ARTICLES
-
Madaxwayne Siiraanyo Isku Heli Maayo Muddo-Kordhin, Khasnadda Dawladda Oo La Caseeyo Iyo Saxaafadda Oo Albaabada Loo Xidho!!!
Haatuf Staff Writer
Madaxwyne Siiraanyo doorasho dambe oo uu isa soo taagayaa ma jirto, asbaabaha ku kalifayana in uu sidaas yeelo iyadoo hal muddo-xileed (term) u hadhsanyahayna waynu ka wada dheragsanahay waxay yihiin.
Wax...
Friday, March 27, 2015
-
Musharaxa Golaha Wakiilada Ee Doorashada Soo Socota Eng Daa,uud Oo Hambalyo U diray Jaaliyada Reer Somaliland, Magaalada Cardiff.
HARGEISA(Wajaalenews) Musharaxa golaha wakiilada ee Doorashada fooda inagu soo haysa Eng Daa,uud Abiib Axmed Ahna Afhayeenka Xusbiga Wadani Ee Gobolka Gabiley Ayaa Dhanbaal Hambalyo Ah u Diray Jaaliyada Reer somaliland Ee ku dhaqa...
Thursday, March 26, 2015
-
Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi Oo Hambalyo Iyo Bogaadin Udiray Jaaliyada Reer Somaliland Cardiff,
Warsaxaafadeed
Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi oo kamid ahaa qurba joogta Birmingham Dalka Ingiiriska iminkana ka tirsan goolaha degaanka Burco Wuxuu ku hanbalyeeyey Jaaliyada Somaliland Cardhiff . Gaar Ahaan Guddidi ictiraafk...
Thursday, March 26, 2015
-
Cukuse Waxaan Ku Xasuustay Kacaankii Afweyne Bare Qalinkii Cali xaraaro
Madax weynihii jamhuuriyada dimuqraadiga somaliya, Hogaamiyihii Xisbigii Hanti wadaaga kacaanka somaliyeed, Gudoomiyihii Golehii Sare ee kacaanka isla markaana Taliyihii guud ee Ciidamada qaranka somaliyeed Jaale maxamed siyaad ba...
Tuesday, March 24, 2015
-
Xagee Ka Yimi Siyaasigan Soomaaliyeed Ee Gurracan? Q-2aad
Akhristayaal waxaan qormadeenii soo baxaday 07/037/2015 aynu kusoo xusnay, astaamaha siyaasiga wanaagsan, sumadaha siyaasiga soomaaliyeed, waxaynuna isku waydiinay su’aalahan
xagee ka yami siyaasigan kusifayn sifooyin ka nooc...
Sunday, March 22, 2015
-
Waxa Xilalka Orodka Luugu Jiraa waa Sidii Loo Cuni Lahaa Xoolaha Ummadda Iyo cashuurta Yar Ee ka soo baxaysa Shicibka miskiinka ah
Markuu dhintay Abo baker Al sidiiq naxariis korkiisa ha ahaatee ayaa asxaabtii u garatay Cumar Binu Al Khataab (N.K.H.A) inuu noqdo Amiir Al Muminiinka wuu diiday oo uu ka galgashay isaga oo leh waryaadheeheen ridda ama neefka xoo...
Sunday, March 22, 2015
-
Jaceylka Iyo Qabyaalada (Qaybtii 1aad)W/Q:Ilyas Abdi Ali.
Uumiyaha Dunida Ku Nool Lab iyo Dhedig Ilaahay Waxaa uu dhex-dhigay Muxubo iyo jaceyl midba mid ka kale ku doorto una noqda labada qof ee dunida nolol raaxo iyo rafaad mid walba isla qaybsada .Nolasha Aadmiga Dunida Ku Nool waxaa ...
Sunday, March 22, 2015
-
Sheeko Gaaban: “Hilibkani Xalaal Idiin Ma Aha”… W/Q: Maxamed Somali
Beri ayaa waxaa deris ahaa laba reer oo midi uu faqiir ahaa ka kalena uu dabaqadda nolosha meel dhexe kaga jiray, Canab waa hooyo haysata 6 caruur ah oo agoon ah, oo aan lahayn cid iyo ciirsiba xagga aduunyada.
noloshooda adu...
