ARTICLES
-
How Can Somaliland President Achieve His Transformational Developmental Agenda?By;Ahmedyasin.
Somaliland President Muse Bihi Abdi’s development agenda Has been consistent from his campaign trail pronouncements in 2017 to his tenancy at Presidency Palace. The President frequently and consistently stated that his administr...
Saturday, October 31, 2020
-
Ujeelanaanta Shacabka Somaliland Hogaamin, Aragtiyo Cusub Iyo Rejada Laga Qabo In Ururadii Siyaasada La Furo!
Guud Ahaan shacabka Somaliland marka aad eegto una kuur-Gasho wax ay ka mideysan yihiin waxaa kow ka ah rajo beelka Asxaabta siyaasada Somaliland ee maanta iyo in aanay soo wadin yididiilo wanaagsan oo qarankani ku gaadhi karo hii...
Wednesday, October 28, 2020
-
Siyaasadda Waa Loo Samraa Ee Lama Sardhiyo!!W/Q;Cabdiraxmaan Cadami.
Qofku rag iyo haween ba in uu damac siyaasadeed yeesho waa wax wanaagsan, waana qariisad rabbaani ah oo dadka qaarkood ku abuuran. Sida ay u kala hanweyn yihiin ayay ugu kala duwan yihiin heerka uu doonayo in uu siyaasadda ka gaad...
Monday, October 26, 2020
-
Xujadii Laysku Xajiimaynayay Warkeedu Saw Muu Caddaan!!Prof Cabdi Cali,
Innamadii Xalay isoo waydiiyay imaatinka Maxamed sidii aan anigu dawladda haysto, waxan ku idhi yaynaan degdegin ee warku ha inoo soo wada baxo; immika waxay u egtahay in ay caddaatay in Maxamed aanu wali iman ee uu rabo in uu yim...
Saturday, October 24, 2020
-
Daruufaha ku gadaaman qabsoomida shirweynaha Ururka Qareenada Somaliland SOLLA
waxaan maqaalkan ku soo qaadanaya qoraal aan kaga hadlaayo xaaladaha ku gadaaman qabsoomida shirweynaha ururka qareenada somaliland {SOLLA }
waxaan si kooban idin kula wadaagi doona Qodobada ay ka midka yihiin kuwa hoos ku xu...
Thursday, October 22, 2020
-
Nuxurka Buuga (The Compound Effect).Q/4aad. Soo Ururintii: Axmed Cali Kaahin.
Cutubka 3aad : Caadooyinka.
Qaybtan bandhigeedu uu qoraagu udoortay waa Caadooyinka iyo Dhitaynta Saamayntooda. Aristotle waxa laga qoray “ waxaynu nahay waxaynu qabano” dadka jihada hore u socdaa waxay waddaagaan dhufsane ...
Wednesday, October 21, 2020
-
Madaxweyne Biixi In Uu Dalkii Iyo Dadkii Baabiinayo Waxaa Cadeyn U Ah Sida Uu UDhaqmayo!!W/Q;Najiib Ismaaciil.
Waxaan Markhaati Loogu Baahnayn Soomaalidu Waxey Tidhaahdaa Nina Afkiisa Lagama Xaalsiiyo, Inkastoo Madaxweyne Biixi Afkiisa inooga Sheegay, in aanu Dalka iyo Dadkaba u haynin Wax Qorahe ah oo uu inaku Maamulo oo aanay uga Dambayn...
Tuesday, October 20, 2020
-
M. Biixi Iyo Bootaan Ee Kulankii Burco!!.
faysal Cabdi Bootaan Waxa uu kamid ahaa dhalinyaradii 1983 Keenadiidka ahayd ee ku biiray Jabhadii hubaysnayd ee SNM ee dalka ka curtay oo ay markaa horkacayeen Col.Abdulqadir Koosaar, Col. Aadan Shiine iyo Col. Maxamed Kahin.
...
Tuesday, October 20, 2020
-
Waxa La Inooga Baahan Yahay In Aynu Qorshihii Umadeena Iyo Hiigsigii Boqolka Sano Ee Soo Socda!W/Q; Maxamed Dhimbiil.
