ARTICLES
-
Dhallinyarada Gobolka Maroodi-Jeex Oo Hambalyo U Diray Eng Cabdiqaadir Iimaan Oo Loo Xulay Komishanka Doorashooinka Qaranka Somaliland
HARGEISA(Wajaalenews);Dhallinyaradda Gobolka Maroodi-jeex, ayaa hambalyo iyo boogaadin u diray Eng. Cabdiqaadir Iimaan Warsame Oo loo doortay inuu ka mid noqdo xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland.
baaq ka soo b...
Wednesday, October 8, 2014
-
Qaramaynta Qabyaalada ;Qalinkii Garyaqaan Cabdale Dahir
Gayigan aan ku noolnahay manta, ee u samaysan in bulshooyinku ku dhawrtan danahooda hab qaramaysan, waxa uu dhabarka ku haya, dan bulshooyinku ay ku dhawranayaan wadarnimo taas oo aan kalinimo aan ku baylah tirmayn.
Hadaba hadi...
Wednesday, October 8, 2014
-
Haday Mar Walba Been Uun Tahay Warkoodu Beenaalayaashi Hore Maan u Codeeyo
Waxaan olele iyo diwaan galin xisbiyada mucaaridku AANAY ugu daalin EE meesha taal ayaa ah mar hadii umada been uun aay u tahay beenaalayaashi hore in mar labaad loo codeeyo weeye ilayn beenaaleyaal cusub oo ooman umadu qaadi kari...
Wednesday, October 8, 2014
-
Goldolooloyinka miisaniyada 2015 iyo Doorka Golaha Wakiilada; Faysal Cumar Madar
Sida aynu ilaahay ka rajaynayno marka lagaadho sanadka 2015 waxa la filayaa in ay dalka ka qabsoonto doorasho isbarkan oo lagusoo xulan doono wakiiladii shacabka (representatives) iyo Madaxweyne iyo Kuxigeenkiisa. Ilaahay kuwo kha...
Tuesday, October 7, 2014
-
Hasaawaha Dhalinyarada Iyo Dhibka ay Kala Kulmaan; Qalinkii Nimco Baashe Cabdi
Qofkasta oo inaga midda ama bani’aadan ah kolay wuu soo maray haasaweiyo dhib iyo dheef waxa lagala kulmo, Haasawuhuna maaha wax ceeb ah waana wax uu ilahay SWT ku abuuray dareenka aadamaha, Dadkenii hore haasawuhu wuxuu u ahaa ...
Tuesday, October 7, 2014
-
Cuna xanuunka; Xoqadaha(tonsillitis)Sh ;Jaabir
xubin kasta oo kamid ah jidhkeenu waa muhiim,haba ahaato qanjidh ama xidide,waxaanu cuno xanuunku ka bilaabmaa cuduro kale oo meesha soo galay sida duray iyo kuwo kale oo lamid ah,waxaana la arkaa dhawr cisho kadib damqasho iyo da...
Monday, October 6, 2014
-
Maqnaashaha iyo dhaliilaha miisaniyada 2014 ee xukumada siilanyo Qodobada dooda u bahan ee miisaniyada ku jira 02,10,2014.
ü Odoroska miisaaniyada bandhigeeda waxa ku horeeyn lahaa helitaanka xisaab xidhkii 2013 ka sida xeerarka maaliyaddu dhigayaan iyo qodobada dastuurkuba.
ü Deeqaha caalamiga ah eek u xusan faahfaahinta ilaha dakhli ee miisaani...
Sunday, October 5, 2014
-
ASTAAMAHA MACALINKA FIICAN’. Qalinkii: Maxamed Cabdi Cali hayaan
Marka hore salaan iyo ciid wanaagsan.Maanta 05/october waxay ku beegnayd maalinta macalimiinta aduunka, waxan halkan idiinku soo gudbinayaa erayo kooban oo aan ka idhi waajibaadka macallimiinta. mahadsanidiin.
