Laba Diiwaan Oo kala Fog Ha Loo Furro.
Waxaan runtii xukuumadda u soo jeedinayaa inaanay ka Baaqsan fulinta himiladaasi qaran ee diiwaan gelinta Madaniga ah
Waxaan jecelahay inaan aragtidayda ka dhiibto diiwaan-Gelinta madaniga ah ee mucaaridku ka digayaan oo Ahay...
Tuesday, September 9, 2014
-
anigu cararimaayo sida cali khalif, state ayaan u samaynaynaa hargeysa.
maroodijeex state ayaanu samaysan doonaa oo ah gobolka ay hargeysi ku fadhido haddii dadku waxay rabaan loo yeeli waayo,
anigu cararimaayo sida cali khalif, state ayaan u samaynaynaa hargeysa., haddii doorasho ka dhici waydo...
Tuesday, September 9, 2014
-
Waa Kuma Dr. Maxamed Cismaan Fadal? ”Halyey Aqoontiisa u Huray Ummadiisa” By Dr. Abdiwahab Cabdillahi Iidaan
Run ahaantii, aniga oo naftayda u han-weyn, haddana waxa aan shaki ka qabaa in aan soo gudbin karo jawaabta su’aasha maqaalkan, sababta oo ah, ma aha Dr. Fadal mid taariikhdiisa, aqoontiisa, waayo-aragnimadiisa, dhaqankiisa iyo ...
Monday, September 8, 2014
-
Hoheey Noloshaydii Seegay!!. Qalinkii Nada Yuusuf Cumar –
Waa Sagaalkii habeennimo, magaalada ayuu cabbaar soo marmaray isga oo caagaddiisii yarayd ee caddaanka ahaydna afka ku wata
Waxa uu gashan yahay shaadh dhinacyada ka jeex jeexan oo lIIliiddo casaan iyo madaw ah leh iyo Surwal j...
Sunday, September 7, 2014
-
Argagigixiso: Ma aniga ayay Fari Igu Godan Tahay Mise Nidaamka Siilaanyo?”
Marka aad ka nasato hawl, mid kale ayaa curanaysa. Dhambaalkani waxa uu moos u yahay eedo la ii jeediyay 21kii Julaay 2014ka oo la igu xidhay madaarka Hargeysa, kaddibna la igu wareejiyay sirdoonka Gobolka Maroodijeex oo ku fashil...
Sunday, September 7, 2014
-
Darbi-jiif Ayaan Ahay
Waxaan dhex hurday meel madow. Saani na uma wada hurdin ee waxaa mar qudh ah i soo wereeeray nin, kaas oo laad iga qabadsiiyay kallida. Qof anaan garanayn ayuu ahaa. Maan arkayn qofka laadka igu jiiday, waayo meesha aan jiifay waa...
Sunday, September 7, 2014
-
Fadeexadii Qarniga . Difaaca Dariixa Rasuulka
Anfariir, amakaag iyo argagax ku soo dhex-dhacay bulshada muslimiinta ka dib markii subaxnimadii jimcaha lagu waa bariistay warar laga sii dayey warbaahinta caalamaka iyo idaacada VOA in dawladda sucuudigu ay qorshaynayso wax ay u...
Saturday, September 6, 2014
-
Gorfaynta Buugga Beerta Qoyska; Qalinkii: Maxamed Cabdi Cali Hayaan
Gorfaynta Buugga Beerta Qoyska; Qalinkii: Maxamed Cabdi Cali Hayaan
Ee ay Qortay Nada Yuusuf Cumar
Qalinkii: Maxamed Cabdi Cali Hayaan
Markaad soo gaadho barxada hore ee beerta …Waxad isha ku dhufanaysaa muuqaal...
Saturday, September 6, 2014
-
Qarankani Wu ka Gudbay Qabiil iyo in Buraanbur Qardajeexa Shacabka Lagu Qayb-qaybsho!
In dhawr iyo labaatan sanno gudahood dal aan Bulshadda caalamku aqoonsanayn islamarkaana aan ka helin taageero dhaqaale haddana uu ka mid noqdo wadamada Africa ee safka hore kaga jira ku dhaqanka nidaamka dimoqoraadiga ee ku dhisa...
Saturday, September 6, 2014
-
Xishoodka Habluhu waa qeyb ka midda dhaqankeena ;Qalinkii Nimco Baashe Cabdi
Maalmahan dambe waxaad moodaa in dhaqankeenii faro baas lagu hayo,xataa waaba laga digaroganayaa dadka qaar waxaan kula yaabaa marka ay ka guuraan dhaqankii waxan is idhaa tolow ma dhaqan cusub ayaa la soo dajiyay?siiba gaar ahaan...
Saturday, September 6, 2014
-
Sayliciyoow Odayadan Aad Dabada Ka Soo Riixaysaa Waa Dhuumasho Dhabarku Ku Muuqdo….Barkhad Jibriil
Dawladani waa tii ugu cadaadalad darrada iyo musuq-maasuqa badnayd, waxaana loo baahan yahay in meel looga soo wada jeedsado sidii la isu dhaafin lahaa,
Hargeysa (Wajaalenews) - Siyaasiga Barkhad Jibriil Faarax Oo Ka Mid Ah Siyaa...
Friday, September 5, 2014
-
Ha Sal Kicin , Ha Saluugin Hana Saydhin Hamigii !!!!! By Cabdiraxmaan Ismaaciil Siciid
Inaad Guulaysataa Ma'aha Guushii Kuugu Horeysay , Inaad Guul Daraysataana Ma'aha Guul Daradii Kuugu Danbeysay!!!.