Saturday, March 21, 2015
-
Masiibo Doorashada Dub U Dhigtaa Ma Jirto Oo Aan Ahayn Hunguri xumo iyo Xil-gudasho la’aan. Afhayeenka Garabka Dhallinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Waddani, Maxamed Sadiiq.
Masiibo Doorashada Dub U Dhigtaa Ma Jirto Oo Aan Ahayn Hunguri xumo iyo Xil-gudasho la’aan. Afhayeenka Garabka Dhallinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Waddani, Maxamed Sadiiq.
“Dub u dhaca muuqda ee doorshada waxa leh masuuliya...
Saturday, March 21, 2015
-
“Shimbir Ba Shimbirkiisa Ayuu La Duulaa”
Waddamada Reer Galbeedka waxyaalaha aynu ka barannay waxa ka mid ah in marka qof shaqo cusub dalbanayo in inta badan looga baahdo in uu caddeeyo in aanu dembiile ahayn oo magaciisu nadiif yahay.
Waxa waddamadan ka shaqeeya nida...
Friday, March 20, 2015
-
SOMALILAND-DAL, DOQON MA WAYA AH. Qalinkii ENG Muhyadiin Yousuf Ibrahim
Jamhuriyada Somaliland waa dal 24 jirsaday wali se aan helin Ictirafka bulshada calamka
Dalkan tan iyo malinti lagu dhawaqay la so noqoshada Goni Isutageeda ma helin hanaan
dowladeedki saxda aha, mu helin hogaamiye horumariy...
Friday, March 20, 2015
-
Hambalyo Aroos Wacan
Hambalyo Aroos Wacan
Xamse Cali Bulbul
Xamse Cali Jeesto
Maxamed Boosh
Najax Aadan Cunaaye
Xasan Maal Dhidar
Maxamed aadan
C/Rashiid Caynte
Saleebaan Sahal
C/Raxmaan Carab Daauud
Cali-mahdi jbriil x...
Friday, March 20, 2015
-
Waa Sidee Xog Baadhista Saxaafaddu, Sida Musuqa,Cadaalad Darada iyo Wixii La Midka ah? Qaybta 4 aad:
Ilaha Lagu Kalsoon yahay
Marka la baadhayo Musuq-maasuqa ama Xad gudub kale,suxufiyow waa inaad la kulantaa dadka,kuwaasi oo ku siinaya oo kaliya xog,waa hadii aad u balan qaadayso in aanad weligaa sheegeyn magacyadooda ama aqo...
Friday, March 20, 2015
-
Saamayta Uu Shaydaanku Ku Leeyahay Duminta Qoyska, Qalinkii Sh Jaabir
Markasta oo aan aqalkayga imaado naqaska ayaa I qabta sidaa waxaa tidhi caasha oo ka shaqasa suuqa .Sidii aan habiga u ahaa ee aan u faraxsanaa marka aan suuqa joogo iyo shaqadayda waan ka duwanahay markaan gurigayga ima...
Thursday, March 19, 2015
-
Nicmo Samriye has been recognized and voted as the most admired, most respected, most popular, most influential, most iconic female journalist among the Somali speaking people anywhere in the world
Nimco conducts a famous programme from cable news television that brought and sourced her to become the most famous popular female journalist in east Africa or among the Somali speaking people throughout the world in view her ta...
Thursday, March 19, 2015
-
Qaarkamida Madaxdhaqameedka ,Culimada ,Aqoonyahanka, Gabiley Oo Hambalyo Udiray Maayirka Cusub Ee Magaalada Gabiley,
GABILEY(Wajaalenews) Qaarkamida Madaxdhaqameedka Waxgaradka Culimo Awdiinta Aqoonyahanka gobolka gabiley Ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray Maayirka Cusub Ee Magaalada gabiley Gudoomiye Maxamed amiin Cumar Dheere oo shalay loo doo...