Ku dhawaad toba...
Sunday, October 5, 2014
-
Carruur iyo Cirrooleba Ciid Mubaarig
Waxaa jira dadbadan oo ayna u suuro galin in ay caafimaad qab ku ciidaan,Waa illaahay mahadii mar hadaynu ciidii Carafo gaadhney inagoo nabada oo caafimaad qabna,
Taasna waa mid illahay stw loogu xamdiyo nimcooyinkiisa faraha b...
Saturday, October 4, 2014
-
Qalin jabinta ardayda jamacadaha somaliland xal ma loo helidoona??
Bismilaah marka hore waxa mahad oo dhan iska leh allaaha wayn (SWT) EE Inaga dhigay umad islaam ah Intaa kadib waxan mahad gaar ah uu soo jeedinayaa saxafada madaxa banaan ee ka hawl gasha dhamaanba dalka Somaliland iyo guud ahaan...
Thursday, October 2, 2014
-
Hambalyo Meher Wacan; Muxiyadiin Aw Yuusuf Ayaanle Iyo Muuna Aadan Cumar
DHamaan dadkan hoos ku qorani waxay hambalyo meher wacan hawada u marinayaan muxiyadiin aw yusuf ayaanle iyo marwadiisa muuna aadan cumar oo maanta meherkoodu ka dhacay magalada hargaysa gaar ahaan huteel maansoor
AQALGALKIINA ...
Thursday, October 2, 2014
-
Sanad Baa Hadhaye Sanduuqyada Buuxsada Dhulanka Wada-seesta Waa Sidaad Garateene!.
Boobka dahsoon ee aan hadana la dadi karin dadku inuu ogyahay Alla yaa Duulka u Sheega
Wax waliba qiso ayaa keenta in bulasho is weydiiso hadba wax aad loo hadal hayo. Somalilandna 3dii sanadood ee ugu dambeeyey waxa aad la isk...
Thursday, October 2, 2014
-
Darxumada Caruurta Qore: Abdirisaaq Mahamoud Mahamed.
dhaawacyo aad u halisa ayaaa soo gaadhay isaga laakiin ma helen cid daryeesha oo eegta isla waxoogaa kadib isaga oo sii luudaaya
Ooh waa uu dayacan yahay waxa uu kala kulmay waalidkii naxariis la aan iyo daryeel la aan waxa u...
Thursday, October 2, 2014
-
Ambabaxa Xukuumadda Kulmiye 2015 By Mukhtar Cilmi.
maanta, waxaa aan qarsoonayn taageerada isa soo taraysa ee xisbiyadda mucaaradka iyo maalinba maalinta ka danbaysa dadka ka sii
Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.
Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada ...
Thursday, October 2, 2014
-
RRU KA OOYDEE,OPU NA WAY IMAN INDHAHIINA OO SHANA.
Aslaax Miyaad U Argtaan Ciidanaa Abuurtaan,Oo Afreeya Kii Hore,Iintu Meesha Ay Tahay Waynu Wada Ogsoonee.
BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM
S.C.W.R.W.B.
Salaantaas Islaamka ka dib waa tii khaaska u ahayd bahda hadhwanaagn...
Thursday, October 2, 2014
-
Haweenay Somaliyeed Oo Ku Biirtay Kooxda Islaamiga ah ee Daacish
Hargeisa(Wajaalenews);Haweenay Somaliyad ah oo dhallinyaro ah oo ku noolayd Magaalada Bristol ee Dalka Ingiriiska, ayaa la sheegay inay ku Biirtay Kooxda Ka Dagaallanta Dalalka Ciraaq iyo Syria ee Daacish.
...
Wednesday, October 1, 2014
-
Sawirka Dhabta Ah Oo Ka Turjumaya Xalaada Siyaasadeed Ee Somalida Maanta Iyo Amin Arts
HARGEISA(Wajaalenews) Sawirka Dhabta Ah Oo Ka Turjumaya Xalaada Siyaasadeed Ee Somalida Maanta Iyo Amin Arts
...
