ARTICLES
-
Allow Cigaal Yaa uga Warama Caawa Waxa Jooga (Dagaalka Qabow Ee Aduunyada)
Marka aynu dib u raacno Sooyaalka Taariikhda ee Mandaqadaha Bariga
Dhexe iyo Xidhiidhka Diblamaasiyada Dalalka Carbeed iyo Dowladaha Reer
Galbeedka waxa Xusid Mudan Wakhtigii Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal uu
hayay talada ...
Tuesday, February 10, 2015
-
Maalin Ugu Darimayno Madaxweyne Siilaanyo: Aqoonyahanka Beesha Cumar Jibriil.
Anagoo ah Aqoonyahanka, Waxgaradka iyo Dhalinyarada Beesha Cumar Jibriil H/jeco, Waxaanu halkan ku cadayneynaa inaanu kazoo horjeedno in Madaxweyne Axmed Siilaanyo Muddo Kordhin loo sameeyo marka ay ka dhamaato muddo xileedkiisu, ...
Tuesday, February 10, 2015
-
Biyo la ‘aan iyo Wada Xumo
Qodobka labaad waa wadooyimka,wadooyinku waa kuwa ugu muhiimsan kaabayaasha dhaqaalaha ee dal leeyahay
Marka hore waxaa mahad iskale ilahay,malabaadka waxaan salaamayaa akhrista yaasha sharaftale, sidaan wada ognahay biyohu waa...
Tuesday, February 10, 2015
-
Telefiishanka Qaranku Sawir Nooceeya Ayuu Ka Gudbiyaa Xukuumada?
Isha kaliyaata Ee umada war gelisa una bandhigta, gudbisa wax Qabadka xukuumada ayaa runtii ah telefiishanka qaranku leeyahay oo runtii U xilsaaran isku xidhka umada iyo xukuumada.
Hadaba marka xukuumadu si wayn ugu hagar baxdo...
Sunday, February 8, 2015
-
“Buurmadaw Malaa Albaabka Madaxtooyada Oo Uu Garanaayo Ayaa Laga Xidhay”
Hargeysa (Wajaalenews)-Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii dhawaan ka soo yeedhay Boqor Buurmadaw, oo ay isku hayb yihiin Madaxweynaha, kaas o...
Sunday, February 8, 2015
-
Waa kuma Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Jaamac (Falay) ?
Madaxweynaha JSL Somaliland oo habeenkii xalay ahaa soo saaray Digreeto Madaxweyne islamarkaana ku sameeyey isku bedel Badhasaabada Gobolka Magaaabic iyo xilka ka xayuubin ayaa Gobolka Sanaag u magacaabay Axmed Cabdi falay oo hada...
Sunday, February 8, 2015
-
Naftaada iyo Caqligaaga oo aad kalsooni buuxda ku qabto waxaad ku gaadhi kartaa Guul
Akhriste, ma misaami kartaa caqligaaga iyo maskaxdaada inta cilmi ah ee ku jirta, waa muhiim inaad ogaatid naftaada, awoodada iyo kartidaadu intay tahay, ha ku koobin maskaxdaada shay ama laba ama xataa saddex, ka faa’iidee mask...
Sunday, February 8, 2015
-
SOMALILAND: Xawaaraha Dhalinyarada Suudalaysa Iyo siidhka Qoomiyada Oromada! W/Q: Cabdilaahi Xasan Budul
Da’yar farabadn oo reer Somaliland ah ayaa dalka ka suudalay,iyadoo sanadihii u dambeeyay ay qaar farabadan oo ka mid ahi u haajireen wadamada shisheeye,iayagoo sii maray rafaad iyo dhibaato badan,halka qaar badan oo ka mid ahin...
Friday, February 6, 2015
-
Inlabedalo/Eryo Madaxda Hay’adaha Dawladu Waxay Ka Mid Tahay Sunnaha Dawladnimo.
Si loo hirgaliyo siyaasad degan oo jihaysan oo dalka gaadhsiin karta horumar la taaban karo waxaa muhiim ah in mas'uul kasta oo dawladeed marka la bedalayo/eryayo ay la xisaabtanto cidda uu u idman yahay ee awooda bedalaadiisa/eri...
Thursday, February 5, 2015
-
Socdaalkii Buur iyo Bannaan wuxuu Daliil u ahaa Guulaha Xukuumadda M-weyne Silaanyo!
Socdaalkii dheeraa ee Buur iyo Bannaan ee M/weynaha JSL iyo weftigiisii cuslaa ay ku marayeen gobollada, degmooyinka iyo tuulooyinka dalka oo dhan [min Baki (Awdal) ilaa Gambadhe (Sool), min Coodanle iyo Balli-dhiig (Togdheer) ill...
