ARTICLES
-
Maxamed Cabdikarim Oo Ka Dayriyay Xaalada Siyaasadeed Ee Qaranka Xusayna In Xirsi Yahay Cadceed Sii Dhacaysa
joojiyeena deeqihii dibu dhiska waddoyinka ee ay bixinayeen midawga yurub, sidoo kale dakhliga wakaaladda biyaha
Qarankani wuxuu u baahan yahay isbadal siyaasadeed , mid dhaqaale iyo aragti cusub oo lagu samato bixin karo qaran...
Monday, March 2, 2015
-
Faalo: Isku Shaandhayta Joogtada Ah Iyo Dhibta Ay Dalka Ku Hayso-W/Q Xamse Baashe Muxumed (Shaadhey)
“Maqaal(Article) kasta oo aan qoraa wax uu ka turjumayaa xaalada dhabta ah ee uu ka hadlaayo, mana aha mid buun buunin ama beeni ku jirto, isla markaana maaha mid aan ka gaabsanayo ka hadalkiisa”
Sida aan ka warqabno waxa d...
Monday, March 2, 2015
-
Hambalyo Aroos Wacan, Abwaan Xasan Daahir Ismaacil(Weedhsame)Iyo Marwadiisa Hoodo Maxamuud Axmed,
Dhamaan masuuliyiinta, madaxdhaqameedka culimo awdiinta aqoonyahanka hoosku qorani waxay hambalyo aroos Wacan udirayaan ABWAAN XASAN DAAHIR ISMAACIIL (WEEDHSAME) IYO MARWADIISA HOODO MAXAMUUD AXMED OO CAAWA AQALGALKOODU KA DHACAY ...
Friday, February 27, 2015
-
Suldaan maxamed Arinka Berbera ee uu ka Hadlayo Milgihiisa may ahayn, Waanuu ku Qaldan Yahay ,Waxa kaluu ku Gefey Bulshada Reer Saaxil iyo Guud ahaanba Ummadda S/land.
Qormadan Maanta Si Kooban u Dul Mari Taariikhdii Beerta Suldaan Abdillahii ee Hargeysa:
lud
Taariikhda Saldanadda Guud ee Somaliland oo ku Suntan in Sannadlii 1722 Suldaankii ugu Horerey la Caleem Saaray, Suldaam Guleed ...
Friday, February 27, 2015
-
Hogaanka Xisbiga Wadani Isagoo Ah Hogaankii Sharci Dajinta Dalka Ayuu Ku Gafay Sharcigii Iyo Golihii uu Madaxda u Ahaa;Qalinkii madhiin,
Waxa malmahan laga hadlaye doorashadu in mudadeeda Ku dhacdo waxana hadal hayay asxaabta qaranka hadaba marka iswaydiino doorashadu hadii ay wakhtigeeda Ku dhici waydo yaa iska le dabigeeda ama max a dhici kara anigu marka ray...
Friday, February 27, 2015
-
“waxan soo jeedinayaa in laga hawl galo sidii beesha….looga soo reebi lahaa siilaanyo oo umuuqda inuu la rabo sidii beeshii Mareexaan oo la ogaa halkuu Siyaad Barre dhigey”
waxaan soo jeedinayaa in laga hawl galo sidii beesha Habar jeclo looga soo reebi lahaa siilaanyo oo ay ka muuqato inuu la rabo, sidii beeshii Mareexaan oo la ogaa halkuu Siyaad Barre dhigey.
waxaynu u soo joogney waxyaalo fara ...
Thursday, February 26, 2015
-
“Waxa La Sheegay In Xukuumaddu Ay Maalin Dhaweyd U Dabaaldegtay Guulaha Ay Ka Gaadhay Gacan Ku Dhigida….” W/Q:Mujaahid Cali Xaraaro
Xukuumadda Siilaanyo saxaafadda madaxa-bannaan in way xidhay,in way iibsatay,ina iyadaaba iska leh,ina weerar iyo dagaal bay ku haysaa….ee bulshooy saxaafadda madaxa-bannaan waxay u baahan tahay in laga xoreeyo xukuumadda Siilaa...
