ARTICLES
-
Ka Qayb Qaado Dibudhiska Masjidka AL AQSA Ee Magaalada Hargeysa
Waxa dhammaan laga codsanayaa ummadda muslimka ah, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed inay ka qeyb qaataan dib u dhiska Masjid Al Aqsa ee ku yaalla Xaafadda Xero Awr ee Magaalada Hargeysa.
Haddaba Wixii tabarucat ah ee aad ku darsan...
Saturday, October 25, 2014
-
“Gabiley iyo roob galbeed midkoodna hadduu galbado gadaal uma soo noqdo” w/q. Aa.ciidle
Sida lagawada warqabo waxaa baryahan sii kala sii-siibanaya dadwayanaha gobolka Gabilay iyo Xukuumadii ay soo doorteen,oo iskala sii dhacaya xaraar dheer oo haaddaan ah waxaana muuqata in hada waxii ka dambeeya u sii muuqda in ay ...
Saturday, October 25, 2014
-
“Sida Anagoo Kale Il-bax Miyaydaan Aheyn!W/Q:- Amal Maxamed Maxamuud MM. Kastam’
Tukayaasha duulaa,
Warka waysu tebiyaan,
Waa af-tahan Qudhaanjadu,
Geeluna tawaawaca,
Kolka biyaha loo tubo,
Ways tibaax-yaqaannaa.
Ereyadaasi waxay ka mid ahaayeen Maansadii Tanaad Alle ha u Naxariistee uu curie...
Friday, October 24, 2014
-
Isku Beddelkii Madaxweyne Siilaanyo ku Sameeyey Badhasaabyada Dalka Gobolladee Ku Aflaxay? Qalinka Mawliid Aadan Cumar
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), wuxu isku beddel guud ku sameeyey Guddoomiyeyaasha gobollada dalka sannadkii 2013-kii. Isku beddelkaas oo Madaxweynaha dalku ku dardar-gelinayay dhaqaajinta Maamulka ...
Friday, October 24, 2014
-
Hambalyo Meher Wacan;Boqor Mustafe IId Cumar iyo Marwadiisa Saamiya Axmed Maxamuud
Aabo Xuseen Yuusuf , Hooyo Luul Jaamac Buuni , Siciid Xuseen Yuusuf IYO Xaaskiisa Foosiya iid Cumar C/Kariin Siciid Xuseen ,Yaxye Xuseen Yuusuf ,Fu.aad Xuseen Yuusuf ,Sacad Xuseen Yuusuf Gudoon Xuseen Yuusuf ,Jimacaale Xuseen Yuus...
Friday, October 24, 2014
-
Masraxa Farshaxan ka Siyaasada Dalka Iyo Durufaha ku Xeeran ;DAAWO SAWIRKAN
Masraxa Farshaxan ka Siyaasada Dalka Iyo Durufaha ku Xeeran ;DAAWO SAWIRKAN
...
Friday, October 24, 2014
-
Gabiley Maalinta Gudomiye Shucayb Iyo Xoghayihiisa Musuqa Ku Saaxiibay Xilka Laga Tuuro Uunbay Magaalooyinka Kale La Mid Noqonaysaa . W.Q. C/Najiib Nuur Ismaaciil .
Waxa Aan Marka Hore Salaanta Islaamka Ku Salaamayaa Dhamaan Warbaahinta Somaliland Ee Ka Qayb Qaadanaysa In Ay Baahiyaan Maqaalkaygan , Waxa Kale Oo Aan Aad Ugu Mahadnaqayaa Dhamaan Bulshaweynta Reer Somaliland Ee Akhrisanaysa Maq...
Wednesday, October 22, 2014
-
Ogaysiis Muhiim Ah Oo Ku Socda Dhamaan Dadkii Sida Tooska Ah Ugu Xidhnaa Shabakda Wararka Qodaalnews .