Wednesday, February 4, 2015
-
DAAWO;Sawirka Todobaadka Siyaasada Siilaanyo Sirta Xaalada Awdal Amin Arts
DAAWO;Sawirka Todobaadka Siyaasada Siilaanyo Sirta Xaalada Awdal Amin Arts
...
Tuesday, February 3, 2015
-
Lix Hadal oo marwada madaxweynuhu Amina Weris ay hadal hayn u leedahay : by Abdi Mustafe
Lix Hadal oo marwada madaxweynuhu Amina Weris ay hadal hayn u leedahay : by Abdi Mustafe
1) Marka xukuumadu wax kharibtu ee bulshadu ka hadasho Amina Weris waxay ku celcelisaa markay maqasho xukuumada waa lagu kacsanyay, ...
Tuesday, February 3, 2015
-
Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee W/Ameerika ee Xisbiga Wadani Marwo Suhuur oo DHanbaal hambalya ah u Dirtay ciidanka qaranka somaliland
Toronto(W.N): Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee waqooyi ameerika ee xisbiga wadani isla markaana ah safiirka wareega Marwo Suhuur Xasan Abiib ayaa maanta iyadoo ku sugan dalka kanada gaar ahaan magaalada toronto waxay dhambaal h...
Monday, February 2, 2015
-
Puthland Iyadoo Ah Hoyga Argagixisada iyo Budhcad Badeeda ah Maaha Inay Somaliland Ku Eedayso Waxaan Geyin
Dhamaanteen iyo umada caalamkuba iyadoo ogsoon in Maamul goboleedka Somaliya ee loo yaqaan Putland uu yahay maamul yar oo macmal ah islamarkaana isagu abaan duulaha Budhcad badeeda iyo howga alshabaab waa nasiim daro inuu Somalila...
Sunday, February 1, 2015
-
Wixii Kala Qabsadey Laba Qoraa. W/Q: Mustafe M.KHeyre
Wixii Kala Qabsadey Laba Qoraa. W/Q: Mustafe M.KHeyre
Qoraaga caanka ah William Zinsser ayaa buuggiisa “On writing well” ku soo bandhigay arrin cajiib ah oo uu la kulmay maalin uu ka qayb-galay munaasibad uu qabanqaabiyey ...
Sunday, February 1, 2015
-
Somaliland Waxay Awood Uleedahay Iyadoon Hub Cusub Lasoo Dagin inay xuduudaheeda sugato.
Waxaa Hubaal ah Cadaawada Uu maamulka Majeerteeniya Uqabo Janhuriyada Somaliland inay Gaadhay Heer wanjalaad iyo Beenka abuur ay ku dhawaaqeen. Iyago ka xun kana Baa.aya sumcada wayn ee Jamhuuriyada Somaliland kaga Kasbatay Caalam...
Saturday, January 31, 2015
-
Qabyaalada uu Xisbiga wadani doonayo in uu kursiga ku hanto iyo argatida shacabka reer Somaliland kala durugsanaa?
Waxa aan halkan ka salaamaya shacbi waynaha reer Somaliland iyo saxaafada madax banaan iyo inta lexjecladu ka hayso wadanka,
...
Friday, January 30, 2015
-
KOR UQAADKA WAXBARASHA IYO KOBCINTA AQOONTA ;Sh Jaabir
Afka soomaaliga oo akhriskiisu igu adkaa ayaan ka dhigin naftayda inaan ahaado nimaan u dhalan laakiin waxay ciladu iga raacday jahliga aan kaga sugnaa qoraalka iyo akhrista xuruufta
Waxbarashadii igu seegtay yaraantu waxay I d...
Thursday, January 29, 2015
-
Boqor Buurmadow Waakii Cali Gurey Inoo Sheegayoo Waa Jaajuuska Is Jaajuusaya,
Marka hore waxaan salaamayaa bahda hadhwanaagnews ee had iyo jeer
dadweynaha usoo deysa aragtida iyo cabirka fikirdaha kala duwan,
hadaan intaa ku dhaafo waxa aan Maqaalkeygan kaga hadlayaa ninka
layidhaa Boqor Buurma...
Thursday, January 29, 2015
-
Maxaa ka Dhexeeya Falaga Iyo Astaamaha Xisbiyada ?
Waxa jiray wax ay kaga soocnaayeen urruraddii ku soo bixi waayey tartanka doorashooyinkii dalka ka qabsoomay, saddexdda xisbi qaran ee UCID, WADDANI iyo Xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE, taasoo ah dhinaca astaanta saddexda xi...