Aduunku Wuu Socdaa wax kasta oo bilaabmaa wuu dhamaadaa , taariikh ayuun baa ka hadha iyo maxaa dadkii xiligaasi noolaa ay ka yidhaahdeen ama kaga gudbeen caqabadaha soo waajahay , markaa ilama aha in aynu wakhti badan isaga lumin...
Monday, October 19, 2020
-
Munaasibadda Qalin-jebintii Tobnaad Ee Jaamacadda Burco Hurinta Gu’ga (2020)WQ:Cabdinaasir A, Abraham.
Ilaahay baa mahadleh igu simay in aan erey ka idhaa, Munaasibaddii qalin-jabinta ee jaamacadda Burco, gaar Ahaanna ereygii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka yidhi. Waxa Aan hore u daawaday 26 khudbad qalin-jabineed oo jaamacado kala...
Monday, October 19, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Maalinta Uu Qoyskiisa Ugu Dabaaldagayo Company Uu Furanayo Ayuu Reer Saaxil Kusii Ogeysiiyaa In Uu Dekedda Xadhiga Ka Jarayo!
Maalmhanba Waxa Si aad ah Loo hadalhayey, in Socdaalkii Madaxweynaha ee Gobolada Galbeedku ahaayeen, kuwa Guuldaro Kusoo dhamaaday Maadaama aanay habayaraatee, Jirin Mawduucyo Siyaasadeed, oo midha,-dhal ah Kuwa Mustaqbal, oo ...
Saturday, October 17, 2020
-
Maxaa Qaranka Somaliland Uga Meelyaala Ragga Ku Kaca Kufsiga Iyo xad-gudubyada Jinsiga Ee Ka Dhanka Ah Haweenka?W/Q;Eng Xuseen Dayr.
Nin Kasta Oo In Uun Damiir leh; Waajib Diimeed, mid Dadnimo iyo mid Bini'aadanimo ayaa inaga saaran in aynu si dhab ah ula dagaallano Kufsiga iyo Xad-gudubyada Jinsiga ah ee ka dhanka ah haweenkeena iyo gabdhaheena.
Ma jiro nin...
Monday, October 12, 2020
-
Madaxweyne Biixi Halkuu Gabiley Ka TaaganYahey Waxa Tusaale Inoogu Filan Sidii Uu U Inkirey In Qalinjabinta Jaamacada Lugta Sii Galiyo, Dabadeedna Boorama Ugudbo!
Soomaalidu WaxeY Tidhaahdaa Nin Fadhigaaga Arkaya Looma Sarajoogsado, In Badan Ayaan Ka Hadley, Nasiib Darada iyo Rajo La,aanta ay Gabiley Ka Mudatey Madaxweyne Ay u Qiiroodeen, Laakiin ay Kala Kulmeen Waxaanay Filayn inkastoo Muu...
Monday, October 12, 2020
-
Hogaanku Wuu Tegi Doonaaye,Hal Aynu Isla Ogaano!Q/W Maxamed Dhimbiil.
Jamhuuriyada Somaliland waxa iska soo badelay shan Madaxwayne oo uu hadda joogo madaxweynihii shanaad ee qaranka Jamhuuriyada Somaliland ka dib markii ay Somaliland qaranimadeeda dib ugala soo noqotay Somalia 18-May-1991.
M...
Sunday, October 11, 2020
-
Ma Bannaana In Marin-habaabin Lagu Sameeyo Shuruucda Iyo Ra’yul-caamka Bulshada!
Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland iyo xeerarka kale ee dalku si cad ay u kala saareen Xukuumadda (waaxda fulinta) ama Hay'adaha Xukuumiga ah ah ee hoos taga waaxda fulinta iyo Hay'addaha dowladda ee sida tooska ah uga madaxbannaa...
Sunday, October 11, 2020
-
Isbarbar Dhiga Sida Madaxwayne Biixi Xilalka Qaranka Ugu Qaybiyay Goljano Iyo Gabiley!