Wednesday, February 25, 2015
-
Xadka Djabouti Xidhatay Ma Waxa Lala Sugayaa Inuu Ka Hadlo Wasiiru Khaarajiga Soomaaliya Sidii Kii Macdanta Ee Siimoodi?
“Deegaanba awr baa
Ku kor doobinaayoo,
Waxay daawadaan hebel
Lagu yidhi dartiin baa
Duubka loogu xidhayoo,
La yidhaahdo, “Kama-dege”;
Durbaan bay u tumayaan
Intuu dooddiyaayoo
Hadday cidi danqaabtana
...
Wednesday, February 25, 2015
-
Hambalyo Meher Wacan
Waxa Hambalyo Meher Wacan Diraya Hooyo Saado Cali Axmad iyo caruurteeda oo kala ah:- Eng Maxamed Cabdiraxmaan Habane mustafe, Cabdiraxmaan Habane, Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Habane , Cabdiqadir Cabdiraxmaan Habane Asiya Cabdiraxmaan...
Wednesday, February 25, 2015
-
Berbera Waxay Beesha Siilaanyo Ka Wadaa Waa Deegaameyn Qabyaaladeysan.
Xukuumada siilaanyo oo adeegsanaysa awooda,dawladnimo ayaa waxay dadaal xoogan u gashay,tan iyo markii la doortay in ay deegaameyn balaadhan ka samaysato deegaanka berbera,iyadoo siyaabo kala duwan,ugu soo duushay berbera,ooh ore ...
Tuesday, February 24, 2015
-
Hiil Bay Ubaahan Yihiin Hooyooyinku.!!W/Q Zakariye Jaylaani
Tan iyo maalintii ay bur burtay Dawladii dhaexe ee somaliyeed deegaanada kal duwan ee soomaalida waxa lagu arkaa hooyooyin badan oo dayacan Kadib markii ay ragii gabeen kaalintii masuulnimada qoyska ee ilaahay (SWT)ku waa jibiyey ...
Tuesday, February 24, 2015
-
Buur Madow Labaatan Wajiile Inuu Yahay Waa Macruufe Dhab Maka Tahey Kalgaceylka Uu Qabo Siilaanyo Iyo Qoyskiisa,
Marka aynu dib ugu laabano Taariikhda Somaliland ee Qoyan oo aan aheyn
mid sii durugsan waxeynu Tusaale dhow ku soo qaadan karnaa ayaamihii
loolanka adag iyo xafiiltanka culusi u dhexeeyay Xisbiyadii Kulmiye
iyo Udub ee a...
Monday, February 23, 2015
-
Jawaab Daahir Calasow Tafatiraha mareegta Waaga cusub oo Somaliland ku eedeeyay in ay ku lug lahayd qarraxii Muqdisho Hotel Central.
( Qalin Maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim) phone 4442363
FG: qoraalka Daahir Calasow oo dhaammaystiran hoos ka akhri “qoraalkan inta aan calaamadda madow u sameeyay waa meelihii aan is lahaa gefef baa ku jira ayaan suntay, sida...
Monday, February 23, 2015
-
Maanso Cusub: Xumaan Ka Nasahan Nabigu(NNKH) By Abwaan Siciid Mohamed Salaad
By Abwaan Siciid Mohamed Salaad
Waxa dhawaanahan caalamka siiba dunida reer galbeedka ka socday aflagaadooyin lagula kacayay Nabigeenii Maxamed ahaa naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaate taas oo saxaafada reer galbeedku s...
Monday, February 23, 2015
-
DAAWO;Sawirka Hirdanka Xusbiga Kulmiye Iyo Xaalada Doorashada Somaliland,
HARGEISA(Wajaalenews) DAAWO;Sawirka Hirdanka Xusbiga Kulmiye Iyo Xaalada Doorashada Somaliland,
...
Sunday, February 22, 2015
-
Siyaasadda u Rahman Baasaboorka Djibouti!!
Horta Xuskii hore ee Afka Somaliga ee ka Dhacay Djibouti, Madaxweyne Siilaanyo isagoo maxay metelaya ayuu ka qaybgalay? Illeyn Akademiyadda Afka Somaligu waxay ka kooban tahay Afar Degmo oo kala ah Somalia, Djibouti, Ethiopia iyo ...