Wednesday, October 1, 2014
-
XILDHIBAAN MUSTAFE SAYID OO TACSI U DIREY QOYSKII, EHELADII, QARAABADII, UU KA BAXAY TALIYIHII SALDHIGA BOOLISKA EE DEGMADA ARABSIYO EE GOBOLKA GABILEY
Xildhibaan Mustafe Sayi Dabokor Oo Ka Mid Ah Xildhibaanad Agolaha Deegaanka Degmada Gabiley Ayaa Tacsi Tiiyaanyo Leh Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii Iyo Shacbiga Somaliland Ee Uu Ka Baxay Taliyihii Saldhiga Booliska Ee De...
Wednesday, October 1, 2014
-
Nafaqo Darrada Caruurta SH, Jaabir….
Caruurta u dhimata maalin walba ama u jiifta nafaqo darradu waa wax dhibaya bulsho kasta oo ku dhaqan dunida guudkeeda,gaar ahaan wadamada faqiirka ah.
Gaajada iyo cudurada ayaa ah kuwan isku bahaystay sidii ay aafo joogto ah u...
Tuesday, September 30, 2014
-
GUURTIDU MA SHAAMBADDII XIRSIBAA?
Waxa jira dhaq-dhaqaaq ay Madaxtooyadu wado oo ay ku rabto inay boobto xubnihii ay Guurtidu ku lahayd gudida doorashooyinka. Wasiirka Madaxtooyada, ayaa la soo galay golaha guurtida isagoo gacanta haya nin uu rabo inay guurtidu ka...
Tuesday, September 30, 2014
-
“WAxaan Shacbiga Somaliland Ogaysiinayaa In Awrkii Ratiga Ahaa Ee Axmed-Siilaanyo Lagu Aaminay Uu Raad Arooryo Ku Hoggaamiyey”- Muj. Cali Xaraaro.
“Madaxweyne Siilaanyo waxaan xusuusinayaa In Ismaaciil Buubaa Oo U dhashay Hargeysa-ba Uu Dalka kaga Maqan yahay Fikirkiisii Faderal Soomaaliya
"Ninka Yidhi Anigay Iga go'daa laantan diristeedu,
Gedigoodba Anigaa Metela G...
Monday, September 29, 2014
-
Halkay soomaalidu ka soo jeedaa?Cali Coomay
1. Aragtida kowaad: bulshada midabka madow lihi waxay ka soo jeedaa “xaam”. Markaa soomaalidu waa dad madow ah, oo an carab ahayn. Fikradan waxa aaminsan qoraaga la yidhaa. Prof: Cabdalle cumar mansuur ee qoray buugga la yidha...
Saturday, September 27, 2014
-
Hambalyo Sidaad Hebel u Jiidh-jiidhay!
Masuuliyiinta Dawlada ee u heegan inay Dalkooda iyo dadkooda u adeegaan islamarkaana shacabku ay u ogyihiin, waxaa u wanaagsan in ayna isku mashquulin shakhsiyaadka caadaystay xumaha iyo xag-xagashada . haddii aad ogaan-lahaydeen ...
Friday, September 26, 2014
-
Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Horumar Balaadhan Ku Tallaabsatay
Hargaysa-(Wajaalenews)-Rugta ganacsiga ee Somaliland ayaa mudooyinkan dambe waxay ku talaabsatay horumar iyo wax-qabad aad u balaadhan oo dhinacyo kala duwan leh, kuwaasi oo ay ka mid yihiin in carwooyin ganacsi oo badan ay dalka ...
