ARTICLES
-
Maxaa Hortaagan Jawaabtii Salaadiintii Gobolada Galbeedka Somaliland Ay U Gudbiyeen Madaxweyne Silaanyo?Maxamed Muuse (Jeex).
Salaadiinta waawayn ee ka soo jeeda galbeedka somaliland oo mudo ku dhaw sanad Ayey jawaab ka sugaayaan madaxweynaha hadaba odayaasha dhaqanka ee beelaha samaroon weyne oo ah salaadiintii ugu waawynayd beelaha samaroon waxaan odha...
Monday, May 11, 2015
-
Hala Mudaharaado Oo Hauku Dhinto 60JIR Mayeelayno In Uu Ku Dhinto 20jir maxamud fatixo
sababtaasina waa ninka raadinaya kursiga ee labaatan jir kursi madoonayee yaanu ku dhiman mudaharaad
kordhis dhac ama xaaraan ha noqdo ama xaalaali hanoqdee waa nasiib darooyinka ina haysta in aynu isku qabsano kursi aan cidina...
Monday, May 11, 2015
-
Salebaan lafaheena Ayaa Kala Badbaaday Maanta ? Mawliid Axmed jibriil
Salebaan lafaheena Ayaa Kala Badbaadiy Maanta ?
(siraanyo Odayaal ayaa la dhaqdhaqaajiyay)
Afrika waxa daashaday xanuun aan ilaa hada daawo loo hayn oo qalalaase abuura qax, gaajo iyo qaxooti iyo cudur ku keena waana xanuunk...
Sunday, May 10, 2015
-
Way Iska Cadayd Cadaalad darada Komishanku;
Tan iyo intii lamagacaabay komishanka qaranka waxa soo baxay dhaliilaha iyo musuqmaasuq casriyeysan ee ay isticmaalayaan xubnaha komishanka qaranka. Waxanay ka mida in ay bilka hor shaaciyeen in ay qaadayaan imtixaankii gudoomiyay...
Sunday, May 10, 2015
-
Khilaafyada Dhinaca Biyaha Ee Ka Jira Bariga Dhexe. Q-3aad. W/Q. Cabdixakiim Mukhtaar Cali.
Arrimahaas oo is biirsaday ayaa waxay keneen tartan iyo khilaafyo inay ka dhex qarxaan dalalka ku yaala mandaqadda Bariga Dhexe
Bariga dhexe, biyuhu wakhtiyadan dambe waxay noqdeen kuwo ka muhiimsan saliida iyo khayrkaadka kale...
Saturday, May 9, 2015
-
Xusuustii Iyo Xuskii Marxuum Alle ha unaxariistee Prof. Moh’ud Muhumed Warsame (Moh’ud Affey)
Maanta oo ay bishu tahay 09/05/2015 waxa ay ku began tahay laba sano ka hor geeridii Alla ha unaxariistee macalilnkii waynaa prof.mohamud muhumed warsame (mohamud affey) oo ka mid ahaa halyeyadii dib usoonooleeyay rajadii waxbar...
Friday, May 8, 2015
-
Dhawr Qodob Oo Ay Ku Kala Duwan Yihiin D,Riyaale Iyo Siraanyo..
Riyaale….
Dawladii mudane daahir riyaale kaahin ee xisbigii udub waxay ahayd dawlad qabyaalad ka fayow iyo nin jacleysiga oo si wada jir ah gacmaha laysku wada haystey.
Shaqalaheeda ama madaxdeeda cidii xalad cafimad oo ...
Friday, May 8, 2015
-
Taariikhda Xuutiyiinta Iyo Dagaalada Yeman
Xuutiyiitu waa dhaqdhaqaaq shiico ah oo ka soo baxay gobolka waqooyiga yeman ee Sacda, gudaha Yeman waxa looga yaqaan kooxdan xuutiyiin iyadoo loogu magac daray hogaamiyahoodii ruuxiga Badru Diin Xuuti waxa kale oo loo yaqaan dhaq...
Friday, May 8, 2015
-
AKHRI; Maansada Cusub Ee “Qaran Dumis: Abwaan Mustafe Cumar Ducaale
Maansadan oo aan ugu tala galay in aan dadka reer somaliland waxku dareen siiyo iyo xaalada dalkani marayo iyo sida madaxdii la doortay aanay ugu danayn masaakiinta cabudhinta saxaafada muranka faraha badan ee siyaasadeed i.w.m
...
