ARTICLES
-
Madaxwayne Siilaanyo Oo Noqday Madaxweynaha Lixaad Ee Adduunka Ugu Mushaharka Badan (DARAASAD)
President Axmed Siilaanyo, Somaliland,(( SHL 68 Million ) $ 11,400 ; President Shimon Peres, Israel, $10,000 ; Prime Minister Mario Rajoy, Spain $ 8,800…”by: Hoodo Yusuf
Hargeysa(Wajaalenews)-Madaxweynaha Somaliland A...
Friday, January 16, 2015
-
Dhammaan Dadkani Waxay TACSI Tiiraanyo Leh U Dirayaan Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Oo Aabihii ku Geeriyooday Magaada Gabiley
Dhammaan Dadkani Waxay TACSI Tiiraanyo Leh U Dirayaan Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Maxamed Axmed Aw Cabdi(Xabiib) Oo Aabihii Ku Geeriyooday Magaaladda Gabiley; Marxuum Axmed Aw Cabdi (Axmed daacad)
cabdi cisma...
Wednesday, January 14, 2015
-
Xukuumadan Waxaa Haya Caqli La’aan ,Cilmi La,aan ,Ciirsi La’aan Cibaado La’aan iyo Cabanaan.
Xukuumadan Waxaa Haya Caqli La’aan ,Cilmi La,aan ,Ciirsi La’aan Cibaado La’aan iyo Cabanaan.
Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara)
Yaabaye,Ma Yaabteen? Yaabteen Ma Yaabay?Yaabnaye Mawadda Yaabteen?Eegaye Ma Eegtee...
Wednesday, January 14, 2015
-
Sawirka Maanta Iyo Saadaasha Kursiga
SHABAKADA WAJAALENEWS.NET;Sawirka Maanta Iyo Saadaasha Kursiga
WAJAALENEWS DESK
EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM...
Wednesday, January 14, 2015
-
Xisbiga Waddani Haloogu Dhaarto Inaan Qabiil Qaran lagu Qabsankarin…… By Gu led
xisbiga Waddani oo runtii U Xuubsiibtay hanaan qabiil ku dhisan dhankasta oo la eego haday tahay dhismaha guud ee xisbiga oo gabi ahaanba dad isku beel ahi maamulaan dalka gudihiisa waxaaba kasii daran dalka dibadiisa oo laankasta...
Wednesday, January 14, 2015
-
TACSI TIIRAANYO LEH INAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Cabdiqaadir Cabdillaahi Caydiid, Faysal Faarax Miigane, Khadar Xasan Ismaaciil, Cabdalle Siciid Cabdi, Cabdillaahi Xasan Caalin, Xuseen Maxamuud Maygaag, Khadar Sh Cabdillaahi Sh Cali-Jawhar, Maxamuud Saleebaan Sh Maxamed, Cabdiwa...
Tuesday, January 13, 2015
-
Tacsi (Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun)
Guddoomiyaha Dalladda Ururada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO Md. Mubaarik Ismaaciil Taani, Guddoomiye Ku Xigeenka, Dhammaan Xubnaha Golaha Sare ee SONYO, Agaasimaha Fulinta Dalladda SONYO Md. Siciid Maxamed Axmed, Dhammaan Shaq...
Tuesday, January 13, 2015
-
Bulshooyinka Baylahsan (Q1aad)
Bulshooyinka Baylahsan (Q1aad)
Boholyowga garashada
Iyo baaqa hirashada
Allahayoow badbaadada
Iyo baydhka xilashada
Ha ku xidhin intii baas
Bakhti-yahan xalaal neceb
Iyo booli-quutaha
Damac lagu balleysimay...
Tuesday, January 13, 2015
-
Cambaarayn Ku Socotaa Raysal Wasaaraha Cusub Maxamed Cumar Caarte Qaalib! W/Q. Naciima Cabdi Jamaac Xayd
Anigoo ah Naciima Cabdi Jamac Xayd, kuna hadlayaa dadweynaha reer Somaliland inta ila fikirka ah ama caqliga saliimka ah leh, waxaanu aad iyo aad u cambareyneynaa siyaasi Maxamed Cumar Carte Qaaliib oo aan ka xunahay magacabista l...
Monday, January 12, 2015
-
Saaxil: Gobol ka Madhan Horumarka Dalka
Gobolka saaxil waxaa uu ka mid yahay gobolada Somaliland ugu faca-weyn hadii ay nu milicsano xadaaradii qarnigii tagay waxaa uu ahaa gobolka ganacsi oo ku xidhan dunida khaas ahaan dhulyoowga carabta.
Hadaba magaala madaxda...
Monday, January 12, 2015
-
Madaxweyne Hal Aan Tabayaa Jira? (qaybtii 4Aad)
Waa mar kale iyo qormadeenii taxanaha inoo ahayd.