Friday, September 26, 2014
-
Hogaamiyaha Xumi waa sida taayir duuga (Daalay)(Badleadership is like a Old tire. It’s very hard to go anywhere until you change it)
“Astaamaha Hogaamiyaha XUN” (Traits of Bad Leader)
marka hore waxaan salaamayaa ummada reer somaliland, waxa maqaalkan igu dhaliyay markaan arkay xaalada dalku marayo iyo waliba hogaan xumada inagu dhacday (Mismanagement).
...
Friday, September 26, 2014
-
Maxay Iska Shabahaan Ciidamada RRU-da Iyo Cudurka Ebola? By. C/raxmaan M. Cali
Marka laga hadlayo Ciidamo wadan leeyahay gaar ahaan Bileyska waxa ay shaqadoodu tahay inay u adeegaan bulshada, oo ay ilaaliyaan naftooda, sharaftooda iyo hantidooda, waxaana mabaadiidooda ka mid ah fulinta sharciga iyagoo hab ca...
Wednesday, September 24, 2014
-
Afhayeen Dhuxul Waxaan Leeyahay ‘Xiitoy Masoo Hoysan Karo Oday Xagaystaaye Xidhka Gaadahaa Ugu Jiriyo Aar Xabeebsaday’
Waxan maalmahan dambe media ku arkaayay Afhayeenka Aqalka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo hadal dhan walba u orada kaleh dhawr jeer
waxana markii ugu dambaysay uu weerar naf la caarida ku qaaday Xildhibaanada ...
Tuesday, September 23, 2014
-
Horta Marka Dawlad La Noqdo Maxaa Faqash Loogu Hadal Eekaadaa?
Habeen ayaa anaga oo gaadhi wadana lana joojiyey gooladda u dhexeysa dhakhtarka iyo Madaxtooyada. Qiyaastii waa 1993 gii. Askarigii taraafikada ahaa oo taagnaa ayaa intu na gartey aniga iyo nin ila socdey oo la yidhaa Hussein Abdi...
Tuesday, September 23, 2014
-
Waxaa La Igu Khasbay Si La Ii Yeesho Inaan U Baahdo Waxaanan U Baahnayn; Qalinkii Mohammed Dirir
Hargaysa(Wajaalenews)Dhamaanteen Waxaa Aan isweydiinaynaa Maxaa Looga Jeedaa Waxaa La Igu Khasbay Si La ii Yeesho Inaan u Baahdo Waxaanan U Baahnayn Waayo Maaha Mid La Wada Fahmi Karo Sababtoo Ah Qofka Sidan Leh Waxaa Loo Qaadanay...
Monday, September 22, 2014
-
Saxaafada La Xidhaa Ma Iyadaa Khaldan Mise Xukuumada Ayaa ka Khaldan??? Qalinkii Nimco Baashe Cabdi
Marka hore waad samaantiin akhristayaasha meel kasta oo uu maqaalkan idinka soo gaadhayo, intaas hadaan kaga gudbo salaan ka bacdi aan u daadago, ujeedada ama hadafka igu kaliftay inaan qalinka u qaato maqaalkan,kolay qofkasta wuu...
Monday, September 22, 2014
-
Bahda_Qoraaga_Qalinka_maanta Waa Dhaliyaro Ku Bahowday Qalin Ama Qoraalo Soo Bixi Doona Bil Walba Hal mar.
Ujeedada Aaan U Samaynay Uruurkan #Bahda_Qoraaga_Qalinka_maanta.. waxay u socotaa dhamaan wax walba oo wax tar iyo qalin u bahan malinka manta ah, waa ujeedo u gaar noqon doonta dhamaan bulshada rer somaliland... *****************...
Sunday, September 21, 2014
-
Madaxweyne Ardayda New Generation Maxay kaa Gallabsaddeen?
Bisinka Illaahay iyo Saliga Rasuulka, ayeynu ku bilaabmaynaa, si balaayooyinka Sun sumay ee Salaq Salaq lihi inoo hareer maraan.Duco iyo balaayo xijaab intaasi inagagga Fillan. waxan maanta qallinka uqaatay oo aan doonayaa innaan ...
