ARTICLES
-
Ogaysiis Muhiim ah: Haldoorka Hidaha iyo Dhaqanka Abwaan Xasan Ganey oo Bandhig la isku Arkay loogu Qaban Doono Magalaada Kassel ee Dalka Germany.
Waxaa la Ogaysiinayaa Dadwaynaha Somaliyeed ee ku Dhaqan Dalka Germany iyo Hareerihiisa in Kullan Suugaaneed Balaadhan oo uu Marti inoogu yahay Haldoorkii Dhaqanka iyo Suugaanta Abwaan Xasan X. C/laahi (Xasan Ganey) oo Bandhig bal...
Wednesday, November 12, 2014
-
Labadan Keebaan Raacaa ?Marxalada Dawlada Somaliya Marayso.
Labadan Keebaan Raacaa ?Marxalada Dawlada Somaliya Marayso. Amin arts
...
Wednesday, November 12, 2014
-
Mucaarid waxaan leeyahay, xukuumada oo kaliya masuuliyadi kama saarna idinkana masuuliyad ayaa idinka saran dalkana ka daaya qalalaasaha
Waxaan halkan salaam qiimo badan uga soo jeedinayaa dhamaan warbaahinada kala duwan kuwa dibada iyo kuwa localkaba salaam ka dib.
Waxaa maalmahan danbe ay mucaaridku ka bixilaayihiiin ama ay siyaasadoodii ay iskugu soo biyo shu...
Tuesday, November 11, 2014
-
Jaamacadaha ma waxa lagu bartaa aqoon mise qabyaalad?.
Makaas si arinkaas looga hortago waa in ugu horayn jaamacadaha la tayeeya qaababkan shaqaalaha loo qaadanayana laga hortagaa, sharciyo adagna lagu hagaa iyadoo
Iyadoo qabyaaladu guud ahaanba ay aad u saamaysay dadka soomaalida ...
Tuesday, November 11, 2014
-
Ma Faqash Baa Somaliland Weli Katalisa?.
Hadaba Faqash Intii ay Somali u talinaysay oo ahaa mudo 21 sano ah ma maqashey taariikhda ama ma aragteyba arimahan hoos ku koran
Anigu su’aashaa haya iyo maya midna kaga jawaabayo ee bal dadka wadanka u dhashey ka is waa dii...
Tuesday, November 11, 2014
-
Mashaariicda Horumarinta Ee Ay Jabuuti Ku Talaabsatay Sanadahan Dambe
Jabuuti(Wajaalenews)Horumaradda aadka u balaadhan ee uu dalka Jabuuti ku talaabsaday xiliyadan dambe ayaa waxaa ka mid ah in badhtamihii sanadkan uu madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele uu kulan kula yeeshay magaaladda Washington mada...
Monday, November 10, 2014
-
OGAYSIIS;HAVOYOCO VTC Waxay kuugu Bushaaraynasaa In ay Bilaabi Doonto Tobabar ku Saabsan Khibradaha Shaqooyinka Xafiisyada Haayadaha (work Experience),
HAVOYOCO VTC waxay kuugu bushaaraynasaa in ay bilaabi doonto tobabar ku saabsan khibradaha shaqooyinka xafiisyada Haayadaha (work Experience), taasoo lagu baraayo si Practical ah mud sadex bilood ah.
Waxa ardayda la bari doonaa...
Sunday, November 9, 2014
-
“Mid Aan Ogahay Iyo Berberi, Way Kala Xanaaqaan”
Runta iyo beentu way kala xanaaqaan. Xukuumadan iyo doorasho way kala xanaaqaan. Kulmiye iyo heshiis way kala xanaaqaan. Somaliland iyo muddo kordhini way kala xanaaqaan. Xildhibaanada baarlamaanka muddo dhaaf baad tihiin way kala...
