ARTICLES
-
Wasiirka Wasaarada Arimaha Guduhu Muxuu Ka Ogyahay Shaqaalah Ka Shaqeeya Diwaan Gelinta Madaniga Ah By Hibaaq Mohamed Warsame (Hibaaq Dagan).
dhamaan shaqaalah ka shaqeeya diwaan gelinta madaniga ah oo dhibaato ka haysato dhinaca mushaharka kaas oo mudooyinkii u dambeeyey aan wax mashahar ah ka helin wasiirka wasaarada Arimaha gudahay cali maxamed warancade taas oo aad ...
Tuesday, December 9, 2014
-
Garashada Nooca Cudurada. (Q-1aad) Sh, Jaabir Herbalist
Mawduucan oo ah mid aad u balaadhan waxaan kusoo qaadanaynaa sida ay u kala baxaan ereyada cinwaanka u ah qormadeenan ee ka turjumaya sadexda macno ee ah garasho,nooc,iyo cudur.
Hadii aan ku horeeyo garasho wuxuu ina tusaa laba...
Monday, December 8, 2014
-
Farqiga Hoggaamineed Ee Laba Madaxweyne Oo Somaliland Soo Kala Maray Laba Xili oo kala Duwan; FAALO
Madaxweynihii labaad ee Somaliland Marxuum-Maxamed Ibraahim Cigaal iyo madaxweynaha afraad ee Somaliland ee hada tallada wadanka haya Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waa laba Madaxweyne oo laba duruufood oo kala duwan soo k...
Monday, December 8, 2014
-
Minka Guusha Iyo Muuqaalka Xeeladaha Siyaasadeed Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani . Faalo Wariye Abdirahman Aadan .
Waa Mar Kale Iyo Qormo Loogu Xirsi Xidhay Xarfihii Qoraaga Iyo Xigmadii Hal Abuurka Waa Xulasho Iyo Xog Ururin Daboolka Ka Qaadi Doonta Muuqaalka Xeeladaha Siyaasadeed Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani , Waa Qalin Aan Xakamaha Go...
Monday, December 8, 2014
-
Talada-guud Waa Awoodaan Laga Hor-tagi Karin oo Qarsoon; Tabta Shirkii Qorshaha Horumarinta Gobolka Gabiley.
Waxaynu hiigsanaysaa inay Somaliland noqoto dal xasiloon, dimuqraadiya, barwaaqaysan oo shacabkeedu ku naaloonayaan nolol tayadeedu aad u heer sarayso. Qalinkii Ahmed Sh. Nour Dualeh (Ahmed Biito)
Marka hore waxaan halkan uga m...
Monday, December 8, 2014
-
Afxumo Nabadna Weykaa Kaxaysaa, Colaadna Waxba Kaagama Tarto.
Waxaa mahadnaq iyo ugaaryeelid mudan Eebaheen Sareeye ee ii suurta galiyay inaan Awood, Karti iyo Wakhti u helo Qoraalkan kooban oo hadaan allah (swt) ii saamixin ina siinin Caqli, Garasho, aanan waxba Qori karneen.
Intaas kadi...
Sunday, December 7, 2014
-
Saxaafadda Iyo KULMIYE Waagii Mucaaridnimo Iyo Isa Seega Muxaafidnimo Ee Haatan. Faallo
Hargaysa (Wajaalenews);Xisbiga Kulmiye oo Mudo dheer soo ahaa Mucaarid soo bandhiga Dhaliilihii Maamulkii ka horeeyay ee Hogaaminayay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa ku ad adkaa Ilaalinta Xuquuqadka aasaasiga ee Muwaadinka i...
Friday, December 5, 2014
-
Xigmadii Muj Boobe Ee Dhaxal Galka Ahayd Iyo Xaalada Xusbiga Kulmiye.
Mujaahid Boobe Yusuf ducaale ayaa laga hayay laba kalmadood Oo labaduba dhaxal gala,Labadaa kalmadood midi waa "Haakah" Sugayaal, midna waa Xisbi iyo Madaxtooyadiisii oo kala socda,labadaa hadalba waa dhaxal gal mid waynu eegi in ...
