ARTICLES
-
“Saddex maal-moodna jidiinka wax ma marin;Qalinki .Nimco Baashe Cabdi
Hordhac salaan gobeed dhamaan dadka Afka soomaliga ku hadla. Iyo dhamaan warbaahinta sharafta iyo maamuuska mudan. Ee wax la iskugu gudbiyo, waxaan halkan idiinku soo bandhigaynaa sheeko aad u xiiso badan. Taas oo mudan in wax bad...
Monday, December 29, 2014
-
Ururka Qareenada Somaliland (Solla) Oo Tacsi Udiraya Bahda Suxufiyiinta Geeridii Suxufigii Weynaa Marxuum Maxamed-Rashiid Muxumed Faarax’
Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Qareenada Somaliland (SOLLA) isagoo ku hadlaya afka bahda garyaqaanada Somaliland, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa guud ahaan bahda suxufiyiinta dalka geeridii naxdinta lahayd ee ku timid suxufigi...
Monday, December 29, 2014
-
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Alle Ha U Naxariistee Xog-hayihii Ururka SOLJA Maxamed Rashiid Muxumed Faarax
Ujeeddo; TACSI
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , ka hogaanka xisbiga, Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga kulmiye wuxuu Tacsi u dirayaa qoysk...
Monday, December 29, 2014
-
Gabilay Iyo Salal Maha Kuwo ka Hor Imanaya Qarankan Somaliland Ee Reer Awdal Hala Qanciyo Qalinkii: Aadan Maxamed Xaaji (Aadan Weli)
Waxa baryahan danbe soo baxaya cabashooyin ka imanaya goboka Awdal dadka ka soo jeeda oo ah lafdhabarta somaaliland haana kuwii dhidibka u taagay qarankan somaaliland oo run ahaantii aan filayo in reer Awdal cidan u daba fadhisana...
Sunday, December 28, 2014
-
BUUQ SAMAYSIGII XISBIGA WADANI OO CEEB KA QAADEY DAGMADA MAXAMUD HAYBE,MAXAMED MOOGE IYO SALLAXLEY; Qalinkii Axmed Xasan Cilmi (Daacad)
Marka Hore Waxaan Salaamaya Dhamaan Saxaafada Madaxa banaan,Sidoo Kale Waxaan Salaamayaa Dhamaan Shacbiga S/land
Waxaan Doonayaa In Aan Ka Hadlo Arin Cajiib ah oo Maanta Ka Dhacdey Xaflad Xisbiga WADANI Ku Magacaabey In Uu Ku S...
Friday, December 26, 2014
-
Cisbitaalka Magaaladda Berbera Waa Caddaabtii Ifka! (Warbixin)
Berbera,(Wajaalenews) Xaalada cisbatalka Guud ee magaalada Berbera ee gobolka Saaxil ayaa laga dayrinayaa kadib markii adeegii cisbatalkaasi uu maalinba maalinta ka sii danbysa uu hoos u sii dhacaayay, waxa gabi ahaanba meesha ka ...
Friday, December 26, 2014
-
Maxaa Kajira Xidhiidhka Qarsoodiga ah Ee ka dheexaya Xukuumada Iyo Jabhada Suldaan Waber
Maxaa Kajira Xidhiidhka Qarsoodiga ah Ee ka dheexaya Xukuumada Iyo Jabhada Suldaan Waber ?
Dowlada ayaa Aasaas U ah Jabhada APLF (Awdal People Leberation Front).
Sida aynu kawada warqabno Waxaa ay Odayaasha Dhaqanka Sare...
Friday, December 26, 2014
-
Faallo: Loolanka Muuse Iyo Samaale Waxa Uu Noqday Labadii Nin Ee Bilaa Timaha Ahaa Ee Gadh-feedha Isku Laayay. Qalinkii: Mustafe Future
Waxaa Umadda Reer Somaliland lagu Jahawareeriyay Tartan udhexeeya Shaqsiyaad Madashii ay ku Loolamayeenba aanay Gacanta ugu jirin, kuwaasi oo Saadaal aan La hubin halka ay Saldhigi doonta ku kala Irdheeyay Bulshadii ay ka soo jeed...