Sida dabiiciga ah adduunyada marka madaxweyne la dooranayo waxa ugu mihiimsan ee bud-dhig u ah in lagu xusho waxa ugu weyn waa kobcinta qalaaha , xasilinta cadaalada, xoojinta x...
Monday, January 12, 2015
-
Gudida Dabagalka Hantida Qaranka iyo Gudoomiyahooda Xildh. Obama waan Hambalyaynaynaa + MAANSO
Guddida dabagalka Hantida qaranka ee Golaha wakiilada Somaliland iyo Gudoomiyohooda da’da yar ee aqoonyahanka ah Mudane Maxamed Cali Xirsi(Obama) waxay bulshada u soo bandhigeen si daacada halka ay wax ka kharibmeen waanan ku ha...
Monday, January 12, 2015
-
Halkan Ka Akhriso; Dhacdo Aad U Xanuun Badan Oo Murti Badanina Ku Duugantahay Oo Dhex Martay Oday 70 Jir Ah Iyo Gabadh 19 Jir Ah .
Waxa Jiri Jirtay Gabadh La Yidhaa Amran Oo Ay La Dhasheen Afar Hablood Oo Ay Iyadu 5-Ku Ahayd , Waxay Ahayd 19 Jir Ku Mashquulsan Hirgalinta Himiladii Waalidkeed, Dani Ha Joogtee Waxay La Kacday Qurux Iyo Akhlaaq, Waxba Kama Taqaa...
Sunday, January 11, 2015
-
Dawladu Iyadaa Xaq Uleh Maamulka iyo Maraynta Hantida Qaranka Dastuuriyana Iibinkarta, Bixinkarta, Kirayna Karta.
Dhamaan dadkayga Somaliland waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka meel walboo aad aduunyada ka joogtaan, waxaan qalinka u qaatay inaan wax ka idhaahdo arinta maal mahan danbe dhegaheena daalisay ee ah in Dalwada Somaliland ii...
Sunday, January 11, 2015
-
Madaxweyne Hal Aan Tabayaa Jira? (qaybtii 3aad)
Waa mar kale iyo qormadeenii taxanaha inoo ahayd.
Qormadeenan kooban maanta waxaynu ku dul istaagi doonaa laba qodob oo ah laba hawlood oo dhawaaqoogu wali taagan yahay.
Sida aad ka wada dharagsan tihiin akhristayaal waxa wa...
Saturday, January 10, 2015
-
Dhaqaalihii ay Dawladii Soomaaliya ka heli jirtay Caalamka intii u dhaxaysay sanadihii 1960kii ilaa 1977kii. W/Q Cabdixakiim Mukhtaar Cali
Markii ay midoobeen Soomaaliland oo xornimadeedii ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska( 26/ June/ 1960kii), iyo dalka Soomaaliya oo iyaguna xornimadoodii ka qaadatay gumaystahii Talyaaniga (1 /July/ 1960kii , mudo yar ka dib waxa ...
Saturday, January 10, 2015
-
Ballan-Qaad Afka Ah…Dib Haddaan U Aammino (Gorfeynta Barnaamajkii Doorashadii 2010kii Ee Xisbiga Kulmiye), Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale… Qormada: 15aad.
Hal-abuurradeenna ayaa iska codsan jiray in hadalka la isu joojiyo si sheekada loo beddelo oo mowjado kale looga hadlo. Ka-rog oo haddana saar
“Wadaamaha la dawdabay,
Dan-yartay ka maqan tahay,
Raacdadu ma daallana,
...
Saturday, January 10, 2015
-
Gacan-ku-Qabashadii SNM ee Somaliland 1991-kii-W/Q: Cali CabdiCoomay
Hadalkii kala firdhiyay ciidanka Maxamed Siyaad Barre
Ciidankii Maxamed Siyaad Barre(M.S.Barre) oo markii horeba ay naafeeyeen jabhadii SNM oo aan niyad ku dagaalamayn, Markii la soo gaadhay bishii Janaweri ee sannadkii 1991-ki...
Thursday, January 8, 2015
-
Maanta Somaliland Waxay u Baahan Tahay Hogaamiye Aqoon,Karti iyo Aragti Fog leh Sida Musharaxa Madaxweynaha ee UCID Jamaal Cali Xuseen.
Somaliland oo soo martay tan iyo markii ay dib ula soo noqotay ,iyadoo marxalado kala duwan ,marka la eego ka soo kabashada dhibaatooyinkii laga dhaxlay dagaaldii shacabku la galay dawladii Siyaad Barre iyo weliba dagaaladii sokee...
Thursday, January 8, 2015
-
Hagar Daamooyinka : Xukumanada u Gadhwadeen Ka Yahay Mujaahid :Ahmed Siilaanayo.