Tan Iyo Intii Uu Xilka Madaxwaynaha la Wareegay Muuse Biixi Cabdi Waxaa soo kordhaayay tabasho badan oo farta ku fiiqaayay xukuumada Madaxwayne biixi, kuwaas oo loo tirinaayo in ay gacanta u gashay beesha galbeedka Hargeysa, bal...
Saturday, October 10, 2020
-
Nuxurka Buuga (The Compound Effect). Q/3Aad Soo Ururintii: Axmed Cali Kaahin,
…waxay imoo joogtay in aan raadkeena markasta daba gurno, Waxa uu qoraagu kusii daray “in aad masuul ka noqoto waxaad qabanayso, sidaad u qabanayso iyo sidaad uga jawaabayso,” ganacsada caanka ah eer Richard Brndson oo u war...
Saturday, October 10, 2020
-
Dhalashada Somaliland Iyo Jabhaddii SNM Ma Wadaagaan Wax Taariikh Ah!Cabdi Cali.
Sheeko Iguma aha ee waan soo taagnaa; SNM waa saddex xaraf; S tu ma aha Somaliland ee Waa Somali. Markii Siyad Barre la jabiyay ee laga saaray Xamar, golboladii Waqooyina ay SNM si buuxda gacanta ugu dhigtay, hoggaankii SNM iyo sh...
Saturday, October 10, 2020
-
Budhcada Boobka Caadaystay Iyo Cabashada Dadweynaha!
Waxaaan Ka Mid Ahay Dadka Muwaadinka Ee Kasoo Guryo Noqday Wadanka Debadiisa,Sanadkii Ugu Danbeeyay Waxaan Deganaa Magaalada Hargeisa Oo Aan Aan Ganacsiyo Kala Duwan Ka Sameeyay.
[caption id="attachment_122881" align="a...
Friday, October 9, 2020
-
Yaa Aas-Aasay Diinta La Magac Baxday Casrigan Ibrahimiyada?W/Q;Khadar Aar.
Ereyga 'Abrahamic Religion' Diinta Ibraahimiyada ,wuxuu soo ifbaxay Sanadahii kontonaadkii ee qarnigii la soo dhaafay, isticmaalkiisuna si aayar aayar ah ayuu u faafay.
Waxa uu ka mid ahaa Fikirkani Ibraahimiyadu ,Caqliyeyntii ...
Friday, October 9, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise, Qandaraasleyaasha Kham-khama?W/Q;Cabdiraxmaan Cadami.
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay’adood oo ka mid ah hay’adaha dawladda. Runtii aad ayaan ugu farxay muuqaalka guud oo ka kooban dhawr dabaq, bilicsan iyo farshaxanka na...
Friday, October 9, 2020
-
Madaxweyne Biixi Hore Wuxuu U Yidhi Gabiley Waa Xaafad Hargeysa Katirsan Maantana Dhagax-Kuure iyo Arabsiyo Ayuu Yidhi Daarasalaam Halagu Darro!
Ma Waxeydin Maalin Walba Sacabka U Tumi Nin Idin Neceb Isir iyo asraarba oo Hore Loo Arkey oo Maalmo badan loo soo Joogay Waxa Uurkiisa Kujira ee Afku Ka Xadey, Haday Noqoto Beelwaynta Jibriil Abokor oo Awal hore haystey Ragii Rag...
Thursday, October 8, 2020
-
“Miyay Wali Dhiirgaliyayaasha Noloshu Idinku Yidhaahdeen, Qaddar Alle Iyo Calaf Baa Jira”!prof Cabdi Cali.
Somalidu waa dad dhaqankooda iyo diintoodu isla fal-galeen, halkaasna waxa ka soo baxay sida qofka Somaliga ahi uu u ahaa ruux ka soo dooga caqabadaha adag ee nolosha mid dabiici ah iyo mid dad samee ahba.; wuxu ahaa qof leh adk...
Wednesday, October 7, 2020
-
Sirta Farta Masaaridii Hore (Hieroglyphic) & Soomaaliga!W/Q;Prof Gees
Sirta Farta Masaaridii Hore (Hieroglyphic) & Soomaaliga!W/Q;Prof Gees.