Sunday, November 9, 2014
-
Ka Hortagida Cudurka Ebola Guul Ayay u Tahay Dalka Iyo Dadka;Qalinkii Nimco Baashe Cabdi
Marka hore waxaan salaamaya dhamaan umada afka soomaaliga ku hadasha gaar ahaan shacabka reer somaliand siiba gaar ahaan akhristayaasha maqaalkan, Waxaan rabaa inaan halkan ku soo gudbiyo maqaal yar oo kooban kaas oo ku saabsan ka...
Sunday, November 9, 2014
-
Sool Iyo Cali Khaliif Galaydh Ma Xalbaynu U Haynee Mise Xeelad;Q/Xuseen Xasan Xuseen
Shirkii lagu yagleelay Somaliland 1991 waxa uu ahaa fursaddii ugu waynayd ee dadka iyo dalku isku haysan lahaa ee soomarta, waxa shirkaa kasoo wada qaybgalay dhamaan inta ku abtirsata Dalkan, waxa ka mid ahaa xubnaha soo xaadiray ...
Sunday, November 9, 2014
-
Xeer beegti xaajada taqaan, xilimay nootalini?
Ugu horayn waxaa mahadnaq iyo ugaaryeelid mudan Eebaheen,Sareeye, ee ii suurta galiyay inaan Awood, Karti iyo wakhti u helo Qoraalkan kooban oo hadaan allah(swt) ii saamixin, Ina siinin Caqli, Garasho, anaan waxba Qori karneen,Int...
Sunday, November 9, 2014
-
“Jabuuti Dal Is-ku Filaansho iyo Horumar Muuqda Ku Tallaabsaday. Faallo”
“siyaasadda Jabuuti waa dal aanay haba yaraatee ka jirin axsaab mucaarid ahi marka laga reebo nin kelidii shandad dalalka dibadda la wareega, waxaana la rumaysan yahay in taasi ay u sabab tahay hogaaminta wanaagsan ee uu madaxwe...
Friday, November 7, 2014
-
Madaxweynaha Iyo Qoyskiisu Ixtiraam Ayey Kaa Mudanyihiin Cali Gurayow
Marka hore waxan salaamayaa warbaahinta madaxa banaan iyo shaqaalaheeda Intaas kadib waxan doonayaa inaan jawaab ka bixiyo maqaal ku qornaa wargeyska geeska Africa cadadkiisii 2109 aad maalintii khamiista oo bisha -6-11-2014. Kaas...
Friday, November 7, 2014
-
Talo soo jeedin ku socota madaxdhaqameedka reer hargeysa
Waxaan halkan talo soojeedin ka siinayaa madaxdhaqameed kamid ah kuwa degan Hargeysa, oo beryahan danbe caado ka dhigtey inay marwalba xaal aan la aqoon wuxuu yahay ay bixiyaan, marna ay cid kale duraan ama wax ka sheegaan. Inta b...
Thursday, November 6, 2014
-
Qiso Dhaba;Doqon Ha u Daneynin, Hadaad U daneyso Eed Baa Kaa Raaci.
ARAAR: Qisadan doqon ha u daneynin , hadaad u daneyso eed baa kaa raaci waa qiso aad u murugo badan oo ka hadlaysa qiso dhab ah oo ku dhacday nin oday ah oo rakaab ah oo saarnaa mid ka mid ah baabuurta yar-yar ee looyaqaano bas ...
Thursday, November 6, 2014
-
Jamaalow ! Taag uma hayno waa laxankii iyo erayadii madaxwaynaha jamuuriyada somaliland.
Siyaasi, xildhibaan, aqoonyahan iyo dhamaan warbahinta karaamada iyo sharafta mudan waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka asalaamucalaykum.
salaan ka dib waxaan maanta dalkeena ku soo badanaya ama aad arkaysaa in lagu qadh...
Thursday, November 6, 2014
-
Tacadi iyo Dulmi Shaqaale Baahsan Oo Ka Jira Wasaarada Warfaafinta Somaliland
Hargeysa(Wajaalenews)-Xogo hoose oo ay Warbaahintu heshay ayaa waxa ay daaha ka qaadeen tacadi iyo dulmi baahsan oo lagu hayo qaar kamida xubnaha ugu muhiimsan hawlwadeenada farsamo ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland taas oo xaal...