Wednesday, May 6, 2015
-
Muslinku Ma Iyaga Ayaa Maskaxdooda Ku Ciyaaraya, Mise Cid Ka Garasho Badan Baa Maskaxda Kaga Ciyaaraysa? Qalinka;Hawd
Buuggii Salmaan Rushdi miyay ahayd in uu muslinka kaga wada oohiyo? Buuggaa haddii aan dan la ga geli lahayn maxaa dhici lahaa? Warqadihii Quraanku ku qornaa ee la gubay ama musqusha la gu guray ma Quraanka qudhiisii bay ahaayeen?...
Tuesday, May 5, 2015
-
Sababaha Kalifay In Beesha Caalamku Sidan Ugu Soo Tafa-Xaydato Qabsoomida Doorashooyinka Somaliland:
Madaxwayne Axmed Siilaanyo iyadoo mudo-xileedkiisii shanta sanadood ahaa ay haatan uga hadhsan yihiin 54 cisho oo kaliya ayaa waxa xukuumaddiiisa ka soo hadhay qaylo iyo gaaladan maxaa nalaga siiyaa ee ay mudo kordhin sanad kaliya...
Sunday, May 3, 2015
-
Maxaa Ka Dhexeeya Wakhtigii ka Ganacsiga Addoomaha Iyo Tahriibka Maanta?
Hordhac
“Qormada waxaan diiradda ku saarayaa, goortii ka ganacsiga addoomaha iyo tahriibta maanta, waxay ka warramaysaa siduu wakhtigu isku baddelay, dhacdooyin taariikhi ah ayaa ku jira, tusaaleyaal nool iyo sheekooyin murug...
Saturday, May 2, 2015
-
Ninka Caaqilka ama Suldaanka ah ee Fikirkisii Lacag Siilaanyo iyo Saleebaal Gaal Kaga Iibsaday Kalsoonida Ha Lagala Noqdo: Baaqa Dhalinyarada Subeer Awal.
Shir ay maanta oo ay taariikhdu tahay 2/5/2015-ka ay iskugu yimaadeen aqoonyahanka iyo dhalinyarada Subeer Awal magaaladda Hargeysa,ayey ka soo saareen qodobadan Hoos ku qoran:
1: in dhamaan dhalinyarada beesha Subeer Awal ay s...
Saturday, May 2, 2015
-
La Kordhiye Yaa Loo Kordhiyay….Kordhinta Dambena Yaa Loo Kordhinayaa?- Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
“Xilligu waa goor-xun saar,
Gegaa lagu dheelayaa,
Shacbigu ka-garsoore yahay,
Waxaa guul sheegan kara,
Cidday u gartaan iyagu,
Haddaad tahay guur-u-meer,
Garaabo adoon qub-qubin,
Adoon ummadda isku gubin,
...
Saturday, May 2, 2015
-
SOMALILAND: Tallo Haween Iyo Odday Talax-gabay
Taxanaha Gorfaynta Siyaasada Somaliland: By. Arraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.
March 2010, marka xusuusta dib loo celiyo, wax walba way ka duwanaayeen sida ay hadda u muuqdaan, ama ay yihiin.
...
Friday, May 1, 2015
-
DAAWO;Sawirka Dhabta ah Ee Madaxda Somaaliya . Amin Arts.
DAAWO;Sawirka Dhabta ah Ee Madaxda Somaaliya . Amin Arts.
...
Friday, May 1, 2015
-
Safaaraddii Somaliland ee Itoobiya Waxay u Baahan Tahay Gurmad Deg deg ah Madaxweyne iyo Fashilka Shaqada Safaaradda ?Qaybtii labaad:
Mudane madaxweyne waxa marag madoon ah,sidii foosha xumayd ee safaaradda Somaliland ee itoobiya ugu fashilantay inay ka qayb qaadato hawlaha masuuliyiinta iyo muwaadiniinta reer Somaliland ee doonaya inay xuska 18 may-ga ee caal...
Friday, May 1, 2015
-
Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Suldaan Cabiraxman Suldaan Diiriye Wuu Igu Banaan Yahay.Muj Cali Guray.
Muj cali guray ayaa ku hambalyeeyay suldaanka guud ee subeer awal suldan xasan suldaan cabdiraxmaan sida uu uga hadlay arinta mudo kordhibta iyo jawabta saleebaan gaal mar uu barta bulshadu ku kulanto kaga hadlay arin ayaa wuxuu...