Friday, December 5, 2014
-
Hambalyo Meher Wacan OO Ku Socota Maayarka Magaalada Fac-weyn ee Maydh Prof.Xuseen Sh.C/raxmaan Sh.Siciid Maydh iyo Marwadiisa IShwaaq Maxamed Jaamac 05/12/2014 Meherkoodu ka dhacay Magaalada Ceerigaabo
Boqor Maxamed Boqor Axmed Cali,Dr.Wardi Cismaan Xaaji Muxumed Ducaale Sh.Siciid Sh.C/raxmaan, Sh.Siciid Maydh, Siciido Sh.C/raxmaan Maydh, Sacda Sh.C/raxman Maydh,C/laahi Sh.C/raxmaan, Sh.Siciid Maydh,Cismaan Sh.C/raxmaan, Sh.Sici...
Friday, December 5, 2014
-
Aqbalay inay dawlada Somaliland horumar gaadhsiisey reer Gabiley,haddaba fadeexadan maaliyadeed yaa masuul ka ah!
“Muwaaddinku wuxu xaq distoori ah iyo mid diini ahba u leeyahay inu qayb ka noqdo go’aannada
siyaasadeed, maamul iyo dhaqaale ee saamaynta ku yeelanaya noloshiisa & fayoqabka degaanka uu ku
dhaqan yahay. Sidaa daraad...
Thursday, December 4, 2014
-
Wax-garadka, Dhalinyaro iyo Aqoonyahan Hambalyo u diray Xubinta Haweenka kaga jirta Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland
Hargeysa( Wajaalenews):- Wax-garad, Aqoonyahan iyo Dhalinyaro, ayaa Bayaan Taageero, Hambalyo iyo Talo ah u diray Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland ee toddobaadkii hore ay Golaha Wakiilladu ansixiyeen, waxaanay si gaar ah ...
Wednesday, December 3, 2014
-
Door intee leeg ayuu ka ciyaaray dahabshiil horumarka dalka?
Waxaan jeclahay in aan ku baraarujiyo dadka qoraalkan akhrin doona, siiba qalinleeyda iyo dadka akhriska ka ag dhaw , in ay ogaadaan, in sida dadka nooli qaddarin iyo xushmad ugu baahan yihiin, ay sidoo kale taariikhda iyo dadka w...
Wednesday, December 3, 2014
-
Af-Soomaaliga Cusub ee Dhalinyartu Isku Af-garato. Q
3aad
W/Q: Cali Cabdi Coomay
Waa kalmado ay sijoogto ah, u isticmaalaan da'yartu oo dhexdooda ay isku fahmaan, balse aanay dadka waayeelka ahi fahmin.Marka laga reebo dadka waayeelka ah ee dhalinyarta xidhiidhka la leh.
Erayada cusub ...
Monday, December 1, 2014
-
Faankii Aamina Waris, Fidmadii Wasiirada iyo Fajicii Ummadda Reer Gabiley
Waa Barnaamij Aanu ku Faallayno Dhacdooyinka Dhagaha Dadka ku Badan, Waa Barnaamij aanu Diirada ku Saarno Habdhaqanka Masuuliyiinta Xilalka Haya iyo Qaabka ay Bulshada ugu Shaqeeyaan, Waa Barnaamij Toosin ah oo Aan Turxaan lahayn....
Monday, December 1, 2014
-
Musuq Maasuq Iyo Maamul Xumo Baahsan Oo Hadheeyay Wasaarada Beeraha J.S.L
Hargaysa (Wajaalenews )- Ilo wareedyo xog ogaal ah ayaa tibaaxaya in maamulxumo iyo musuqmaasuqbaahsani uu dishooday wasaarada beeraha jamuuriyada Somaliland , kuwaasi oo ah danbiyo qarsoon oo dalka iyo shaqaalaha si dadban iyo si...
Monday, December 1, 2014
-
Jiidali Waxay U Xidhan yihiin Aragtidooda;Qalinkii Garyaqaan Muuse Yuusuf
Waxaa ceeb iyo waxyeelo ku ah xukuumada iyo hay'adaha amaanka in ay xabsiyada u taxaaban cid aan dhib geysan ama geysaneyn, Sida Xubnaha ururka Jiidali ee habeenadan xabsiyada hargeysa kolba mid laga guuraysiiyo,
Markii la soo ...