Wednesday, March 18, 2015
-
Ninkii Reer Alleybadey Usoo Xidhay Direyska Xiligii Udub iyo Nacaybkii uu u Qabay Siilaanyo oo Wasiir u Magacaabay
Taariikhdu ma duugowdo laakiin ayaamaha ayaa is badbadela, waxa dadka kasoo jeeda Degmada Alleybadey iyo Gobolka Gabiley aad ula yaabeen in wax badani ka beydhsan yihiin talada Madaxweyne Siilaanyo, maxaa yeelay waxaynu hore u maq...
Tuesday, March 17, 2015
-
Madaxweyne,Waxaan Kaa Codsanayaa Inaanad Cidna Ii Sheegin” Sheeko Gaaban- W/Q: Muj. Cali Xaraaro
Beri baa,Maxamed Siyaad Barre oo baddu liqeyso ayaa waxa ka soo saaray oo bad baadiyey nin ka kaluumey sanayey meel wax yar u jirtey, markuu xeebta keeney ee uu ka sii daayey biyhii badda ee uu cabey ayuu dhabarka u jiifiyey inyar...
Tuesday, March 17, 2015
-
In Dhalinyarta Shaqo Loo Abuuro Waa Xalka Kaliya Ee Tahriibka Lagu Joojin Karo W/q Hamze Jirde Axmed
In shaqo la abuuraa waxay u dhigan tahay in laga hor tagay tahriib.
Somaliland guud ahaan waxa ka socda tahriib xaga dhalinyarada ah waxaana sababaya tahriibkaasi shaqo la,aanta Baahsan ee ka jirta guud ahaan somaliland, tahrii...
Tuesday, March 17, 2015
-
Madaxweyne dadkaagii Abaaruhu Halista ku Hayaan ma waxaad kaga Mashquushay Iskushaandhayn laga Adimay iyo muddo kordhin Raadin..? W/Q Kaptanka
Isku shaandhayntii uu madaxweyne Siilaanyo ku sameeyey golahiisa xukuumada iyadoo waqtigii xukuumadu gabaabsi yahay isla markaana wadanku marayo marxalad adag oo dhinacyo badana sida abaar baahsan oo dalka oo dhan saamaysay biyo d...
Monday, March 16, 2015
-
Ma Federaal ayaa Somaliland Qaadatay mise Anaa Mooday..!!
Runtii waxaa laga yaabaa in marka aad qoraalkayga akhrido ay wax badan iska bedelaan sida aad u fekerayso, bal wakhti kooban I sii si aad u dhuuxdo xog badan oo aad si fudud u baadhi karto adiga laftaadu.
Si aynu isula jaanqaad...
Monday, March 16, 2015
-
Halkii Uu Ka Bilaabmay Khilaafka Dalalka Masar Iyo Itoobiya, Iyo Dhacdooyinkii Qarnigii 19-aad. W/Q. Cabdixakiim Mukhtaar Cali
Markii faransiiskii dibada lo saaray ee laga adkaaday, waxa Boqortoyadi iyo maamulkii la wareegay ninkii lagu magacaabi jiray
Labada dal ee Itoobiya iyo Masar, waxay lahayeen xidhiidh dheer oo ku siman qarniyo. Waxa labada ...
Monday, March 16, 2015
-
SIR CULUS;Yaa Bixiya Sira Madaxtooyada Somaliland ?
Waxaa hubaal in cidkastoo wanaag wada ay cid kale caqabad ku Noqoto, qormadan waxaan kusooo qaadan doonaa sida idiinka Muuqata ciwaanka maqaalkeena oo ah yaa bixiya sirta madaxtooyada, su,aashaasi waa su,aal weyn oo qofku markiiba...
Sunday, March 15, 2015
-
Muwaadin Xaqiisii Golaha Guurtidu Duudisiyeen Oo Farriin U Diray Madaxweyne Siilaanyo
Ku: Madaxwaynahah Somaliland
Og: Guudoomiyaha Golaha Guurtida
Og: Maxkamada Sare
Ujeedo: Xil Duudsiin
Anigoo ah Salaahudin Maxamed Siciid Dhiif muwaadin u dhashay Somaliland xaqna u leh inaan ixtiraama sharciyada w...
Sunday, March 15, 2015
-
Miyaynaan Qaldanayn Markaynu Isgarab-Qotominay Laba Qof oo aan Isku Qiimo ahayn?