Thursday, April 30, 2015
-
Golaha Guurtida: Xil-dhibaano Mise Xil-Dhibeeno? Cabdirasaq Askar,
Erey-bixinta magaca Xubnaha Golayaasha Baarlamaanka ee Shacabka matala ayaa marka ay kuraasta ku fadhiistaan ku kala sifooba labadan Erey-bixinood ee kala ah; XIL-DHIBAANO iyo XIL-DHIBEENO. Haddii aynu hoos ugu sii daadagno XI...
Thursday, April 30, 2015
-
Safarka Murashaxa Madaweyne ee Xisbiga UCID Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen Guulo Waaweyn ayuu Xisbiga Uga Soo Hooyey Yurub iyo Ameerika.
Murashaxa xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee UCID Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen oo wakhtiyadii ugu danbeeyey ku sugnaa dalka dibadiisa,ayaa waxa uu xisbiga uu murashaxa ka yahay u soo hooyey guulo waaweyn oo iskugu jira dadkii r...
Thursday, April 30, 2015
-
Safarkii Madaxwayne Ku Xigeenku Wuxuu S,land u Soo Hooyay Guul Waxanu Meesha Ka Saaray Beentii Dadka Qurbaha u Sheegan Kooxda Nabada iyo Horumarka Diidan,
HARGAYSA(Wajaalenews)Waxa baryahan uu madax wayne ku xiganku jsl cabdiraxmaan cabdilaahi saylici safar ku marayay dalka marekanka iyo kanada waxa uu safarkiisu daarnaa in dadka halka jooga uu uga dhadhicin lahaa horumarka iy...
Thursday, April 30, 2015
-
Isticmaalka Lacagaha-Qalaad (Dollarization) Iyo Dhaqaalaha Somaliland
Somaliland waxa ay mar labaad xornimadeedii la soo noqotay 1991-kii. Isla markaana, dhaxashay nidaam-dhaqaale iyo mid siyasadeed oo ibtilaysan. Xidhiidhka shacabka iyo dawladda ee murugsan waa mid ku qotoma kalsooni la’aanta dad...
Tuesday, April 28, 2015
-
Urur Saxaafadeedka Solja Ma u Muuqdaa Mid Nin Dhintay Weli la Dagaalamaya?
Faallo – Maxamed Cumar, Weriyaha Saxafi ee Boorama
Ma jeclayn runtii inaan taataabto ama falanqeeyo arrimo la xidhiidha ururada Saxaafadda iyo gol-dalooyinkooda maadaama mihnaddaasi tahay mid mudan dhawrsoonaan, hase yeeshee ...
Tuesday, April 28, 2015
-
Madaxtooyadeenu Ma Waxay Miciin Bidday Macmalka Waraaqaha ?
fiirsi looma qorin farshaxanimo ha joogtee waxase ciirsi la biday
Hargeysa (Wajaalenews)-Garasho iyo aqoon laguma gudbin warqadaa been abuurka ah ee baraha bulshadu ku xidhiidho dhex meeraysay maalmahan u danbeeyay , fiirsi loo...
Monday, April 27, 2015
-
MAQAAL:Xayn Haween Bay Xoolo ku Jiraan!W/Q:Farduus maah
Waxaa dhaqan innoo ahaan jirtay in haweenka la maamuuso, kaas oo aan la waydiisan jirin dhaqaale ilaa wax ay iyadu garato mooyee. Sidaa daraadeed kolka qaadhaan la bixinayo waxaa la tirin jiray madaxa ragga( inta wiil ee qoysku le...
Saturday, April 25, 2015
-
“Waxaan Maqli Jirey Dalka Jabuuti Qofkii Dawladda Soo Hadal Qaada, Leydhka Iyo Biyaha Ayaa Laga Jaraa” Muj. Cali Xaraaro
Waxaan ahay nin arkayaa
Waxaan uunka u muuqan
Oo keligii anfariir siiyey
Umadyey i dhegeysta
Ergedaan ahay maanta
Hadaydaan ii adeecin
Ilaahay belenkii ibtilaa dhici doonto
Oo halkay eyro ku foofto
Afrikaan...
Saturday, April 25, 2015
-
Shirkada Somcable Oo Qarka U Saaran In Ay Lumiso Kalsoonida Shacabka Somaliland.