Xukumanda u gadhwadeen ka yahay mujaahid :Ahmed Siilaanayo waxay noqotay Ka daroo Dibi dhal. Waxa mar walba Xaaran inaga ahayd inaan wada hadal ama aqoonsi ka raadino Dowlad yabyab ah oo beesha calamku curyamisay Siday u lahayen s...
Wednesday, January 7, 2015
-
AKHRI;“Abwaan Jiheeye Oo Gabay Baroor diiq Ah U Tiriyey Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax” SAMIRSIIS:
AKHRI;“Abwaan Jiheeye Oo Gabay Baroor diiq Ah U Tiriyey Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax” SAMIRSIIS:
Gabeygan la magac baxay samirsiis waxaa tiriyey Abwaan: ismaaciil Yuusuf Cabdi (Jiheeye), waxaanu ugu baroordiiq...
Wednesday, January 7, 2015
-
DAAWO; SAWIRKA MAANTA IYO SAADAASHA SULDAANKA WARAB; Qalinle ARTS;
DAAWO; SAWIRKA MAANTA IYO SAADAASHA SULDAANKA WARAB; Qalinle ARTS; QARNIGA
SAWIRKA WAA SIDAA UDHIGAY ARTS QARNIGA QALINE ARTS...
Wednesday, January 7, 2015
-
BOQORKII ABAALKA XUMAA ?
Waxa jiri jiray Boqor cidda uu la coloobo, waxa uu u tuuri jiray EEY meel god ah ku xaraysan. maalintii danbe ayuu Boqorkii wasiirkiisii madaxtooyada la coloobay, kabacdina waxa uu Askartiisi uu ku amray in EEY-dii loo tuuro, Wasi...
Tuesday, January 6, 2015
-
Baaq Taageero ah; Guddiga Horumarinta Sacad Muuse Ee Hoodaale
Guddiga Horumanrinta Hoodaale ee Beelaha Sacad Muuse waxa uu hambalyo u dirayaa labada beelood ee walaalaha ah ee bariga Dawlad Degaanka Somalida ee Itoobiya wada degan ee kazoo kala jeeda deegaanada Xarshin iyo Dhagaxbuur oo khil...
Sunday, January 4, 2015
-
Ma Haboona In Kastamka Caynabo Laga Baahiyo Warar Aan Sal iyo Raadtoona Lahayn,
Annaga oo ah shaqaallaha ka hawlagala Kastamka Caynabo, waxaanu halkan si wada jir ah uga cambaaraynaynaa maqaal ku soo baxay shabakadda wararka ee Aftahannews, kaas oo ka hadalayey arrimo la xidhiidha musuqmaasuq ka jira kastamka...
Sunday, January 4, 2015
-
DAAWO; Aamin Arts Oo Sawir Cajiiba Ku Muujiyay fashilaada Xukuumada Kulmiye+SAWIR
HARGEISA(WAJAALENEWS);DAAWO; Aamin Arts Oo Sawir Cajiiba Ku Muujiyay fashilaada Xukuumada Kulmiye+SAWIRO
...
Saturday, January 3, 2015
-
Suxufi Axmed Cismaan Batuun Oo Maanso Baroordiiq iyo Duco ah Ka Tiriyey Geeridii Ku Timid Marxuum Maxamed-rashiid
Hargeysa (Wajaalenews)-Suxufi Axmed Cismaan Batuun oo ka mid ah suxufiyiinta ay sida aadka ah isugu dhawaayeen Marxuum Maxamed-rashiid Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyee ayaa maanso baroordiiq iyo duco ah ka tiriyey geerida...
Saturday, January 3, 2015
-
Sanadka 2015-ku Miyaanu Wali U Billan Aqalka Madaxtooyada?
Ma Faalkaa diiday, mise waa farsamo Maamul.
Hargeysa(Wajaalenews-Aqalka looga arrimiyo Somaliland, ayaan dareen ahaan Bulshada Caalamka iyo Shacbiga Somaliland la wadaagin curashada Sanadka cusub ee 215-ka oo galay ma...
Friday, January 2, 2015
-
Maxaad Kala Socotaa Horumarka Dhinacyadda Badan Ee Ka Socda Dalka Jabuuti
Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa mudadda uu ka talinayay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele, waxay ku talaabsatay horumar aad u weyn, Waaxyaabaha horumarka ah ee ay ku talaabsatay dawlada jabuuti ee la taaban karo waxa ka mid ah....
Friday, January 2, 2015
-
Hambalyo Dhalasho Wacan;
Dhamaan Masuliyiinta Iyo Hawlwadeenada Shabaka Wararka Ee Wajaalenews Waxay Hambalyo Dhalasho Wacan U Dirayaa Maxamed Cabdi Jaamac Iyo Marwadiisa Farax Aadan Siciid Oo Maanta Wiil Ugu Dhashay Magaalada Burco Ee Gobolka Togdhee...