Thursday, December 25, 2014
-
Musharax nimada Xisbiga Kulmiye Ma Kursi baa Mise Waa Laba Kursi!! W/Q Xuseen_Mahdi Xasan Xuseen
Markay hoggaamin umadeed noqoto waxa la gu tartamaa Kursi Qudha, hoggaaminta aynu ka hadlaynaa waa midda ugu saraysa, ummadna ma yeelato laba Madaxweyne, waxana u sabab ah in maamulka iyo haykal ka ummaddu urursanaato, lagana dhow...
Wednesday, December 24, 2014
-
Hambalyo Meher Samatar Axmed Jaamac Iyo Marwadiisa Asma Aadan Mandeeq
Dhammaan Dadkani Hoos ku qoarani waxay hambalyo meher wacan udirayaa : Boqorka iyo boqoradda:
Samatar Axmed Jaamac iyo Asma Aadan Mandeeq
Aabbo Ahmed Jama Ismaciil iyo Hooyo Safiya Macalin Qaasim iyo carruurteeda oo k...
Tuesday, December 23, 2014
-
Suldaanka Guud ee Habar-Awal wuu ka Leexday Milgihii iyo Tilmaantii lagu Yaqiin Suldaanka.
Baryahan dambe, waxa cirka isku shareeray muranka iyo khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay beelaha Sacad Muuse, kadib markay hoggaamiyeyaasha dhaqanku soo saareen bayaan ay ku taageerayaan shakhsiyaad gaar ah oo ay u caleemo saa...
Monday, December 22, 2014
-
Reer Awdal Maaha Dad Nabadgalyadooda Qori Lagu Ilaalin Karo
Taariikhada hore u soo jirka ah ee Dadka Awdal degan waa mid sal iyo raad ku leh gabi ahaanba Somalia
Waxaan halkan salaan qiimo leh uga soo gudbinayaa akhristayaasha
sharafta leh ee ku xidhan warbaahinta ku hadasha afsoomaa...
Monday, December 22, 2014
-
Sacad Muuse Somaliland Ha Fahamsiiyo Doorashada Ay Muuse Biixi U Sharaxayaan????????
Waxa sanadkii ugu danbeeyey saxaafada Somaliland ka dhamaan la’ muran siyaasadeed aanay bulshada Somaliland badankeedu fahmin ujeedadiisa, marka laga reebo reerka sacad muuse oo isagu kaligii isku haysta musharaxnimada kursiga m...
Monday, December 22, 2014
-
QIIL MA LAHA QUUDHSIGU.
Abtirsiga iyo wax isu ahaanshuhu waa hab ururiya oo isku tola dadka afka iyo isirkuba mideeyaan ee diin iyo deegaan wadaagta ah ee soomaaliyeed. Waa hab iyo hanaan guun ah oo ilaa beri fog loo noolaa lana qabatimay oo in si fudud ...
Monday, December 22, 2014
-
Akhriska iyo Qoraalka;Qalinkii Nimco Baashe Cadi
waxaynu la soconaa baryahan dambe inay soo bateen, naadiyaasha Akhriska iyo qoraalka ee ka jira wadanka gudihiisa, taasna waxay sababi kartaa in ay dadkeenu si fudud u helaan in ay waxna qoraan waxna Akhriyaan, waana xalka kaliyaa...
Sunday, December 21, 2014
-
Taageerada Guddi-Beeleed Mise Kasbashada Aqlabiyadda Golaha-Dhexe Ee Xisbiga, Midkee Lagu Noqdaa Murashaxa Madaxweyne? W/Q: Eng. Hussein Adan Igeh (Hussein Deyr)
Muddo hadda laga joogo 12 sano (December 2002), waxay ummadda Jam. Somaliland qaateen Nidaamka Dimuqraadiyadda iyo Hannaanka Xisbiyada Badan. Ujeedada ugu weyn ee arrintaa laga lahaa waxay ahayd in bulshadeennu kaga gudubto qaabki...