Gabiley (Wajaalenews)- Dhamaan Waxa La Ogaysiinayaa Macaamiishii Sida Tooska Ah Ugu Xidhnaa Shabakada Wararka Qodaalnews In Ay Shabakadu Hawada Ka Maqnaan Doonto Mudo Dhan 24 ___ 48-Saacadood Oo Dhiganta 1____2 Cisho .
Waxaanu ...
Tuesday, October 21, 2014
-
Ogaysiis Ogaysiis
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacabka ku nool Hargaysa in Ay nagala soo qayb galaan bandhiga labada buug ee Baadidoon Iyo Beerta Qoyska ee ay kala qoreen labada gabdhood ee Qaaliga ku ah umada Soomaaliland ee Muna Axmed Cumar iyo...
Monday, October 20, 2014
-
Hambalyo Meher Wacan ;Boqorka bashiir Maxamud Cumar iyo Boqorada Saado Mohamed Aw Ahmed
Dhamaan Dadkan Hoosku qorani waxay hambalyo meher udirayaan Boqorka bashiir maxamud cumar iyo boqorada Saado Mohamed Aw Ahmed oo maanta meherkoodu kadhacay magaalada hargaysa gaar ahaan hutel mansoor waxayna heeliyinn guri galkiin...
Monday, October 20, 2014
-
HAMBALYO AROOS WACAN
Cabdiraxmaan Axmed Saleebaan, Mustafe Axmed Saleebaan Iyo Xaaskiisa, Carruurtiisa, Samsam Axmed Saleebaan iyo Saygeeda iyo Carruurteeda, Ifraax Axmed Saleebaan, Muna Axmed Saleebaan iyo Saygeeda iyo carruurtooda, Maxamed Axmed, Ma...
Sunday, October 19, 2014
-
Wadankayga Wax Shaqo Ah Waan ka Wayay Oo Waan Tahriibayaa; Qalinkii Nimco Baashe Cabdi,
Waxan salaamayaa dhamaan akhristayaasha maqaalkan, Intaa kadib waxaan rabaa inaan halkan ku soo bandhigo qoraal yar oo aan ka diyaariyay mid ka mida dhalinyarada Magaalada ee dhamaysatay jaamacada una baahan inuu shaqeysto, balse ...
Sunday, October 19, 2014
-
Wax Ka Baro Xanuunka Dilaaga Ah Ee Ebola W/Q Dr Mohamed- Yusuf Aw Cali(Dr Culimo)
HORDHAC: Xanuunka loo yaqaano Ebola Virus disease (EVD) oo wakhtiyadii
hore loo yaqaanay Ebola haemorrhagic fever waa xanuun dilaa ah oo ku
dhaca dadka iyo xayawaanka qaar ka tirsan. Qofka uu ku dhacaa wuxuu
u badan yahay d...
Sunday, October 19, 2014
-
Xil.Ibahim Buubaa Qoyskiisa Ayuu Qadiyada Iyo Madaxbanaanida Somaliland Ka Dhaadhicin Kari Waayay’
Ibrahim buubaayow aadigoo ogsoon in qoskiinu anu ogoleynba jiritaanka Somaliland oo ay habeen iyo maalinba ku hamiyaan baabiinta jiritaan jamhuuriyadda Somaliland.
Xildhibaan Buubaa Ayaa maantana waxa uu la shiryimid dhaleecayn...
Saturday, October 18, 2014
-
Madaxweynuhu Hadii Aanu Wadankoo Dhan Qabyaalada Iyo Eexda Ka Jirta Ka Warhayn Karayn Waxba Yuu Dambi Korodhsane Ha Tanaasulo By:Libaaxyare.
Ilaa waligeenba ma,qayluun baynu kujiri. iminka tusaale ahaan dawlada siilaaanyo wax bay qabatay laakiin cadaaladii
BISMILAAHIN ARAXMAANI ARAXIIm.
Marka hore waxaan salaamayaa saxaafada xorta ah iyo dhamaan shacabka somalila...