Sunday, September 21, 2014
-
Awr Markii Horeba Dheelliyayey Oo Haddana Dhinac Laga Raray!!!
“Ciyawgii Habeen Dhawaaqay Wuxuu Ka Cawduu Dareemay!!!”
W/Q: A. A. Ciidle. Hargeysa, Somaliland
Guubiskii madow dhegaha way ugu gammuuraane
Waana geela bacawgii si baa loo gol leeyahaye
Garruudkii hayin ahaa marbuu...
Friday, September 19, 2014
-
DALXIIS TAG OO ISA SOO DIL???
Kuwii yurub joogayna waaxa loo taagu taag la' yahay inay joogaan oo noolaadaan
Waxaad xiliyadan danbe maqlaysaa , hebel wuu dalxiis tegeyaa , oo tigidh(ticket) (go) tegitaan keliya ayuu soo goostay oo aan dib loo soo noqona...
Thursday, September 18, 2014
-
Maayar Soltelcoy Arradna Waa Dan Uskagna Waa Doqoniimo, Qore:Mohamed Osman Hassan.
hargaysa waxaan odhan karaa waa caasimad nasiim daran wali hargaysa nasiim uma helin maayar daacad ah karti badan maamul yaqaan ah la jaanqaada baaxada
hargaysa waxaan odhan karaa waa caasimad nasiim daran wali hargaysa nasiim ...
Thursday, September 18, 2014
-
Scotland (YES) iyo England (NO) keebaynu taageernaa?; Faysal Cumar Madar (faysal qumuj)
Khamiista bari ah ee 18ka sebtembar waxay dadka Scotland qaadi doonaan talaabo taariikhiya. Waxaanay haystaan fursadii ay Aftida ugu qaadi lahaayeen in ay Madaxbanaani kaqaataan England iyo in ay kusii hoos jiraan Taashka Boqorada...
Wednesday, September 17, 2014
-
Muhiimada diwan galinta Madaniga ah Iyo Majaro Habowga Xusbiyada Mucaaridka’
Maalmahaa waxaa la hadal hayey warar badana ay ka soo baxayeen diwaangalinta doroshooyinka iyo ta mawaadiniinta waxa ka dhashay muran badan oo xaga xisbiyada iyo xukuumada
Sharcigii diwaangalintuna waxa uu horyaala barlamaanka ...
Wednesday, September 17, 2014
-
Ma Raysal Wasaare Ayaynu Leenahay??? Qoraa:-Xuseen siyaad cilmi {mataan}
Sideedaba Somaliland waxay soo martay marxalado farabadan oo ilaa maanta ay dadkeedu ay ku nool yihiin nabad iyo barwaaqo una soo samray wixii dhib ka soo gaadhay colaadihii kala duwanaa ee soo maray , waxayna dadkeedu marna ilawi...
Tuesday, September 16, 2014
-
Wadaniga Dhabta ah Allow Dhawr;Qalinkii Cabdiqaadir Cabdillaahi Caydiid.
Maqaalkan, waxaan taageero ugu fidinayaa Xildhibaan Bashiir Sheekh Xuseen Tukaale oo caddeeyey sida ay uga go’an tahay in la qabto diiwaangelinta Madiniga ah, taasina ay tusaalle fiican u tahay muwaadinimadda dhabta ah ee cidka ...
Monday, September 15, 2014
-
Madaxweyne Siilaanyo Waxa uu Mutaystay In loo Maamuuso sidii Nelson Mandela
Maalmaha adduunyada midba waxay leedahay xasuus gaara iyo taariikh gooni ah oo lagu xasuusto, taariikhdu waa astaanta ummadeed taasi oo u iftiimisa waayihii ay soo mareen dhinac kasta oo ay tahayba, taariikhdu waa hagaha ummadeed ...
Monday, September 15, 2014
« Previous Page — Next Page »
|
|