Thursday, January 1, 2015
-
GUDAHA KA AKHRI ;GABAYGA (RAAD ABEESO) ABWAAN MAXAMED AW CALI CARTAN “Haldeeq”
Gabaygan “RAAD ABEESO” waxa curiyay Abwaan Maxamed Aw Cali Cartan “Haldeeq”, 25.10.2014 Gabaygani waxa uu si qoto dheer u iftiiminayaa dhibaatada iyo aafada culus ee ay qabyaaladdu nolosha bani aadamka gayaysiiso. Iy...
Wednesday, December 31, 2014
-
Dharaaro Xusuustood-W/Q Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 36aad “Waar bal ila jiid waa Jabuutoo waar Jamhuuriyaddaan ku darayaa”
Lix damaadkii ayaa idaacadda Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed laga qaadi jiray heestaasi, markii Soomaali-weyn loo jibaysnaa. Dhowaan markii ergooyin ka kala socda Xukuumaddaha Soomaaliya iyo Somaliland ay ku kulmeen shir ay ku wadahad...
Wednesday, December 31, 2014
-
Wargalinta U Diyaar garowga Munaasibadda Xuska dhalashada Rasuulka Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaatee;
War-Saxaafadeed
Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qabanqaabbinta Xafladaha & Xusaska Diiniga ah ee (Jimciyatul Axbaab) oo xarunteeda guud tahay Caasimada Somaliland ee Hargeysa ,ayaa waxay Bulshada Muslimiinta ah meel kasta...
Wednesday, December 31, 2014
-
Bad-baadinta Barbaarta Dalka iyo Toosinta Dowlada W/Q Aamina Cali Muuse
dhamaan Akhristayaasha sharafta leh waxaan idinku Salaamaya salaanta islaamka ASALAAMU CALAYKUM WAX RAXMATULAAHI WABARAKAATU Waxaan Jecelahay in maqaalkan si qoto dheer ugu lafa guro Duruufaha Baahasan ee dalka ka jira ee dhinac...
Tuesday, December 30, 2014
-
Abwaan WEEDHSAME Oo Gabay Baroordiiqa U Tiriyay Geerida Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax
London(Wajaalenews):- Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa waxa uu Gabay Baroordiiqa u tiriyey Geerida ku timi Xoghayihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo maanta si heer qarana ...
Tuesday, December 30, 2014
-
Dhacdo ;Waxay Kaligeed Qol La Seexatay nin 20-jir Ah..Siduu Ka Yeelay?
Gabadh Dhalinyar Ah, Oo Kaligeed Qol La Seexatay nin 20-jir Ah..Maxaa Ka Raacay?
Albaabka ayuu ka furay markaasuu ku yidhi “Tuma ayaad tahay?”. Waxay ugu jawaabtay: “Waxaan ahay ardayad, waxaan la socday dugsigayga oo tir...
Tuesday, December 30, 2014
-
Maxaa Jabuuti Ka Soo Go’ay; Qalinkii Garyaqaan Cabdale Dahir Adan
Geediga dheer ee ay bulshadeenu ugu jirto in ay ka mid noqoto bulshooyinka qaran maamuus iyo milgo leh ku nool sida dhigood, maaha mid hal maalin nasasho ama geed hadhkiis ku yara nastay, ee waa mid aan loo kala hadhin qof weyn iy...
Tuesday, December 30, 2014
-
War-Gelin: Aaska Xoghayihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA)
Guddida Qabanqaabada Aaska Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA) Marxuum Maxamed-Rashiid Muxumed Faarax Caalin, waxay dhamaan ehelada, Qaraabada iyo dhammaan ummadda reers Somaliland ku wargelinayaan in maalinta Beri ah...
Monday, December 29, 2014
-
Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaa Qoyska REER MUXUMED FAARAX, Dhamaan Bahda Saxaafada JSL
inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska Reer Muxumed Faarax, dhamaan bahda saxaafada iyo Shacab waynaha Reer Somaliland, Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Xoghayihii Hore ee SOLJA MAXAM...
Monday, December 29, 2014
-
Marxuum Maxamed-rashiid: Gole Igu Bannaanaa Wallee Garab La’aaneede,,Qalinka: Hassan Hussein Abdillahi Hassan (Keefkeef]}
'Subaxii hore ee saaka, markii aan toosay warkii iigu horreeyey ee aan ku waa-beriistay saaka markaan toosay waxa uu ahaa, geerida naxdinta leh ee Alla ha u naxariistee Marxuum Maxamed-rashiid, oo aniga si gaar ah ii taabatay geer...
Monday, December 29, 2014
« Previous Page — Next Page »
|
|