Afkii qalaad ha moodin
Carrabku qaldimaayee
Sidii caanaha qudhqudhiyaay
Ereyada aan kuu qoro qumaati
Ugu bogo ‘Aa Ee Ii Oo uu’.
X...
Wednesday, October 7, 2020
-
Hogaan Xumo Waa Waxii Jamhuuriyadii Somalia Kala Dilay, Ee Isku Dilay Ee Halkaa La Taagan Yahay 60 Sano Ka Dib Ina Dhigey!!
“Doorashooyinka Soo Socda Ee Somalia Ma Noqon Karaan Qaar Gobolka Geeska Africa Wax Ka Badela?Maxamed Dhimbiil
Dhaqanka siyaasadeed ee loo yaqaan qaybi oo xukun iyo reerba reer kale ugu tilmaan in ay cadawgooda yihiin waa d...
Friday, October 2, 2020
-
Nuxurka Buuga (The Compound Effect).Q/2aad!Soo Ururintii:Axmed Cali Kaahin.
Waxay inoo joogtay in qoraagu sheegay in aanu waligii maandooriye isticmaalin taas oo saaciday horumarkiisa. dhinaca kale wuxuu soo ban dhigayaa qaaciido uu hindisay taasi soo tilmaamaysa in shoqo yar, laguna ladhay doorasho, iyo ...
Friday, October 2, 2020
-
Nuxurka Buuga (The Compound Effect) Q/1aad.Soo Ururintii: Axmed Cali Kaahin.
Buuga Waxa Qoray Darren Hardy oo Maraykan ah kuna takhasusay horumarinta iyo dhiirigalinta dadka sidoo kale Maamula warsidaha caanka ah ee ka warama dadka guulaystay lana yidhaa Success magazine. Xilal badan qabtay iyo tababaro ca...
Tuesday, September 29, 2020
-
Kootada Korontada Sompower Iyo Kaddeedka Bulshada Ee Naf Iyo Maalba Leh!!Warbixin.
Hargeysa(W,N)- Shirkada Kootada loogu xidhay Laydhka Magaalada Hargeysa ee Sompower, ayaa kadeed iyo tacadi joogto ah, ku haysa bulshada ku dhaqan Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland, gaar ahaan Magaalada Hargeysa oo ah Caasimada ...
Tuesday, September 29, 2020
-
Hambalyo Meher; Khaalid Cabdiqaadir Muxumed Iyo Habi Aadan Ibraahim Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargaysa.
Waxaan Halkan Hambalyo Meher Wacan Iyo bogaadin uga Diraynaa Mudane Khaalid Cabdiqaadir Muhumed Iyo Marwadiisa Habi Aadan Ibraahin Oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Magaalda Hargaysa Waxaan Leeyahay Noqda Qoyskii isku waara Ee ub...
Monday, September 28, 2020
-
Guban View: Agriculture Minister, Ahmed Muumin Seed, Must Go!
The time has come for Ahmed Muumin Seed, Agriculture Minister to go. The damage he has done to Somaliland Agriculture the country can’t ignore anymore. His decision to give a whopping 2,000 hectares of Wajaale Plains, the best a...
Monday, September 28, 2020
-
Gubistii Laydhka Ee Gurigayga Iyo Garowshiiyo La’aantii Sompower. Qalinkii;Cabdicasiis Bashiir Nuur.
Habeen Khamiis ah, Oo Taarikhdu Ahayd;
23-kii September 2020-ka 10:30-kii Habeenimo, ayaa Gurigaygaa oo ku yaala Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Xaafada Sheekh Nuur waxa qabsaday Dab ka dhashay Laydhka Guriga ku jira, gaar ahaan...
Sunday, September 27, 2020
-
Aragtida Ah In Jamhuuriyad Geeska Africa la Yidhaahdo Ay Dhalato Amaba Midnimo Gobolka Ahi Suuragashaa Mustaqbalka Dambe , Waa Wax Dhici Kara!
Dalalka Geeska Africa waxa ku nool qoomiyado kala duwan oo aad u badan oo kala afaf ah , kala diimo ah , laakiin isku dhow dad ahaan marka xaqiiqada loo dhabo galo , ahna dad uu Alle meel kuwada beeray.