Aduunka marka shakhsi la qiimaynayo waxaa dib loo eegaa taariikhdiisa iyo waxa uu qarankiisa usoo taray ama uu usoo qabtay ,kadib waxaa lagu maamuusaa wadamada qaarkood darajooyin magacyo kala duwan ay ugu kala yeedhaan sida “ S...
Thursday, March 12, 2015
-
“Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisu Ma Waxay Sas ka Qaadeen Isbahaysigii Xisbiyada Mucaaridka iyo Madasha Wadatashiga” Qalinkii: Mohamed Adan Dube “Gacayte”
Marka aynu yar milicsano dhowrkii todobaad ee ugu danbeeyay wax sii xoogaysanayay hirdanka siyaasadeed ee ka dhexeeya Xisbiga Xaakimka Kulmiye iyo Xisbiyada Mucaaridka oo jawigooda laga fahmi karo inay tahay midi midi ku taag ...
Thursday, March 12, 2015
-
Wasaarada Warfaafinta iyo Dhaqanka In uu Madax Ka Noqdo Sida Cukuse Nin Dhaqanka ka Aradadani Waa Ayaan Daro
Masuuliyad-xileedka Umadeed ee u Baahan Aqoonta, Kartida iyo Dhawrsanaantu Waxay Leedahay Astaamo Lagu Xusho Qofka Madaxda Ah, Balse Waayadan Danbe Xukuumada Madaxwayne Axmed M Maxamuud Siilaanyo Waxa ka Dhex Muuqda Masuuliyiin ...
Thursday, March 12, 2015
-
Samaale Oo Ka Saqiiray Macalinkisii Siyaasada. Sumcadisiina Xilka ku Seegay,?
[ waagii baryaaba waayo leh]
Anigoo ka gaabsaday baryahan hadalka siyaasada ayaan la waayayn waxad ka adkaysan kari waydo sida dhacdadan samaale ee ogobka ah,
Samaale wuxuu ahaa siyaasi xisbiga kulmiye siyaasada ku soo daray...
Wednesday, March 11, 2015
-
Go,aankii Samaale Ku Diiday Xilkii Loo Magacaabay iyo Suuhdigii La Mariyay Siyaasiyiintii Ka Horeeyay Qeybtii5aad
Bilowga Qormadeenii shanaad hadeynu dib ugu noqono Raaqiya Cabdilaahi Oomaar oo iyadu aheyd qofka ay ka bilaabantey isbarshada Marwo Samsam iyo Aamina Waris
Hargeysa(Wajaalenews)-Bilowga Qormadeenii shanaad hadeynu dib ugu ...
Tuesday, March 10, 2015
-
Fadhiid-Nimada Xafiiska Hanti-Dhawrku Waa Ka Qayb Baalasha Musuq-Maasuqa
Hufnaanta xisaabaadka iyo hab-dhaqanka maamul, hadii ay tahay mid dawladeed iyo hadii ay tahay meel gaar loo leeyahayba waxa weeye hal-beeg u taagan hubinta hanaanka la isticmaalay si loo ogaado saxa iyo gurac iyo inuu hanaanka ma...
Sunday, March 8, 2015
-
Waa kuma siyaasiga soomaaliyeed?
Siyaasi xumadu waa mid ka mida masiibooyinka iyo dhibaatooyinka ku habsada shacab iyo bulsho guulle ku abuuray bogcad ka mida dhulkiisa. Haddaba dhibaatooyinka tirada badan ee ragaadiyay umadda Soomaaliyeed tan iyo intii ay jirt...
Saturday, March 7, 2015
-
Qiso Cajiiba; Ah Oo Ka Dhacday Cisbitalka Hargeisa Booqashada Madaxwaynaha Ee Cisbitalka Hargeisa!!
.Ilmahan Yari Waxa Daloola Wadnaha Wadankana waxka Qabasho Xaaladiisu Malaha, Hadii Ilaahay ii kaa keenay .Madaxwayne, waxan kaaga codsanayaa sharaftaada,AABAHA ILAMAHA YAR DHALAY'
Sidaan u filayay Inuu madaxwaynuhu u jawaabo i...