Thursday, November 6, 2014
-
Dhibaatada Dhaqan Xumo Ee Isa Soo Taraysa Ee Dadka Soo Galaytiga Ahi ku Hayaan Dhulka Iyo Shacbiga, Indho Iska Tirka Dawlada Somaliland
Waxa sanaddihii u dambeeyay isa soo taraysay maalinba maalinta ka dambaysa, Soo galaytiga ama dadka ajaaniibta ah ee soogalaya dhulka Somaliland, iyagoon Haba yaraatee wax sharci ah sidan, kuna baahay dhamaaan Gobolada Somalind Ka...
Thursday, November 6, 2014
-
I Xusuusi Haddaan Illaawey: Falsafadaha Jahawareerinta ee Mucaaradka
Waddanka waxa ka socda jahawareerin badan oo aan u dan ahayn wadajirkiisa, horumarkiisa, kala dambayntiisa, oo inta badan ka timaadda colka xil-sugayaasha ah.
Waxa u wanaagsan dal iyo dadba in hadba xilka cidda hayso lagu ilaal...
Thursday, November 6, 2014
-
Madaxtooyada Somaliland oo Cunaha Kagaga Duuban Taatuf iyo Hubaal una Sacabo Tumaysa Soodhawaynta Universal-tv Maxaadse Kala Socotaa Heshiisyada Qarsoodiga ah ee Universal Tv- iyo Madaxtooyada Somaliland
Wasiirka Warfaafinta Somaliland -Cabdilaahi Cakuse oo Maanta Warbaahinta Kulahadlayay Hargeisa ayaa Sheegay in Laqaaday Xayiraadii Universal tv, Kadib Markii ay Raaligalin Bixiyeen Sidoo kalana Ay Ergo ugu Timi Madaxdhaqameed Kaso...
Tuesday, November 4, 2014
-
Siyaasadu maaha Dumarow xisbi lagu biiro oo cayda lagu soo barto
Dhamaan dadwaynaha reer Somaliland, warbaahinta kala duwan, waxaan idinku salamayaa salaanta islaamka asalaamu calaykum, salaanka dib waxaa dhawaananahan ku soo badanaya media-yaha, ama caadaystay inay xukumada talada haysa ay cay...
Tuesday, November 4, 2014
-
Hadii Inagu Aynu Isu Tudhi wayney Qaranka Ma u Tudhi Garan Wayney?
Waxaa baryahan dambe aan aad uga niyad xumaaday xaalada dalku ku suganyahay, iguna kaliftey inaan qalinka u qaato.
Waxaa wax laga xumaado ah in xaalada baarlamaankii kala qaybisay ee qoloba gaar shir jaraa'id u qabanayso ee gar...
Monday, November 3, 2014
-
Hambalyo Meher Wacan
Xaaji Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac, Khaalid Sheekh Xuseen Xasan, Cabdiqaadir Cabdillaahi Caydiid, Yuusuf Jaamac Xirsi, Xuseen Maxamuud Maygaag, Cabdiwahaab Xaamud Ducaale, Cabdalle Siciid Cabdi, Xuseen Sheekh Maxamuud, Axmed Xasan ...
Monday, November 3, 2014
-
Ninkii u Han Weyn Hoggaanka Dalkoow, Hankaagu Ha Dhaafo Reer Hebel!! By: Xuseen Dayr
Aasaaska iyo Jiritaanka Ummadnimo waxa saldhig u ah Dareen-Wadareed qoto dheer oo ku abuuran bulshada kaasoo ay rag iyo haweenba guud ahaanba ka siman-yihiin. Qabyaaladda iyo Qarannimadu waa laba aan is-qaban karin, sidoo kale Qab...