Saturday, November 29, 2014
-
BOQOL JIIDALI BAA KUGU SOO BAXSADEE BARTEE-BAAD KA BIXI!!! QALINKII: AA CIIDLE
Waxaan salaamayaa dhamaan dadwaynaha akhrista maqaaladayada aan ku daabaco dagalada bulshada oo runtii aad ii dareensiiyay inay aad ula socdaan marba waxaa aan qoro iina sameeyay dhiiri galin aad u balaadhan, intaa dabadeedna aan ...
Thursday, November 27, 2014
-
Dhamaan Masuuliyiinta Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaan Madaxwayne Siilaanyo Oo Walalkii Ku Geeriyooday Magaalada London.
Dhamaan masuuliyiinta waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Madaxwayne siilaanyo oo walalkii ku geeriyooday magaalada London. iyagoo Ilaahay uga baryaya in uu naxariistii jano Kawaraabiyp qoyskii iyo qaraabadiisana samir iyo iimaan...
Wednesday, November 26, 2014
-
Kun hadaad weyaday, ma kaar taad weyday?{q2aad}
Xildhibaan Sharaxanoo
Shaxaad Raadinaayoon
Koob shaaha haynbaan
Shalay soo arkee maqal !!!
Xildhibaan xilkii gabay
Xaaraan la quutiyo
Xoolo siistay sharaftii
Oo xaday dad weynaha
Xaakimbaa xaqeeni...
Tuesday, November 25, 2014
-
Budhcadu Wey Tageysaaye Ha Tahriibin Walaal ,!! W/Q:Yaasin Abdirahman Kaahin (xuubsiibte)
Hadaanu nahay dhalinyaradii codkooda iyo taageeradoodaba siisay madaxweyne ahmed mohamed mohamud siilaanyo wakhtigii doorashada uu ku guuleystey madaxweynanimo ee dalka 2010kii oo aanu lasoo garab taagneyn taageero dhinac kasta ah...
Saturday, November 22, 2014
-
Madaxweynuhu Hees Uma Baahnee Qarankoo Hagardaamada Iyo Heyb Heybta Laga Daayo U Baahan Yahay
Waxaan ugu danbeyntii si sharaf qadarin iyo qiimeyn ku dheehan tahay uga codsanayaa qof kasta oo muwaadin Somaliland
Ugu horeynba aan si kooban idinku sifeeyo shaqsiyada madaxweyha iyo sawirka uu ku leeyahay guud ahaan mandaqad...
Friday, November 21, 2014
-
Ninkii u Han Wayn Hoggaanka Dalkoow, Hankaagu Ha Dhaafo Reer Hebel!! (Qayb. 2-aad)
Ninkii u Han Wayn Hoggaanka Dalkoow, Hankaagu Ha Dhaafo Reer Hebel!! (Qayb. 2-aad)
W/Q: Eng. Hussein Adan Igeh (Hussein Deyr) |Hargeysa, Somaliland|
HORDHAC:
Ninkii u Han Wayn Hoggaanka Dalku, ha ogaado inaanu ku hanan...
Friday, November 21, 2014
-
Haweeneydii ku Caan Baxday Faafinta Ceebaha Ninkeeda ;
Akhristoow maxaad ka taqaan haweeneyda ku caan baxday faafinta ceebaha ninkeeda leyla daraabulis waxay ahayd xaaskii madaxweynihii dalka Tuunis xabiib burqiiba markii uu jilcay xanuuna ku habsedey xabiib burqiiba layla daraabulis ...
Friday, November 21, 2014
-
Samaale Tolkii Libaax Kuma Noqone Wuxu Libaax Kunoqdey Ninkii Bisada u Haystey Tolkii Bulshada Somaliland iyo Naftiisana Kalsooni Ku Qaba Oo Aan Boog iyo Nabar Lahayn
Waxa aan halkan kaga jawaabayaa,maqaal xagxagsho ah oo Mid kamid ah
dadka fikirka gaaban wataa uu ku maagay Wasiirka Wasaarada Maaliyada
Cabdicasiis Maxamed Samaale horena, usoo ahaa Gudoomiye Kuxigeenkii
koowaad ee Golah...