Saturday, October 18, 2014
-
Wasiirka Xirsi Waxaan Ugu Taag-Waayey Af-Soomaaliga Aad Qoreyso Iska Sax. “.
Qoraa Abdinasser Ahmed Ibraahim". E-mail: somaliland_author@yahoo.com, phone; 4442363
Hordhac:-wasiirku waa mid ka mida wasiirada ugu qoraalka badan, waa wasiir wax bartay, wuxu shahaadada ( Master) dalka ingiriiska, dhinaca ka...
Saturday, October 18, 2014
-
UCID ma Faysal baa mise waa Jamaal ? Waa qalinki Khadar ofo.
Hadaan tusaale idin siiyo waxa dhacday dhowr jeer inuu Faysal Cali uu ka qayb galay urur weynaha " The socialist international "
Hadaan maqaalkan ku bilaabo su"aal an toos idin waydiyo oo aniga runti shaqsi ahaan tayda inba...
Saturday, October 18, 2014
-
Maxay Oromo Doonaysaa?
Waa xaqiiq in tirro yar oo ubadan dhalinyaro xoog ahi u tahriibaan dhanka Yeman, balse badankoodu ku qanceen nolasha iyo dhaqaalaha ay ka helaan Somaliland
Qaybtii hore waxay inoo maraysay qiyaas ahaan dadka soogalaytiga ahi in...
Saturday, October 18, 2014
-
Xisbiga Waddani Ma Reer Baa Mise Waa Qaran?.
Cabdiraxamaan Xoog waa nin afku xoogle ah , qabyaaldista ah oo la ordaayo xaalad abuur iyo isku dir beelaha Somaliland
Waxaan halkan ka salamaynaa bulshawaynta Somaliland oo u soo bandhigaynaa arrin ugub ku ah dhaqanka iyo Si...
Saturday, October 18, 2014
-
Maxaa ka Dhalan Kara Shaqo La’aanta? Qaybta 2aad ;Qalinkii; Abdirisaq Cali Warsame (chicago)
Waxyaabaha ka dhalan kara shaqo la’aanta dhalinyarada jaamacadaha kasoo baxaysa waxaynu ka xusi karnaa
Tahriibka dhalinyarada: oo mudooyinkan danbe xadhkaha goostay dhalinyaraduna ay shaqo la,aan darteed badankoodu...
Thursday, October 16, 2014
-
Baadi Goobkii Guusha!!
Waan guul jecelay se ma guulaysto waxan se talo ku gooyey inaan marada jilbaha geysto, guntigana dhiisha isaga dhigo, araga iyo talaabadana hore u laliyo si aan uga niib keeno waxaan rabo. Waxaan ka hagaagi waayey in aan baadi goo...
Thursday, October 16, 2014
-
Faa’iidooyinka Maalgashiga Caalamiga Ah
Sida aynu ka warqabno waxaa wadanka ingiriiska lagu qabtay shir lagaga arinsanayo dhiiri-galinta Maal gashiga caalamiga ah, shirkaas oo ay qabanayso shirkad ganacsi oo magaceeda la yidhaa Developing Market Association kaas oo ay...
Thursday, October 16, 2014
-
Hayb-sooca Waxbarashada Dawliga ah iyo Hogaan Xumada W/Waxbarashada
Waxaa iska Cad oo aan Daah ka sarnayn Dhamaan Bulsho Weynta S/land in Barnaamijkaasi Fashilmay sababo Badan oo ay ka mid yihiin
Tan iyo Markay Xukunka la wareegtay Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Aadam(Siilanyo) ...
Thursday, October 16, 2014
-
Xuska 30-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM,Qormadii: 6aad, Qalinka: Boobe Yuusuf .