Wednesday, January 28, 2015
-
Xilwareejintii Qarniga Iyo Mubaarik Oo Mahadho Taariikh Reebtay Kaga Tagey SONYO ‘Qalinkii: A.A Ciidle
Waxay ahayd maalintii Axadii oo hotel Maansoor lagu qabtay xilwareejin uu hadheeyay muran bil socday oo ka dhashay mudadii xilhaynta masuuliyiinta dalladda dhalinyarada ee SONYO ,waana xil iyo caaddadii inlaysku qardoofo masuuliya...
Wednesday, January 28, 2015
-
Su’aashii adkayd ee Saaxiibbadii Reer Afrika – W/Q. Maxamed Haaruun
Magacyadoodu waa Tomas Matenga iyo Abraham Mateta. Waxa ay ka kala yimaadeen Saambiya iyo Simbaabwi. Jaamacadda Leeds oo qudhaydu ba an haatan arday ka ahay ayay iyaku na tacliin u yimaadeen, sharciga ayayna bartaan. Sida ay marka...
Sunday, January 25, 2015
-
Waayeel Qooqay; Qalinkii Garyaqaan Cabdale Dahir Adan
Maalmuhu waa hadhooyinka nolosha nolosha, waxana ay ka mid kastaa kaga gadisan tahay ta kale, waxa malintaas guul ama guul-daro ku qoran bogeeda, se cida wanaagaas ama xumaantaas ku qoraysaa waa bulshada, marka ay timaado doorasha...
Sunday, January 25, 2015
-
Dhamaan Masuuliyiintan Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Sh Cabdilaahi Loodoon Oo Geeriyooday Magaalada Hargaysa,
INAALILAAHI WA.INAA ILAYHI RAAJUCUUN Dhamaan Masuuliyiintan Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Sh Cabdilaahi Loodoon Oo Geeriyooday Magaalada Hargaysa,
Dhamaan Masuuliyiintan Wa...
Sunday, January 25, 2015
-
Turkigii Somalia Raacye Maxaa u Talo ah Somaliland?
Maqaal Xiiso leh: Turkigii Dhinac Raac laakiin Somaliland ma kula socotaa?
Turkigii Somalia Raacye Maxaa u Talo ah Somaliland?
Haddaan run ku sheego tobankan shay, Turkigu maanu kala Raacin Somaliland iyo Somaliya
...
Saturday, January 24, 2015
-
Budget 2015:$39.5 Million:Khasnada madow ee Wasiir Xirsi maamulo
Waxa jirta xisaab laga maamulo “MADAXTOOYADA” oo rasmi ahaan loo yaqaano “ KHASNADA GUUD EE QARANKA- SUBHEAD 152”. Odoroska 2015 waxa loo qoondeeyay $ 39.5 Million(( SHL 236 Billion) .Wasiir Samaale wuxuu mas’ool ka yaha...
Saturday, January 24, 2015
-
SAWIRKA MAANTA
SAWIRKA MAANTA
...
Saturday, January 24, 2015
-
Qoysoow maxaad tahay?Nada Cumar
Dhallin Mida Wax kasta oo uu Alle abuuray waxa uu ka kooban yahay isu tagga Lab iyo dhaddig. Labka iyo dhadigga midina kama maarmo ka kale, mid waliba waxa uu ku tamariyaa tayo iyo tognaanna ku yeeshaa marka uu helo lammaane dhigg...
Saturday, January 24, 2015
-
DHAGAXII BISLAAN WAA….(Q.3aad)Muj Cali Guray
Dadwaynaha Degmada Farawayne waftigii Madaxaynaha waxay nasiib uga heleen laba siigo. Mar iyagoo xaga Waddo Makaahiil kaga yimi oo muraayaduhu u wada dalacan yihiin oo lunsan ayay dhex mareen oo wadada Hargeysa hoos u raaceen, had...
Friday, January 23, 2015
-
Xanuunka “MUUQO” Oo Dalka Ku Soo Badanaya; W.Q. Yaasiin Muxumed Cadde
Daraasad aan rasmi ahayn iyo baadhitaano dhinaca qoraallada ah oo aan muddo ku samaynayey dhacdooyin iyo dhaqano bulshadeena ku fidayayaa waxay ii muujiyeen in dalkeena maalinba maalinta ka dambaysa ay ku soo badanayaan xanuuno na...
Thursday, January 22, 2015
-
Xasaasiyada Dareemayaasha 3aad.Qalinkii Sh, Jaabir Herbalist
Qormadan sadexaad oo aan rabo inay gabogabo u noqoto taxanehii aan kagasoo hadlaynay ee caafimaadka iyo daryeelka xubnaha dareenka ee ay kamidka yihiin indhaha,dhagaha,sanka,dhadhanka,dareenka guud ee jidhka,iyo dareenka lixdaad o...