Ka fursan mayso in nabad...
Sunday, September 27, 2020
-
Madaxweyne Biixi Hadii Uu Ganacsade Noqdey Dalkii yo Dadkiiba Wuu Khiyaameeyay!W/Q;Najiib Ismaaciil.
Madaxweyne Biixi Hadii Uu Ganacsade Noqdey Dalkii yo Dadkiiba Wuu Khiyaameeyay,Baaralmaanka Tagayaa Maxay Maamuus Ka Xayuubin Ugu Samayn Waayeen.W/Q;Najiib Ismaaciil.
Waxeynu Ognahey Hogaamiye Kasta, Oo Dunida Caalamka Maanta D...
Sunday, September 27, 2020
-
Xulafaysi Mise Nabadayn Bariga Dhexe! Qalinkii:Axmed Cali Kaahin.
Haddii la odhan jiray Carabi waxay ku heshisay in aanay waligeeed hashiin maanta qaar Carabta kamidi waxay ku heshiiyeen in falastiin la cuno galin horeba. Dawlada israaiil waxay raadinaysay waligeed in xidhiidh la samaysato wadda...
Tuesday, September 22, 2020
-
“Madaxweyne Biixi Haddii Saajin Seedigii Noqdey, Oo Laabta U Tumayo Anaguna Reer Gabiley Haddaanu Nahay Saylici Ayaa Inankayagiiya…Najiib Ismaaciil.
Raqba Waa Ku Rageede Dulmiga Cadaalad Darada, Hadal Xumaanta Bakhaylnimada,Kalsooni darada,Balanfurka, Axdi La,aanta iyo Xinjirifajaaskuba Waa Mid aad gaar u Leedahay oo aanay Cidi kula Wadaagin Madaxdii Somaliland soo Martey oo d...
Monday, September 21, 2020
-
Dorashooyinka Somaliland Waa 2022! Qore; Khadar Ibrahim.
Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.
Baryahan waxa ka socda gobolada somaliland kacdoon diidma ah kuna saabsan qabashada doorashooyinka iyo saamiga lagu galiyo, arinta kow waxa ka seexda cabdiraxmaan cirro marku ahaa g...
Sunday, September 20, 2020
-
Isbadelada Gobolka Geeska Africa Iyo Isku Ekaanshaha Xaaladaha Siyaasadeed Ee Dalalka Somaliland Iyo Somalia!!
Somalia Waxa Mudo dheer la isku haystay doorashooyinka iyo Sidii ay u qabsoomi lahaayeen, nooca ay noqonayeen iyo Waliba xiliga la qabanayey, dabcan waxa jiray aragtiyo iyo kala Fogaansho uu arinkaasi keenay.
Waxa haddaba h...
Sunday, September 20, 2020
-
Qorshaha Cusub Ee Shaqaalaha Dawladda Somaliland Guryaha Loogu Dhisayo!W/Q;Mustafe Dheereeye.
Guud Ahaan shaqaalaha Dalku waxuu horumar sameeyaa Marka Dawladda ama maamulka uu ka tirsan yahay ka kafaalo qaado Hoygii uu ku noolaan lahaa ee uu ubadka ku korsan lahaa, baahidaasi marka ay ka qarsoonto waxuu habsami u gudan k...
Friday, September 18, 2020
-
Guban View: Kudos To President Bihi For Bringing Big Commodity Trader Trafigura To Berbera Oil Terminal.
The Bihi administration got it right for bringing to Somaliland, Trafigura Group Pte, the world’s second-biggest independent oil and industrial metals trader. Trafigura will help Somaliland Government’s efforts to transf...
Wednesday, September 16, 2020
-
Guddi Boggaadin Mutaystay!! W/Q;Maxamuud Walaaleeye.
Mar Kale, Ayaa Yididiilladii umaddu kobocday, xafiiska qandaraasyadda qarankuna ugu yaraan wuxuu kor u qaaday rajadda shacbigu ka qabay in la qaado talbooyin ku salaysan caddaalad iyo horusocod-nimo. Iska caashaq maaha iyo amaan m...
Tuesday, September 15, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|