Sunday, February 22, 2015
-
HAMBALYO MEHER WACAN
Eng. Abdirisak Ismail Qalinle (Itaqile), Abdikarim Ismail Hariir (Karo), Eng. Abdirahman Fais Abdi Farah, Mustafe Sheikh Nouh Jama, Ugaas Mustafe Mohamed Abdilahi, Mohamed Abdi Aw Mohamoud Ahdar, Jaamac Mohamed Hassan, Saed Abdiri...
Friday, February 20, 2015
-
Dhamaan Masuuliyiinta Iyo Hawlwadeenada Shabakada Wajaalenews Waxay Tacsi Tiraanyo Leh U Dirayaa Qoyskii iyo Qarabadii u baxay Marxuum Cabdixamiid Maxamuud Gadhle.
INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN NOOLEBA WAA DHINTE
Dhamaan Masuuliyiinta Iyo Hawlwadenada Shakabada Wararka Ee jawaalenews waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhamaan bulshada reer somaliland gaar ahaan qoyskii iyo qar...
Friday, February 20, 2015
-
Daraasad Lagu Ogaaday In Haweenku Hayn Karaan Sirta Muddo 38 Saacadood Oo Keliya
Daraasad dhanka cilmiga bulshada ah oo Maraykanku sameeyeen ayaa muujisay in haweenku hayn karaan sirta wax ka yar 38 saacadood, badankooduna ay sirta u gudbiyaan dad aanay khusayn oo aan danaynayn.
Drs Margaret Powell oo...
Friday, February 20, 2015
-
“Madaxweyne,Waxaan Ku Leeyahay Doorashada Qabo,Marka Lagaa Helana Gelbis Ku Wareeji Siddii Daahir” Mujaahid Cali xaraaro
“Hal waxaan leeyahay Muuse Biixi Cabdi, Halna waxaan leeyahay Saleebaan Gaal” GUDDAHA KA AKHRI: Kelmado kooban oo Mujaahid Cali Xaraaro kula hadlay Masuuliyiintan
Hargeysa (Wajaalenews) Mujaahid cali cismaan Libaax (Cali Xa...
Friday, February 20, 2015
-
Wasiirka Madaxtooyada oo Soor Ceebeed ku casuumay Ardaydii Ka Qalin Jebisay Jaamacada Timacade.
Wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi x Cali oo had iyo jeer in lagu amaano madal kasta oo uu ka qayb galo aadna u jecel in magaciisa iyo muuqiisaba dadku aad u bartaan, ardayda jaamacadaha ka qalan jebisa ayaa waxay ay ka mid yi...
Thursday, February 19, 2015
-
Hadaad Boodo Aniguna Waan Garriiraa….Sheeko Xiiso Badan, Qalinkii Iid Muuse Muxumed
halkan hoose kaga bogo sheekadaas oo dhamaystiran
Si uu xayn yaroo adhiya oo ay lahayd u dhaxlo darteed ayuu guur ugu bandhigay, Iyaduna midh iyo laba caruur ah oo xoolahan u hadha bal in ilaahay kaa siiyo ku fikirtay…….Mud...
Wednesday, February 18, 2015
-
“Sharcigu Waxa Uu u Suurtageliya Dadka Inay Himilooyinkooda Gaadhaan, Dadkana Waa Kala Illaaliyaa, Dawladdana Waa ka Illaaliyaa”- Prof. Maxamed Siciid Gees
Dharaaro Xusuustood
Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 38aad
“The law helps people achieve their goals, and protects people from each other and from the state”
“Sharcigu waxa uu u suurtageliya dadka inay himilooyin...
Wednesday, February 18, 2015
-
Cilmi Baadhis Daaha Ka Rogaysa Shakhsiga Dhabta ah Ee Ka Dambeeya Yaayuulka ,Daganaashiyo La’aanta ka Dambeysa Didi Taanka Bulshada G.awdal
Abeeso Dhul u Eeki Bay Kugu Dishaa, Wadaad na Dad u Eeki Buu Kugu Dilaa).
Cilmi baadhis daaha ka rogaysa shakhsiga dhabta ah ee ka dambeeya yaayuulka ,daganaashiyo la’aanta ka Dambeysa didi taanka bulshada G.awdal i...