Wednesday, January 21, 2015
-
Haddii Aad Safar Ama Dalxiis Ku Tagto Caasimada Somaliland Iska Jir Goobaha Laga Raaco Basaska Halis Khatar Ah filo Markaad Marayso !!!SALEEBAAN XUQUUQ
Gaadiidka Dadwaynaha Caasimada oo Markay Waayeen Maamul Gacanta Ku Qabta oo Dadwaynaha Caasimada uga Faa'iideeya sida ugu wanaagsan ee ay ugu Danaynsan Lahaayeen ayay Basas Layaashii Waxay isu rogeen Masuuliyiin Gacanta ku haya Fa...
Wednesday, January 21, 2015
-
Minka Guusha Iyo Muuqaalada Xeeladaha Siyaasadeed Ee Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani . Faalo Wariye Cabdiraxmaan Aadan . Q.4aad .
Minka Guusha Iyo Muuqaalada Xeeladaha Siyaasadeed Ee Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani . Faalo Wariye Cabdiraxmaan Aadan . Q.4aad .
⦁ Mab’da Hufan Maqaal Koobsadiyo Erayo Miisaaman
⦁ Taariikh Mug We...
Wednesday, January 21, 2015
-
Dhagixii Bislaanwaa…..(Q.1aad)Muj Cali Guray
In kastoo dhir yaabliyo
Dhamac xoogle lagu shiday
Ma dhadhaab bislaadoo
Sida dhaylo suulkiyo
Lagu goosto dhooshoo
HILIB LAGA DHISHAA JIRA?
Wafti xukuumadda ah oo aanu Madaxwaynaha laftiisu hogaaminayn oo maray in...
Tuesday, January 20, 2015
-
Somaliland: Qaylo-dhaan Wadan (Kacaa-kufka Siyaasada Somaliland)!!!!
Fiiro-gaar ah:
Maqaalkani waxaan qorey ku sinaan lix sanno ka hor mar xafiiskeyga shaqo ahaa Magaalada Burco xilligaasi oo aan aad iskugu mashquulin jirey xaaladeena aniga oo malaheyga kooban aad ugu dheganaa in aan arrimaha si d...
Tuesday, January 20, 2015
-
Is_Badalkii Nidaamkii Siyaasadeed Ee Qaarada Africa Dhamaadkii Qarnigii 20aad. W/Q Cabdixakiim Mukhtaar Cali Q3aad.
Qormadeenii u dambaysay waxa aynu kaga soo haddalnay oo aynu ku soo iftiiminay in Qaarada Africa uu is badal ku dhacay nidaamkii siyaasadeed, waxa aynu soo xusnay in dalal ka mid ah Qaarada Africa ay ka dhaceen doorashooyin, lagun...
Monday, January 19, 2015
-
Gabiley Ka Gudooma Boogadin Kale Iyo Hambalyo Dheeraad Ah Dawlada Xirsi Ee Somaliland(Reer Gabiley Waa Oromo) Mr Hersi
Waxaa haddaba xusuus mudan in la oogaado hagardaamada iyo dhibaatada ay u gaystay dawladani reer Gabiley
Dawlada maanta dalka ka Talisa ee kulmiye ayaa lagu tilmaamaa in reer gabiley aanay u kala hadhin taageeradeeda iyo soo sa...
Saturday, January 17, 2015
-
XASAASIYADA IYO DAREENKA MAQAARKA Q2aad ;Sh Jaabir Herblist
Qaybtii hore ee qormadeena waxaynu halkii ugu danbaysay kasoo hadalnay in sanka qofku u baahan yahay daryeel joogto ah oo ay ka kow tahay nadaafadu,isla markaana loo baahan yahay in laga dhawro wixii halis ku ah sanka………
...
Saturday, January 17, 2015
-
Siilaanyo oo socod, Sara-joog iyo Siigo kaga soo laabtay Awdal
Cabsidii Dilla+ Ciirsigii Baki + Caraabihii Jiiraha + Cawa-darantii Boorama + calool-xumadii kulanka iyo Calmashada Caweyska Wajaale
Hargeysa(Wajaalenews)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaan...
Friday, January 16, 2015
-
DAAWO ;Sawirka Maanta Iyo Dagaalada Qarsoon Ee Somaliya. Amin arts.
HARGEISA(Wajaalenews) DAAWO ;Sawirka Maanta Iyo Dagaalada Qarsoon Ee Somaliya. Amin arts.
...
Friday, January 16, 2015
« Previous Page — Next Page »
|
|