Sunday, November 2, 2014
-
Qarnigii immisaad ayaa Cunista Qaadku ku bilaabantay Muslimiinta, sidaysa u bilaabantay, yaase ku bilaabay?
Hargeysa, (Wajaalenews)- Waxa uu waalaa ama heerkeeda saxda ah uu ka dhaqaajiyaa Maskaxda qofka Bina-aadamka ah, sidoo kale waxa uu burbur ku ridaa dhaqaalaha. Dadka isticmaalkiisa la qabsatay qaarkood waxay aamminsan inuu faa’i...
Sunday, November 2, 2014
-
Taliyihii Hore Ee ciidanka ilaalada madaxtooyadda JSL oo Tacsi u Diray marxuum xuseen Maxamuud cirro
Taliyihii hore ee ciidamka ilaalada madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland; GEN. Faysal Kaamil Ciise wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii qosykii iyo qaraabadii u ka baxay Marxuun: Xuseen Maxamuud Sh. Nuur (Xuseen Cirro)
...
Sunday, November 2, 2014
-
Gudoomiyaha Jaaliyada Swden Sakariye Xasan Waceys iyo Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Gabiley Maxamed Xabiib Waxey Ay Dhambaal tacsi ah u dirayaan Geerida Naxdinta Laheyd ee Kutimid Marxuum Xuseen Cirro
Gudoomiyaha Dallada Jaaliyad Swden Sakariye Xasan Waceys,Maxamed Axmed Aw Cabdi(Xabiib)Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Gabiley,Maxamed Kheyri-doon Xasan,Daahir Muxumed Mire(Daahir-awgaab),Sitiin Muumin Rooble,Suldaan Axmed Cabdilaahi...
Saturday, November 1, 2014
-
Labakacleyntii Qabyaaladda (from Dekad to Saldhig)
Inkasta oo duufaanadii qabyaaladeed ee maalmahan magaalada Hargeysa ka dhex socdey, ay foolxumaayeen dhamaantoodba, haddana waxaa soo ifbaxayey in sidii lagu sheegi jiray cudurka HIV/AIDS marxaladaha ay dadkiisu maraan, ay ugu xun...
Saturday, November 1, 2014
-
Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaan Marxuum Xuseen Maxamuud sh nuur(Xuseen Cirro)
Afhayeenka Madaxtooyadda Axmed Saleebaan Dhuxul, Daahir Xaaj Muuse Jaamac, Mustafe Saleebaan Cilmi, Cabdqaadir Cabdillaahi Caydiid, Maxamed Yuusuf Ruush, Khadar Sheekh Cabdillaahi Sheekh Cali Jawhar, Cabdalle Siciid Cabdi, Axmed C...
Saturday, November 1, 2014
-
Shicibka haddii laga rabo Midnimo madaxda Iyagana maxaa laga rabaa? …C/raxmaan Cadami
Dalka Singa pore waa jasiirad yar oo ka kooban hal magaalo ( Is land city –State), 1963 Waxay ka xoroowday boqortooyadii Ingriiska waxaanay ku biirtay dalka Malsiya hase ahaatee 1965 waxa laga saaray ama laga eryay midawgii laba...
Friday, October 31, 2014
-
Beeneey Waa Run.
Caafimaadka iyo is dhex galka bulshadda oo qayb weyn ka qadata nabada iyo horumarka burlashada tusaale ahaan haddii aan waxa yar ka taabto
Hordhac
Haddii aanu nahay uqaasha golaha deegaanka culimo awdiinka dhalinyarada Aqoon...
Thursday, October 30, 2014
-
Reer Somaliland Dib Ha Ula Soo Noqdeen Dalkoodii.