Thursday, November 20, 2014
-
Siyaasada Maanta ee Somaliland
Xirsi oo isticmaali doona lacag iyo xeelada waxa uu ku soo bixi doonaa musharaxa keliya ee xisbiga kulmiye. Abshirtu waa sidaa xirsi
Xukuumadda uu hoggaamiyo siilaanyo waxa ay jeceshay in loo kordhiyo muddo ah laba sano. Siilaa...
Thursday, November 20, 2014
-
Hankaaga hogaamineed miyaa cid kale loo daba fadhiistaa? Qalinkii: Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare)
Waxa isha lagu hayay xilliga uu muujin doonno damaciisa siyaasadeed, kiisa hogaamineed iyo ka midho-dhalinta dhawaaq hore uga soo yeedhay oo salkiisu ahaa inuu u tartamayo mansabka ugu sarreeya Somaliland. Walow uu mar hore nitaak...
Thursday, November 20, 2014
-
Ninkii Ku Tar Sheegtay Waxaan ahay Ninkii Meydka Sheekh Ibraahim soo Raacey London Ee Rayaalow Kabahaan Ku Haystaaye Xil Ii Magacow Ayaa Ragii Kartidooda Wax Ku Noqdey Looga Taag-laayahey Cajiib
Waxa aan hore u maqli jirey af noolina waa hadlaa Eyna waa Ciyaa,waxa
Aan maanta qalinka u qaatey inaan jawaab qiima badan u celiyo mid
kamid ah shakhsiyaadka bilaa Taariikhda ah,ee xaqxagshada ladaba
Taagan ragii mas...
Thursday, November 20, 2014
-
Afarsano Ka Dib Guusha Iyo Horumarka Xukuumada Siilaanyo Waa mid Lagu Dooran Karo Markale Qeybtii 2aad
Dhamaan waan salamayaa dadkayga reer Somaliland meel walboo ay joogaan waxaana ku hanbalyeynayaa horumarka nabad gelyada nimaadka wanagsan ee ay ku dhaqmaan.
Dhismaha wadooyinku waxay ka mid yihiin horumuudka kaabayaasha dhaqaa...
Thursday, November 20, 2014
-
Sodhawaynata m/weynaha somaliland iyo agaasimeyaasiisha oo Isu mid ah Qalinkii: Aadan Maxamed Xaaji aadan weli
Dawladihii kala dandan beeyay ee soomara Somaliland intii ay jirtay ayaa mid waliba waxa ay lahayd waayaheeda iyo marxaladeheega iyo hab maamuus ugaara oo madaxda dalka xukuntaa haday dhoofayso iyo haday soo dagaysaba lagu maamuus...
Wednesday, November 19, 2014
-
DAAWO ;Sawirka Maanta Iyo Somaliland Xaalada Dhabta Ah Ee Koox Wasiiro Ahi Ku Marin Habaabiyeen Madaxwayne Siilaanyo Amin Arts.
HARGEISA(Wajaalenews);DAAWO ;Sawirka Maanta Iyo Somaliland Xaalada Dhabta Ah Ee Koox Wasiiro Ahi Ku Marin Habaabiyeen Madaxwayne Siilaanyo Amin Arts.
...
Monday, November 17, 2014
-
Maayirku Muxuu Magalada Qashinka Uga Hagaajin Waayay??Qalinkii Nimco Baashe Cabdi
Asalaamu calaykum waa raxmatuulaahi waa barakaatu,Waxaan salaamayaa dhamaan Akhristayaasha sharafta iga mudan meelkasta oo ay dunida ka joogaan,
waxaan rabaa inaan halka ku soo gudbiyo maqaal aan kaga hadlaayo hawlaha u yaala m...
Monday, November 17, 2014
-
Marraa-Waaxid Madaxweyne Waxa Ka Dhacaya Dalka Aad Hogaanka U Hayso Bilaa Caleek Waraaq Haka Akhriyine Si Waadax Ah Ugaro Oo Yaan Laguu Qorin
Anigoo kamid ah Aqoonyahanka kasoo jeeda Dalka Somaliland, gaar ahaana ah dhalinyarada ku taxaluqa doorka Siyaasada ee damacu kaga jiro Mustaqbalka Siyaasadeed ee Somaliland waxaan aad uga xumahay sida uu Madaxweynaha Somaliland A...
