Marwo Faadumo Siciid: Haween Lama Gudboonoo Iyadu Gooni Bay ka Tahay
Waa hal-doorka haweenka reer Somaliland haddii ay noqoto dhinacyadda, kartidda, aqoonta, ka qayb qaadashadda horumarinta bulshadda, waa shaqsiyad ku caan baxday in ay markasta si daacadnimo ah ugu adeegto bulshadeedda.
Waa...
Saturday, April 18, 2015
“dhibka lammaanaha kala dheer!”
Hordhac
Qalin maal Cabdinaasir Axmed ibraahim ; Haddii aanan ka warwar qabin akhris yaraanta dad kayga, mawduucan wakhti dheer baan siin lahaa laakiin nasiib darro,waxaa i dabraya mug qaadka akhris ee ummaddayda."
Qorm...
Saturday, April 18, 2015
Doorasho way Dhici iyo Dhici Mayso !!Qalinkk :Xuseen siyaad cilmi {mataan]
Waxa badatay waayadan danbe isku khilaafka la isku khilaafsan yahay wakhtiga ay dhici doonto doorashada dalku sidoo kale waxa halhays u noqotay xisbi xaakimka talada haya iyo xisbiyada mucaaridka “doorasho way dhici iyo dhici ma...
Dahab aad ku iibsato caafimaad…….
Wuxuu ahaa fikir saliim ah oo ku cusub dunida inteeda kale, oo ahaa badbaado iyo guul u soo hoyatay dhamaan bulshada Somaliland, waa mid kaasoo ka soo maaxday Madax-weyne Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ee talada dalka u haya ma...
Booqashadii Xarunta Ururka Solja, Xeelada Xuuto iyo Xaalada Dhabta ah.!
Laba sano ka hor ayey ahayd markii iiguna dambaysay gelintaanka xarunta ururka Saxafiyiinta Somaliland ee Solja, xiligaasi oo in badan kamid ah saxafiyiinta Somaliland ee Caasimada degan iyo hawl wadeenada ururku ay halkaasi isugu...
Tuesday, April 7, 2015
Sidan Muu Ahaan Jirin!w/q. Muna Axmed Cumar
Habeen oo dhan ma seexdo mana soo jeedo. Labadaa xaaladood buu u dhaxeeyaa. Habeen walba waa u soo jeed, mirqaan, raamsi, fadhi, yuurur. Maalintiina waa u hurdo, caajis, qaaddiro,
indho cascasaan, hiif, canaan, qaylo, raadi...
Tuesday, April 7, 2015
“Halyaygii hanka iyo himilada lahaa Aadan Xasan Aadan “beleloo.”
Marka laga tago inaan warbaahinta ka dheehdo, dhaq-dhaqaaq’yada xaq u dirirnimo iyo halganka uu ugu jiro dhowridda hantida kaliya ee maanta Soomaali u hadhay oo ah Afka iyo dhaqanka. Markii ugu horreysay ee aan fool ka fool isku...
Hubaal Aqoonsigu Wuu Iman Maalintiisa Ee Yaan Dedaalka La Yaraysan.
Somaliland waa qaran tis qaaday wuxuuna hada ku dhawyahay 25 jir waa wadan wadamada kheyrkii ee kula yaala mandaqada Geeska Africa, indhaha caalamka ayey xoog usoo jiidatay kala danbaynta maamul wanaaga ka jira wadan yar oo soo ko...
Tuesday, March 31, 2015
“Madaxdeenu ma waxay noqdeen dhir ka dhex baxday hudheellada waaweyn?!”
( Qalin maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim)
Masuulkasta oo qarankan caydiga ah ; "Soomaalilaand," xil u qabta waxaa saaran wajibaad shaqo oo looga baahan yahay inuu sidooda uga soo baxo kuna guto goortooda. Qarankastaba waxuu leey...