Sunday, December 21, 2014
-
Gobolka Gabiley in la Ansixiyaa Gobolnimaddiisa Waa Muqadas
Waxaynu Ognahay in Magacaabistii Gobolka Gabiley Taariikhda uu ku Astaysan Yahay Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Wakhtigaasi oo Madaxweyne Siilaanyo uu ahaa Mucaaridka uu ku Taami Jiray Gobolka Gabile...
Sunday, December 21, 2014
-
Hinaasaha Madaxtooyada Iyo Xisbiga fashilmay Ee kulmiye Ma Joojin Karaan Mawjadaha Isbedel Doonkee Kusoo biiraya xisbiga waddani.
Cabudhinta iyo caga juglaynta xukuumaddu ku hayso muwaadiniinta fikirkooga iyo aragtidooda ku cugatay xisbiga qaran ee Waddani waxay muujinaysa kalsooni daro iyo fashilka xisbiga lagu hungoobay ee kulmiye. Hinaasaha madaxtooyadu h...
Friday, December 19, 2014
-
BOGGA SABTIILAHA AH EE BOOBE Yuusuf Ducaale: Ballan-qaad Afka ah….Dib Haddaan U Aammino
Ballan-qaad afka ah….Dib haddaan u aammino… (Gorfeynta Barnaamajkii Doorashadii 2010kii ee Xisbiga Kulmiye)
“Wadaamaha la dawdabay,
Dan-yartay ka maqan tahay,
Raacdadu ma daallana,
Dorraad iyo shalay-jire,
Doo...
Friday, December 19, 2014
-
OGAYSIIS OGAYSIIS
Waxaa la Ogaysiis dadwaynaha Reer cardiff iyo Nawaaxigeeda waxa Axada inoo martiya Abwaankeenii waynaa ee Xasan Daahir Ismaaciil(Weedhsame) Goobtuna waa Future inn Cardiff Bay.
CF10 4AU United Kingdom.
...
Friday, December 19, 2014
-
Qisso Iyo Qiiro;Qalinkii Sh Cabdiqaadir Carab (Sh jaabir)
Sida lasoo wariyay ee taariikhda ku qoran waxaa bari baryaha kamid ah goor habeen ah oo aad u qabaw dabaylina ay kacayso ciid wadata shanqadhuna ay go,day waxkastaana ku eekaaday halkiisa,iyadoo albaabada oo dhami xidhan yihiin al...
Thursday, December 18, 2014
-
Mohamoud Ahmed Jama “Dhadoon” Musharaxa U Taagan Golaha Wakiilada EE Gobalka Maroodijeex 2015
Mohamoud Ahmed Jama “Dhadoon” Musharaxa U Taagan Golaha Wakiilada EE Gobalka Maroodijeex 2015
Rabi Talo U daa waxdoontaa waxna diidaa waa erayadii musharax golaha wakiilada ee mohamoud ahmed jama (dhadoon) waa musharax u sh...
Wednesday, December 17, 2014
-
Ninka Baarlamankii Laga Fur_Furi La,yahey Ayaa Madaxweyne Laga Furfurayaa,Waa Maya; Qalinkii Axmed Xasan Cilmi (Daacad)
Mar Hore Waxaan Salaamayaa Dhamaan Sxaafada Madaxa Banaan Meelkasta oo Ay Dunida ka Joogaan
Waxaan Doonayaa In aan ka hadlo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Gudomiyaha Xisbiga WADANI Dhaqamadiisa Siyaasadeed Ee Aaney Dadku Dar...
Wednesday, December 17, 2014
-
Hambalyo Gudida Beesha Sacad Muuse , Waxey Qabteen Shaqo fiican.
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaanba bahda saxaafada,guud ahaan.
Shaley ayay aheyd markii gudidii horumarinta beesha sacad muuse fadhiisteen, ka dib markii ay ergo iyo sabaalo loogu taagi waayey labada wasiir ee midna xoolahi...