Sawir qaadaha Yuusuf Daahir Oo Ah Muwaadin Reer Somaliland Ah Isla markaasina degan dalka Britain gaar ahaan maga...
Friday, September 5, 2014
-
Qiimaha Guurka iyo Wax Tarka uu Leeyahay.
Guurku waa hadafka ugu weyn ee uu gaadho qofku markuu dhalinyaro yahay waynu wada ognahay qofku markuu dhalinyaro yahay inta badan waxaa la waydiiyaa ma guursatay.
Diinteenu Maxay Ka Tidhi Guurka?
Sidoo kale diinteenu waxa ay in...
Friday, September 5, 2014
-
SAWIRKA Maanta iyo Amin Caamir Muxuu ka Yidhi ALSHABAAB;
HARGEISA(Wajaalenews);SAWIRKA Maanta iyo Amin Caamir Muxuu ka Yidhi ALSHABAAB;
...
Friday, September 5, 2014
-
Mujaahid Iid Jiciir Oo Maalintii Labaad Ku Xidhan Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Hargaysa + Ehelki Iyo Dadkii Soo Booqanayay Oo Laga Hor Istaagay .
Hargaysa (Wajaalenews)- Mujaahid Iid Jiciir Aw Axmed oo ka mida siyaasiyiinta ku bahoobay madasha iyo wada tashiga iyo toosinta Somaliland ayaa maalintii labaad ku xidhan xabsiga dhexe ee magaalda hargaysa .
Siyaasigan oo shala...
Thursday, September 4, 2014
-
HAMBALYO MEHER……….MEHER WACAN
Abdifatah Mohamed Mohamoud(Champion) , Mohamed Ali sheikh Omer, Carab Mohamed Ibrahim, Zubeer Muhumed Muumin, Mohamed foosi Mohamed, Abdiqadir Hussein Yousuf, Isaaq Abdi Aadan, Abdifatah Omer Iid, Abdirisaq Mouse Hassan,...
Thursday, September 4, 2014
-
Kii ka weynaa baa nalaga diiday adeer !Waa qalinkii :Baxnaan xaaji aden.
Waar heedhe mujaahidku haduu xanuun ka soo qaaday darxumadii iyo jeelkii aa xaq darada ugu xidheen, haataan debeda u qaada oo soo daweeyana ma garan waydeen?
Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo.dhaqankoodu mid maaha ....
Wednesday, September 3, 2014
-
Dhalinyarta Iyo Siyaasada.
Hadaba saaxada siyaasada ayaa ah mid ay gabi ahaanba ka maqan yihiin dhalinyaradu taas oo lagu sababeeyo qodobo tiro badan oo ay ka mid yihiin
Hadaba saaxada siyaasada ayaa ah mid ay gabi ahaanba ka maqan yihiin dhalinyaradu ...
Wednesday, September 3, 2014
-
Abwaan abdirashid xariir,, Gabaygii (Qiimadarida adunka).
Tixdan hoos ku qorani waxa tiriyey Abwaan Abdirashid Harir Sh Muhumed waxaanay ka hadlaysa guud ahaan qiima darida aduunyada iyo sida looga tagayo
Tixdan hoos ku qorani waxa tiriyey Abwaan Abdirashid Harir Sh Muhumed waxaanay k...
Wednesday, September 3, 2014
-
Xidhiidhka ka dhexeeya waraaqda jinsiyada iyo diwaangalinta codbixiyayaasha
Marka hore salaam maxiga waxaan waxogaa isku dayaya in aan qoraal kooban kusoo gudbiyo xidhiidhka ka dhexeeya DIWAANGALINTA CODBIXYA IYO DIIWAANGALINTA MUWADINKA. Diiwaangalinta la diwaagaliyo codbixiyayaashu waxay u suurto galisa...
Tuesday, September 2, 2014
-
Ismaan Lahayn W/Q: Maxamed-shaakir Siciid Cabdi (Shaakir).
Hadda waxaan soo gaadhay halkii aan ku socday oo gooraahabaa sheeda iiga soo hiraysay , waa Maktabadii Hargeysa oo aan nashqada ka dhicin buurta Naaso hablood
Malahayga maalin khamiiseed ayay ahayd , intaan maydh maydhay ayaan ...
Tuesday, September 2, 2014
-
Masiibo Qaran !! W/Q: Axmed Naasir Maxamuud ( diirqadhaadh).
haddi uu dastuur yahayna waxa kamida shanta qodob ee gundhigga u ah dastuurka soomaaliland qodobka 5aad faqradiisa 2aad oo utaala sida tan
Sida aynu kawada war qabno maalmahan waxa horyaala xubnaha baarlamaanka xeerkii baananka...
Tuesday, September 2, 2014
-
Meelaha ay fadhiistaan;Qalinkii Nimco Baashe Cabdi
Dunidan aynu joogno waxaa jira waxyaabo badan oo ayna indhaheenu qaban,hadaynu aragnana waxaynu ka soo qaadnaa wax aan qiimo lahayn,aynu kala saarno waxa qiimaha leh iyo waxa bilaa qiimaha ah,taas waxan uga socdaa yaynaan ku dul...
Monday, September 1, 2014
-
Musmasuqii Doorashoonka Dowladah Hose (Local Election Corruption).
Hadaba. Waliba waxaa haboon in lagu qaado xisaabi xil malah (auditing )maxkamadana la saaro waayo. khatartaa iyagaa ka masuul ah
Hadii xil lagusaaro oo xilkaaga .aad awood uwaydo in aad sidii uu ahaa u fuliso waxaa haboon in aa...
Monday, September 1, 2014
« Previous Page — Next Page »
|
|