Maqal ahaan waxa iigu horreysay xilliyadii uu socday dagaalkii Soomaaliya iyo Itoobiya ee 1977kii oo uu deggenaa magaalada Gebilay isaga oo Taliye ka ahaa Teknikadii
17/10/1984kii – 17/10/2014ka
“Mar haddaan hillaab lagu...
Thursday, October 16, 2014
-
Qiiro Xanuun Iyo Dulmibaa Hadhsada Mujaahidkii SNM Ciil ,Cadho ,Ciilkaambi, Qoomamo , Xusuus Daran,Diif Iyo Daranyo, Intaasaa Wehelkayga Ah.
1=Dhamaan waxaan halkan uga dirayaa salaan gaar ah oo meel aad u xanuun badan aan ka dareemayo mujaahidinta dhabta ahayd ee SNM.
2=Waxaan qalinka u qaatay oo aan is waydiiyey marar badan waa kuma Mujaahidka dhabta ah ee S...
Thursday, October 16, 2014
-
Cidna magaca ha ka dilin si aan kaaga loo dilin
Waxaa Mahad iskaleh ILLAAHAY (SWT) Waxaan salamayaa dhamaan Akhrista yaasha, Bahda wara baahinta gaar ahaan Website kan iyo dhamaanba umada Afka Somaliga ku hadasha wxaan
Qalinka u Qaatay inaan Qoraal kooban ka Qoro, Arin aan k...
Wednesday, October 15, 2014
-
Cabdi Good Abees Waraabe U dhacay Suugaantii Soomaaliyeed Waxa Qoray Qoraaga MUSTAFE A . NUUR
HALKAN GUJI OO AKHRI WARAABAHAN U DHACAY SUUGAANTII SOOMAALIDA...
Wednesday, October 15, 2014
-
Sir-doonka Somaliland ; Qalinkii Garyaqaan Cabdale Dahir Adan
Rukunada qaran leeyahay waxa ugu mudan in uu leeyahay ciidan qaran, oo suga jiritaankiisa qaranimo, kana edbiya cid kasta oo u soo muhata in ay wax yeesho, habka iyo hanaanka ay doonto ha u soo martee, se waxa taas ka sii mudan in...
Tuesday, October 14, 2014
-
HAMBALYO MEHER WACAN
Cabdiraxmaan Axmed Saleebaan, Mustafe Axmed Saleebaan Iyo Xaaskiisa, Carruurtiisa, Samsam Axmed Saleebaan iyo Saygeeda iyo Carruurteeda, Ifraax Axmed Saleebaan, Muna Axmed Saleebaan iyo Saygeeda iyo carruurtooda, Maxamed Axmed, Ma...
Monday, October 13, 2014
-
Kolba Xukuumada Sii Dhacaysaa Lagu Yaqaaan In Ay Taliye Axmed Dacawo Gabiley Keentee , Xukuumadu Gabiley May Ka Samirtay . W.Q. Muna Axmed .
Kolba Xukuumada Wakhtigu Gabo Gabada Ka Yahay Ee Ka Baqaysa In Doorashada Lagaga Adkaado Ayaa Waxay Taliye Axmed Dacawo U Soo Magacawdaa Mid Ka Mida Taliye Saldhigeedyada Gobolka Gabiley Si Uu Bulshada Uu Uga Aar Gudo Xukuumada TA...
Monday, October 13, 2014
-
Dood furan: Ma Qallinkaa Diiday, Ma Qabiil Kalaa, Ma Qaybiyaa Qaatay, Ma Qadarbaa, Mise Qiilbaad u haysaa?
Tobankii sano ee u dambeeyay, In ka badan afar jeer oo madaxda xisbiyadda laga codsaday inay soo magacaabaan xubno guddida doorashooyinka qaranka uga qayb gala, gudoomiye kastaa wuxuu keenay mid ay isku deegaan yihiin(isku beel yi...