Wednesday, December 17, 2014
-
Garnaqsigii Muuse Iyo Samaale Ee Gudida Sacad-Muuse Dhawaaqa Qaadhihii Amaahda iyo Halka Ay Taalo Xaqiiqda Cabsida Muuse Ee Golaha Weynaha Kulmiye
Mar kasta oo lahadal qaado mowduuc ku sahabsan loolanka raga damacu
kaga jiro Mustaqbalka Siyaasada Xisbiga Kulmiye ee kasoo jeeda Beesha
Sacad Muuse waxa ay dad badani xasuustaan cabsida Gudoomiyaha Xisbiga
Kulmiye M...
Wednesday, December 17, 2014
-
Buuqa Qabiilka iyo Xisbiyadan Atooruhu Iska Leeyahay WAxaa Lagaga Raysan Karaa…….” Qalinka Prof. Gees
Qeybta 35aad ee DHARAARO Xusuustood Waxa Uu Gees kaga Hadlay Diiwaangelinta Madaniga Ah
“……Waar Akhristoow Buuqan Qabiilka iyo Xisbiyadan Atooruhu Iska Leeyahay Iyo Tollaay’dan WAxaa Lagaga Raysan Karaa…….Shantii Sa...
Wednesday, December 17, 2014
-
Halista Siyaasad Aan Hogaan Lahayn……Axmed Nuur Guruuje
Aduunka aynu kasoo bowsanay siyaasadda , Dadkiisu wuxuu ku mashquulsanyahay , Hawl-maalmeedka , Shaqadda , Tacliinta iyo Cilmi baadhista , Inta badana ma heli karaan fursad ay kagga fikiraan Arrimaha Caamka ah iyo Siyaasadda Wadan...
Tuesday, December 16, 2014
-
Minka Guusha Iyo Muuqaalka Xeeladaha Siyaasadeed Ee Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani . Faalo Wariye Cabdiraxmaan Aadan . Q-2aad
Mab’da Hufan Maqaal Koobsadiyo Erayo Miisaaman
Taariikh Mug Weyn Maqaal Daafacoo Masaxin Sooyaalka
Waa Mar Kale Iyo Qormo Kooban Oo Kalsan Iyo Kor Waayeel Loogu Wan-qalay , Wa Kala Huf Iyo Kala Haadin Kafada Saaraysa Muu...
Tuesday, December 16, 2014
-
Reer Awdal Haloogu Dhaarto inay Sideed sanadood Xukumayeen Dalka iyo Dadka
Salaan sharafeed baan u dirayaa dhamaan dadkayga Somaliland ee aan jeclahay, waxaan qalinka u qaatay inaan xoogaa ka iftiimiyo xaalada ka taagan Gobolka Awadal.
Gobolka Awdal wuxuu ka mid yahay Gobolada Somaliand taariikhda fac...
Tuesday, December 16, 2014
-
Siyaasigu Waa Ka Arka Dhamaadka Kaaha Ka Ifaya Hogga:!
Fahamka macnaha Erayada Xisbiyada Siyaasadda Dumuquraadiga iyo Cod bixiyaha.
Siyaasadda Toggan iyo ta Taban:
Siyaasadda togan waxay qayb ka tahay oo lagu qeexaa farshaxanka yoolka qorshaha nidaamka maamulka dowladd...
Monday, December 15, 2014
-
Hambalyo Aroos Wacan Boqorka C/naasir Aaden Xandule Iyo Boqorada Asma Cawil nuux
Aabbo Cawil Nuux Tulux, hooyo Caasha Maxamed iyo Carruurtooda, Nada Yuusuf Cumar, Ugbaad Maxamed Axmed, Mariya Maxamed Cabdillaahi iyo asxaab badan oo kale waxay hambalyo aroos u dirayaan
Boqorka:C.Naasir Aadan Xandule iyo Boq...
Saturday, December 13, 2014
-
Taxane Cusub: Gorfeynta Barnaamajkii Doorashadii 2010kii ee Xisbiga Kulmiye…Boobe Y.Ducale
Ballan-qaad afka ah….Dib haddaan u aammino
(Gorfeynta Barnaamajkii Doorashadii 2010kii ee Xisbiga Kulmiye)
“Wadaamaha la dawdabay,
Dan-yartay ka maqan tahay,
Raacdadu ma daallana,
Dorraad iyo shalay-j...