Maanta xukuummadda Somaliland ka jirtaa Distoorkii way ku tumatay waanay iska indho tirtay marka aad eegto arrimahan hoos ku qoran:
1991 Shirkii Burco ee gooni isu taagga Somaliland cid dibedda inakaga timid oo shir inoo qabata...
Thursday, October 30, 2014
-
“Duni aakhiru samaan” qalinkii muna axmed cumar
Koob shaah oo aad u kulul ayuu kolba “fiiq” ka siinayaa indhahana magaalada ayuu ku daawanayaa. Wuu yaaban yahay weliba aad ayuu u fajacsan yahay. Yaabku maanta uun kuma cusba ee waayadanba wuu yaabbanaa. Muxuu ka yaabban yaha...
Wednesday, October 29, 2014
-
Siilanyo:Alla Magane waan Rabay inay kugu Adkaatood Cidna Eersanweydaa!Qore:Tahir Hussein
SIILAANYO :ALLEH MAGANE WAAN RABEY INAY KUGU ADKAATOOD CIDNA EERSANWEYDAA!
Ugu horeyn waxaan salaamayaa bahda saxaafada iyo guud ahaanba akhrsitayaasha sharafta leh,ka dib
Somalida ayaa tidhaahada gun hana gargaarsan ,howna ...
Tuesday, October 28, 2014
-
Xukuumadda Hunguraysay Hoygii Madiga Ahaa Ee Akhriska Maxay Reebaysaa!
Hargeysa-(Wajaalenews):-Maktabadda Gaandi muddaday jirtay waxa ka aflaxay kumanaan aqoonyahan, waxa ka qalin jabiyay oo ku kabay aqoontooda boqolaal arday, waxay hoy u ahayd oo ka durduuran jiray cilmiga buugta taal bulsho tiro ba...
Tuesday, October 28, 2014
-
kan Qabiil Qaran Ma Dhiso;Qalinkii ahmed rasheed
Qaybta: 1aad
Mujtamaca waa in laga wacyi-geliyaa in qabiil aanu qaran noqon karin “Maxaadse Ka Taqaan Qabiilka & Ilbaxnimada S/land”?”Qaranimo iyo Qabiil”(QARAN iyo QABIIL MEEL MA WADA GALAAN).
Waxa mahad iska le...
Tuesday, October 28, 2014
-
Xilka yaad u dhiibatey…..Eed La Xisaabtameysaa? Qalinki M. bile
Waxa jira xisbi ad taageerto oo ad awood ku leedahay oo ay qasab ku tahay inuu ku dhageysto;
Waxaad leedahay xildhibaan ku mushahar qaata, heybaddii deegaankaagana kursi ugu fadhiya;
Waxa ad leedahay wasiir ku dooda inu dee...
Monday, October 27, 2014
-
Kun hadaad weyday, ma kaar taad weyday ? (Q.1aad)
Saadaashu Wacanaa.
Sillanaa!!! Si kalena Habboonaa.
Sikhranaa!!! Sifaheedu Badanaa.
Kala Saari waayee?
23 kii sannee tegay miyay siddan ahayd uun?
Mise way Surgacan tahay?
Kala Saariwaayee Sifaheedu Badanaa?
Asaxaabtan Bada...
Monday, October 27, 2014
-
Marwada Madaxweyne Siilanyo Oo U tafa Xaydatay Kala Qeybinta Beesha Reer Saaxil
Hargeysa(Wajaalenews)-Marwada Madaxweyne Siilanyo Amina Sheekh Maxamed Jirde ayaa bilawday kala qoqobka iyo kala qeybinta beesha deegaanka Gobolka Saaxil iyada oo afada Madaxweyne Siilanyo kala qeybinta beesha deegaanka Gobolka Sa...
Sunday, October 26, 2014
-
Dayo Iyo Sabeennaha Daawo Kama Dhexaysee! Qalinkii Faysal Cumar Madar
Sanadkii hor ee Hijiryada ilaahow haraatidiisa nagadu kan cusubna hirddidiisa ilaahow na hareer mari. Somaliland oo aad moodo in dadkii wadnaha farta ku hayaan oo mugdilagaliyay jiritaankii ayaa hadana waxa maalin walba qaar laga ...
Sunday, October 26, 2014
« Previous Page — Next Page »
|
|