Sunday, October 12, 2014
-
Madaxweyne Siilaanyo “Xannaanu u baahannayahaye Xukun Uma Baahna” By-Sahal Sa’ed
Inkastoo madaxeynuhu sharaf Inaga Mudan Yahay, hadana xilbaa inaga saaran xaaladiisa hoose iyo ilaalinta suubanaantii sooyaalkii taariikheed ee uu ummadan ku lahaa.
Axmed (Siilaanyo) waa Madaxwayne,rugcadaa halgamaa,siyaasi qot...
Sunday, October 12, 2014
-
“Waxaan Ugu Baaqayaa Dhalinyarada Somaliland Inay Qabayaalada Ka Xoroobaan” Guddoomiye Axmed Shaqalle
Guddoomiyaha ururka horumarinta iyo cilmi Somaliland ee SODRA Axmed
Maxamed Shaqalle ayaa dhalinyarada ugu baaqay inay ka hor tagaan
Qabyaalada, isla markaana ka shaqeeyaan horumarinta wadanka.
Guddoomiyaha oo shalay ...
Sunday, October 12, 2014
-
Baadi Goobkii Guusha!!
Waan guul jecelay se ma guulaysto waxan se talo ku gooyey inaan marada jilbaha geysto, guntigana dhiisha isaga dhigo, araga iyo talaabadana hore u laliyo si aan uga niib keeno waxaan rabo. Waxaan ka hagaagi waayey in aan baadi goo...
Sunday, October 12, 2014
-
Cudurada faafa;Qalinkii Sh, Jaabir Herbalist.
Sida ugu haboon ee aadamuhu kula dagaalami karo cudurada waxaa ka kow ah ka hortagisata intaanay dhicin cuduradu khaasatan kuwa faafa .
Darlyeelka caafimaad ee lagu xakamaynayo cudurada khaasatan kuwa faafa ee u kala gudba qof ...
Friday, October 10, 2014
-
Sawir Kortoonka Maalmahan iyo Alshabaab +Xulufada Somaliya
HARGEISA(Wajaalenews) Sawir Kortoonka Maalmahan iyo Alshabaab +Xulufada Somaliya
...
Friday, October 10, 2014
-
Agaasime Aan Dhicin.
Agaasimaha Komiishanka Doorashooyinka Qaranku waa agaasime soo jiray muddo 13 sano ah waa Agaasime lama taabtaan ah, wuxuu ahaa xubin aad iyo aadka ugu firfircoonaa taageerida xukaamadii udub kuna adag cadaadinta iyo aflagaadeynta...
Thursday, October 9, 2014
-
Shaqo la’aanta Maxaa keenay?Qalinkii Cabdirisaaq Cali Warsame ( Chicago)
Waddan waxa horumariya waa dadkiisa aqoonta, xirfada, iyo kartida leh waddana waddan waxa uu ku horumara waa dadkisa aqoonta, xirfada iyo kartida shaqo leh (Human Resources), taariikhdana hadad dib uraacdo xadaaradihii kala duwana...
Wednesday, October 8, 2014
-
Taageeryaasha Silaanyo Iyo Xaaladooda Maanta By Mukhtar Cilmi
Waxaan maanta maqaalkayganu ku saabsan yahay taageeryaasha xukuumadda kulmiye iyo wal walka ka haya doorashooyinka 2015, taageeryaashan oo muddo dheer isku maawelinayay khiyaali iyo been qalimadooda ku qora warbaahiinta dhexdeda s...
Wednesday, October 8, 2014
-
Dhamaan reer Askar Axmed Waxay Tacsi u dirayaan Geeridii ku timid Marxuumad Khadra Cali Oomaar
Innaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun
Aabe Cabdi Askar Axmed Aabe Max,ed Askar Axmed Aabe Muuse Askar Axmed Hooyo Indha deeq Askar Axmed .Naqwa Askar Axmed Faadumo Askar Ax,ed Xaliima Askar Axmed Saynab Askar Axmed Caasha Askar...
Wednesday, October 8, 2014
« Previous Page — Next Page »
|
|