Saturday, December 13, 2014
-
“Sebenkii Xumaadaba Dar Baa Sahayda Naanayse”Cali Guray
Muj cali guray ayaa qoraal kooban oo uu soodhigay barta uu ku leeyahay facebook wuxu kaga hadlay arintii shirka dhainyarad sonyo wuxu u dhignaa sidan;
Sonyo is may qarin ee waxay cadaysatay in aanay waxba la wadaagin mucaaridka...
Saturday, December 13, 2014
-
Maxay Gudbinayaan Filimada Musasalka ahi?. Barnaamijka Diinta Iyo Nolosha Iyo Qalinkii: sheikh cabdirisaaq cabdiraxmaan xasan rakuub
Qalinkii: sheikh cabdirisaaq cabdiraxmaan xasan rakuub
Mahad Alle SWT ka dib, waxa inagu so badanaya daawashada filimada anshax xumada faafiya ee ka socda muuqaal baahiyaasha afka Soomaaliga ku baxa qaybo ka mid ah. Waxa ay gud...
Friday, December 12, 2014
-
DAAWO ;Amiin Arts Oo Sawir Cajiib Ah Ka Sameeyay Xusbiyada Kulmiye Iyo Wadani+ Saadaasha Xiligan.
HARGEISA(Wajaalenews) DAAWO ;Amiin Arts Oo Sawir Cajiib Ah Ka Sameeyay Xusbiyada Kulmiye Iyo Wadani+ Saadaasha Xiligan.
...
Friday, December 12, 2014
-
Dhalinyarooy Yaan Laydiin Dhuuman.
Waxan aad ugu mahadnaqayaa dhalinyarta dadaashay ee ku fikiray inay sameeyaan dalad isku xidha dhalinyarta soomaaliland oo dhan oo lamagac baxday SONYO, oo kusoo bilaabay meel aad u hoosaysa ilaa intay kolba jaranjaro kasii baxays...
Friday, December 12, 2014
-
Dawladdu Wax Way Qabatay Waanay Qabanaysaa Wax Badana Way Ilduufaysaa Mucaaridka Waxaan Leeyahay Adkaysi U yeesha Inta la Gaadhayo Wakhtigii Mucaaridada Xoogan Loo Baahnaa
Dawladdu Wax Way qabatay Waanay qabanaysaa Wax badana way ilduufaysaa Mucaaridka waxaan leeyahay Adkaysi U yeesha inta la gaadhayo Waqtigii Mucaaridada Xoogan Loo Baahnaa
Sida La Ogsoon yahay Mucaaridadu Waa Toosin Hadba wixii ...
Thursday, December 11, 2014
-
TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
TACSI MADAXWEYNE
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Dr. Ismaaciil Cali Jaamac La-taliyaha gaarka ah Arrimaha Caafima...
Thursday, December 11, 2014
-
ogaysiis;Bishaaro-Bishaaro Bulshoweynta Gabiley
Bishaaro-Bishaaro Bulshoweynta Gabiley
Waxaa Dhamaan Loogu Bishaaraynayaa Bulsha Weynta Ku Dhaqan Gobolka Gabiley In Laguu Furay Rug Caafimaad Oo Lagu Daweeyo Cudurada Kala Ah, Babaasiirta ,Isha ,Sixirka,Gaastariga, Faaliga,Hud...
Thursday, December 11, 2014
-
Agaasimuhu Muu Garan Ujeedada Loo Sameeyay Hay’ada La Dagaalanka Musuq-maasuqa
Agaasimaha Guud ee Hay’adda La-dagaalanka Musuq-maasuqa Md Xasan Cumar Hoori oo khudbad ka jeediyay Kulan loo qabtay xubno ka mid ah shaqaalaha dawlada waxa uu sheegay in ay daba gal iyo baadhitaan ku samaynayaan wasaaradaha iyo...
Wednesday, December 10, 2014
« Previous Page — Next Page »
|
|