Wednesday, February 18, 2015
-
Talladii Siilaanyo Iyo Faysal Cali Waraabe Lix Sanno Ka Hor Iyo Meertada Maanta
Hargeysa, (Wajaalenews)- Amintan aminteedii lix sanno ka hor waxay Axmed Siilaanyo iyo Faysal Cali Waraabe oo ahaa hogaamiyayaashii labada xisbi mucaarid, waxay dagaal adag kala hor tageen muddo kordhin loo sameeyay madaxweynihii ...
Tuesday, February 17, 2015
-
Hambalyo Aroos Oo Ku Socota Eng Fu,aad Cabdilaahi Ismaciil Iyo Marwadiisa Shugri Axmed Maxamed
Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo Aroos Wacan Udirayaan Eng Fu,aad Cabdilaahi Ismaciil Iyo Marwadiisa Shugri Axmed Maxamed
Oo Caawa Aqalgalkoodu ka dhacay Magaalada Hargaysa
Xoghaya Dawlada Hoose Ee Gabiley Cabdiraxmaan Nuur Ab...
Monday, February 16, 2015
-
Madaxweyne In Gudoomiye Gobol Aad “Dibjir” Ugu Yeedhaa Waxa ay Muujinaysaa In kacaankaagu Akhlaaqda Qoraalka Ka Arradanyahay!.
Casrigan adduunku qoraal buu ku xidhiidhaa, qoraalkuna xeerar iyo qawaaniin dadyowga adduunku isku raacsan yahay ayuu leeyahay, intaaba marka laga yimaado waxa jira asool ama anshax uu qoraalku leeyahay, kaasi oo la rabo in laga d...
Monday, February 16, 2015
-
Rashiid Dabadii Reerka Yaw Hadhay ( SOLJA )
Sooljadaan rabay
u raxlayn jiray
u rabaysnaa
maxaa reeboo
rakaatada baday
ma nin riiqiyo
wasiiraa rogay
rakaatada baas
ma rubaa baday
haday raysteen
suxufiga raran
rixin yaw gala
Rashiid dabadii...
Monday, February 16, 2015
-
Qisada Heesta Cusub Ee ‘Been Go’ Lagu Deday!’ Iyo Abwaan Sidiiq Burmad
Afeef:
Abwaan sidiiq burmadWeligay hees kama samayn qiso qof ku dhacday oo uu iiga sheekeeyay, ka samee na iima qorshaysnayn. Sababtu waxa weeye
qof baa kuu warramaya, arrinta uu kaaga warramayaana laba qof ayay u dhaxay...
Sunday, February 15, 2015
-
Somaliland Ma Run Baa Mise Waa Riyo?Qalinkii ;Eng Cabdiqaadir
JAWAABTU WAA RUN, LAAKIIN SOMALILAND WAXAA KA BUUXA!
Haddaba markaynu manta Somaliland eegno waxaad arkaysaa wax yaabo badan oo ku cajab galinaya ama kaa yaabinaaya
wax yaabaha ku cajab galinaya waxaa ka mid ah:- sida dalka ...
Sunday, February 15, 2015
-
“Saami Qaybsiga Shaqaalaha Dawladu wuxuu Burinayaa Xeerkii Shaqaalaha (Law No.7)”Cadbiraxmaan Caddami
Xukuumada Somaliland waxay la daala dhacdaysaa shaqo la’aan baahsan iyo nolosha dadweynaha oo sii adkanaysa sidaa awgeed waxay xal mooday in sanad kasta miisaaniyada lagu daro tiro shaqaale ah oo hor leh, waxayna se xukuumadu is...
Sunday, February 15, 2015
-
Wargeys Seeftii Cunsirnimadda Ku Jeediyey Masuuliyiinta Qaranka.
Wargeyska Somaliland Today oo si qaawan u weeraray Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Md Cabdi Dirir Cabdi, kaasoo uu ku sheegay dabeecad aanu lahayn, isla markaana ay markhaati uga yihiin shacabka reer Somaliland iyo shaqaal...