Sunday, November 16, 2014
-
Baaq Nabadeed Oo ka Socda Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Turkey,
ANAGOO KU HADLAYNA MAGACA URURKA ARDAYDA REER SOMALILAND EE TURKEY “ SOMALILAND STUDENTS ASSOCIATION IN TURKEY(SSAT)” IYO KA JAALIYADABA, WAXAAN U BAAQ NABADEED UDIRNAYNAA LABADA GARAB EE GOLAHA WAKIILADA JAMHUURIYADA SOMALILA...
Sunday, November 16, 2014
-
C/raxmaan Ciro Wuu Ka Talaabay Xuduudii Qaranimada Wuxuuna Marayaa Tii Qabiilka ” Xaydha Jecli Beerka Jecli” Kala Daayo Dhanuun Haysugu Baydho: By Ugbaad
Salaan sharafeed dhamaan dadka reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan mid lamida waxaan u dirayaa dhamaan warbaahinta xortaa ee baahisa afkaarta saliimkaa waanad ku mahadsan tihiin.
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland C/ra...
Sunday, November 16, 2014
-
Gudoomiyaha Kulmiye Hadii Siilaanyo, Samaale,Maxamed Biixi iyo Kulmiye Oo Dhami Utanaasulo Muran Kuma jiro In Uu Odhanayo Xisbiyada Mucaaridka Iga Joojiya Yaanay Ila Tartamine.
Ninbaa laga hayay laba walba isa saarayo laba tagoogood waligay isma saarin, kolay eray waliba waxa uu ibo fur u yahay, dhacdooyinka iyo arimaha taagan marka lagu halqabsanayo, waxa ay dad badan oo katirsan Xisbi Xaakimka Kulmiye ...
Sunday, November 16, 2014
-
Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 31aad Runtu Ma fantaa: Faallayn iyo Falanqayn
Meesha kale ee laga dheehan karo wax-qabadka Xukuumaddan daandaansiga badani waa Qorshihii shan-sannadoodlaha ahaa ee ay Wasaaradda Qorshayntu dejisay.
“Dantu waxay u baahneyd,
Duco-qabe la mahadshiyo,
Odey Beel...
Saturday, November 15, 2014
-
Waxtarka Wasaarada Waxbarashada Somaliland
Maqaalkaygani wuxuu ku salaysan yahay wasiirka ay madaxtooyaddu door badan ay ku amaantay wax tarka wax barasho ee ay u keentay somaliland wasiirka waxbarashadda samsam cabdi aadan oo runti qadatay koobka horumarka wax barashada e...
Friday, November 14, 2014
-
Xisbiyada Mucaaridkaa Ee Ku Baaqaya Qabyaalada Maku Aamini Arkaa Qaran ? By: Ugbaad Jalaqsan.
Salaan aad u qiimo badan baan ku salaamayaa Warbaahinta sharafta lehna sidoo kale waan salaamayaa, qalinka waxaan u qaatay inaan waxyar ka iftiimiyo qabyalaada ay ku baaqaan xisbiyada mucaaridku iyo sidii uu xisbiga kulmiye uga ca...
Friday, November 14, 2014
-
Hambalyo Meher Wacan
Aabo Nuux Yoonis
Hooyo Baar Yuusuf
Hooyo Saado Maxamuud
Ayeeyo Xaliimo Yoonis
Ayeeyo Muumina Ibraahin
Saleebaan Nuux Yoonis
Rashiid Nuux Yoonis iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Cabdiraxmaan Nuux Yoonis
Khadar ...
Friday, November 14, 2014
-
Afarsano Ka Dib Guusha Iyo Horumarka Xukuumada Siilaanyo Waa mid Lagu Dooran Karo Markale
Marka hore salaam dhamaan shacbiweynaha JSL, waxaan taa mid lamida u dirayaa Ciimada qaranka ee habeen iyo maalin heeganka ugu jira difaaca qaranka , waxaan sidoo kale salaan gobeed u dirayaa saxaafada Somaliland kaalinta horumark...
Thursday, November 13, 2014
« Previous Page — Next Page »
|
|