Thursday, March 5, 2015
-
“Waxa La Ii Sheegay Lacagta Ku Baxda Amaanta Axmed Siilaanyo Inay Gaadhayso…..”Mujaadid Cali Xaraaro
Sheekaba, Sheekey Keentaaye
Shir weynihii xisbigii hanti wadaaga kacaanka somaliyeed waxyaalihii lagaga hadlayey iyo heesihii qiirada lahaa iyo ereyadii lagu amaanayey, Maxamed Siyaad Barre ayaa maantana lagu Amaanayaa Axmed Si...
Thursday, March 5, 2015
-
WAA YAAB: Goormaa Wadaadka laga Faquuqay Siyaasada?
Waxa Diyaariyey Cabdilahi Beershiya
Qorayaal iyo siyaasiyiin tiro badan ayaad qoraaladooda amma hadaladooda ka dhadhasan kartaa iyaga oo duraya dadka wadaadada ah, una muujinaya niyad-xumo ka werwersan in wadaadadu ka qaybqaata...
Thursday, March 5, 2015
-
“SAMAALE Wuu Ka Siibtay Salaankii Siyaasada,…Waxaanu Lumiyay Fursad Dahabi Ah Oo Uu Ku Soo Gaadhay Nasiib…” Aadan-Dhoolayare
Hargeysa(Wajaalenews) Wasiirkii hore ee Wasaarada Cadaalada Somaliland Md.Aadan Axmed Cilmi (Aadan-Dhoolayare) ayaa ku tilmaamay is-casiladii Wasiirkii hore ee Wasaarada Maaliyada Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, kadib ...
Thursday, March 5, 2015
-
Maxamadow Tagi Maysee Maxaad Samayn? Ayey Iga Dayn Waayen Walee Waataa Laalaabtay. Haday Korodhsatana Kaga Daran.;;;;;;
Maxamed cali sh cumar waa ninka aan timihiisa xiirin tan iyo markii uu xusbiga talada dalka haye ee Kulmiye la wareegay ee uu gadhwadenka ka yahay Axmed Siilaanyo ayaan mudadaa 5 sano ku dhaw aan xiirin Timihiisa ayaa sheegay in m...
Thursday, March 5, 2015
-
Maxay Ku Kala Duwan Yihiin Go,aankii Samaale Ku Diiday Xilka Siilaanyo iyo Suuhdigii La Mariyay Siyaasiyiintii Ka Horeeyay.
Hargeysa(Wajaalenews)-Hadalheynta Go,aankii Wasiirkii hore ee Wasaarada
Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ku gacanseydhay
Xilkii loo magacaabay ee Wasaarada Waxbarashada ayaa, saamayn badan ku
yeelatey...
Thursday, March 5, 2015
-
Ka Daa Qabriga Ha Ku Gubine !! Qalinkii: Liban Ismail Abdilahi
Jiritaanka nolosha aadamiga waxa asaas u ah is qadarinta dhexdooda waxaana jacaylka nolosha udub dhexaad u ah is dhagaysiga, isu tanaasulka, is cafinta, is ka warhaynta xaaladahooga nololeed iyo in niyad wanaag mar walba lagu waar...
Thursday, March 5, 2015
-
Qaran Janjeedha Qalinkii Garyaqaan Cabdale Dahir Adan
Dhamaan qaramada dhigeen ah ee aan rabno in aan dhaafnaa, uma dhaqmaan habkan aan keena u maamulno
Hubaal weeyi halka naftu haybisaa in ay tahay halkii aan ku dhashay iyo dadkii aan ka dhashay, kuwaas oo dhamaantood aad iigu ha...
Wednesday, March 4, 2015
-
U hiili Afkaaga Hooyo ;Qalinkii Nimco Baashe Cabdi
waxaynu ka hadlaynaa waa afkaaga hooyo ama afka soomaaliga oo ah luuqada la inagu dhalay dhamaanteen,marka aynu nahay dad soomaaliya horta asal ahaan waxaynu iska leenahay oo ayna cidna inagu haysan afka soomaaliga,laakiin waxaad ...
Tuesday, March 3, 2015
« Previous Page — Next Page »
|
|