Sunday, February 15, 2015
-
Akhriste Bal Qiyaas Lacagta Ku Baxday Socdaalkii Loo Bixiyay KHASAARE WEYNE Ee Siilaanyo Ku Maray Meelo Ka Mid Ah Dalka!
Socdaalkii Siilaanyo Imisa Gaadhi baa la socday,dad intee le’eg baa sii raacay?
Waxaynu arkaynay magaalo kasta oo ay cagta dhigaan dad boqolaal ah oo qariyay dadkii magaaladda/tuulada deganaa,waxa kale oo aynu arkaynay khudba...
Saturday, February 14, 2015
-
Kalsooni Intee Le’eg Baa Bulshadu Ku Qabtaa In Komishanka Doorashooyinku Qabtaan Doorasho?-W/Q: Cabdiqani M. Faarax
Kalsooni Intee Le’eg Baa Bulshadu Ku Qabtaa In Komishanka Doorashooyinku Qabtaan Doorasho, Maxaase Lagu Aamini Karaa Marka La Xasuusto Fadeexaddii Dhacday Kal-saddexaad?
Waxa aan halkan idinku xasuusin lahaa tallaabooyinka ay...
Saturday, February 14, 2015
-
Gorfeyntii gef qoraal Soomaaliga xukuumadda iyo gardaradii ciwaankayga.
{Qalin maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim; Rabbow eex ma ritaabine aqoon ha igu cadaabin} eraydii Gaarriye.
Qoraalku waa wax uu dareen keeno, waxaanu macaan iyo micno leeyahay marka qoruhu waxa uu qorayo ka daacad yahay, mab’da ...
Saturday, February 14, 2015
-
Duruufaha Qadhaadh ee Haysta Dadkeena Qaba Xanuunka Dhimirku Waa Mid u Baahan Wax ka Qabasho
Gaajadii darnayd ee haysay waxay ku kalliftay in uu Waxar yar oo Wadada maraysay uu ku soo boodo oo iyada oo Nool uu dhawr Wasladood oo Hilib ah ka Goosto
Inbaa Dooxyada dhex jiifta,
Inbaa Derbiyada ku laaban,
...
Friday, February 13, 2015
-
Maxay tahay shaqada dhabta ah ee Hogaanka Dhaqanka?By Eng ibraahim
Waa maxay macnaha dhabta ah ee Suldaan ama madax dhaqameed?
Suldaan waa hogaanka qabiil leeyahay ama degaan kaasi oo loogu talo galay in la miideyo xooga, xirfadaha iyo xoolaha umad ama beeli leedahay, taaso u doortaan hogaan m...
Friday, February 13, 2015
-
Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa, Maxay Ka Qabteen Bilicda Caasimada?
Golaha degaaanka Caasimada Hargeysa, waxa uu fadhiyay muddo ka badan laba sano, waxay ahayd in labadaa sano waxa badan ka qabtaan howlaha caasimada oo golihii hore wax badan aanu ka qaban.
waxay la wareegeen magaalo bilic, nada...
Friday, February 13, 2015
-
Dagaalkii Qadhaadhaa Ee ka Dhex Qarxay Ciraaq Iyo Iran Sannadkii 1980kii ilaa 1988kii ( The First Gulf War ) W/Q. Cabdixakiim Mukhtaar Cali
Dagaalkii Ciraaq iyo Iran, waxa uu ahaa mid ka mid ah dagaaladii ug dheera , uguna khasaaraha balaadhnaa ee ka dhaca Barriga dhexe. Dagaalkan oo aha mid faraha layskaga gubtay oo anay waxba la hadhin labada dal waxa uu bilaabya sa...
Thursday, February 12, 2015
-
Maantana Ma Dhugad-Baa Aakhiro U Dhaadhacay” Tix Maanso Ah Oo Wariye A.A.Ciidle Ugu Baroor-Diiqay Marxuum DHUGAD
Shalay oo ahayd Maalin Isniin ah waxaa Geeridii xaqa ahayd ay ku timid Alle ha u naxariistee Cabdilaahi Ibraahin oo ku magac dheeraa (Dhugad) oo ka tirsanaa odayaashii dhifka iyo nadirka ahaa ee ka sii hadhay odayaashii taariikhda...
Tuesday, February 10, 2015
« Previous Page — Next Page »
|
|