Iyadoo Dadwayanaha Jamhuuriyada Somaliland iyo guud ahaan Ardayda Jamacadaha Dalka Shaqaalaha Xafiisyada Dawladu , Shirkadaha Ganacsiga iyo Saxaafaduba ay baahi wayn u qabaan adeega Isgaadhsiinta Internetka oo xawaarihiisu sar...
Saturday, April 25, 2015
-
Sixid Sarrif Mise Sicirbarar? W|Q Maxamed Cabdi Cali Hayaan
Kullan wada tashi ah, si xal loogu helo khalkhal dhaqaale(economic fluctuation) waa ficil xilkasnimo, taas waxaa ku amaanan Wasaaradda Maaliyadda, Baanka dhexe ee Somaliland, shirkadaha isgaadhsiinta ee lacagaha xawila iyo...
Saturday, April 25, 2015
-
Khilaafyada Dhinaca Biyaha Ee Ka Jira Bariga Dhexe. Q-2aad. W/Q. Cabdixakiim Mukhtaar Cali
Maqaalkeenii hore waxa aynu kaga soo hadalnay mid kamida khilaafyada dhinaca biyaha ee u dhaxeeya waddamada dhaca mandaqadda Bariga Dhexe, inaga oo soo xusnay khilaafka ka taagan wabiga Orantes. qormadenan labaad waxa aynu haddi R...
Friday, April 24, 2015
-
Ma Taqaan Meelaha Ay Iska Shabahaan Kacaankii Miletari Ee Siyaad Barre Iyo Nidaamka Siilaanyo?-W/Q: Mujaahid Cali Xaraaro
muuse Biixi waxaanu ku nidhi adigoo siilaanyo ku xiga, adigoo Hargeysa jooga oo nin Sacad Muuse ah maxaad noo qabatay maxaadse dalka sidan uugu eegeysaa?,
Markaan isku eego kacaankii mileteri ee Maxamed Siyaad Barre iyo kacaan ...
Thursday, April 23, 2015
-
HAMBALYO MEHER WACAN Barkhad-Ladiif Maxamed Cumar iyo Marwaadissa Suleekha C/raxmaan Aw-Cali
Gudomiyaha Wargeyska Saxafi Cabdifataax Dheeg Axmed, Tafatiraaha Wargeyska Saxafi Mustafe Sheekh Cumar, Cabdifatax Maxamud Caydid, Maxamed amiin Jibriil, Xamze Siciid Kuuriya, Faysal Maxamed Xasan, Aadan Cabdi Ciidle, Cabdicaadiil...
Thursday, April 23, 2015
-
Golaha Guurtida Waxaanu Leenahay Cimri tagay Ceeblaguma Sagootiyo
Xukuumada madaxweyne Siilaanyo way dhamaysatay waqtigii shanta sano ahaa waxayna udhamaanaysaa 26 jun 2015. Komishanka doorashooyinku waxay soo sareen timeline ama waqtiga ugu haboon ee doorasho lagu qaban karo iyagoo shaaca ka qa...
Wednesday, April 22, 2015
-
Gudaha ka akhri; maansada GuRACAN Abwaan Mohamed Jama Hussein
Waan salaamayaa dhamaan reer soomliland oo dhan. saaka waxaa ku soo toosay nabad,waxaan u kalahay meel ilaa 50km u jirta meeshaan'daganay,intaan baska sii saarnaa waxaan furay buug ka mid ahaa buugaagan sitay,waxa igaga soo baxday...
Tuesday, April 21, 2015
-
Daladda Ururadda Xuquuqal-Iinsaanka Ee Dalalka Geeska Iyo barriga Afrika Oo Xukuumadda Ugu Baaqday Inay Deg deg Xabsiga Uga Sii Dayso Guddoomiyaha Xarunta Xuquuqal-Iinsaanka
Hargeysa,(Wajaalenews) Dallada kulmisa ururadda xuquuqal-iinsaanka ee ka jirra dallka geeska iyo barriga Afrika oo marka magaceeda lasoo gaabiyo la yidhaa (EHAHRD) ayaa bayaan ay galabta soo saarreen waxay xukuumadda Somaliland ug...
Tuesday, April 21, 2015
-
Madaxwayne ka Dheerow inaad ku Xulato Qabiil iyo Siyaasi Buuxinta Jagada Maxkamada Sare
Madaxwayne tan iyo intii ay soo baxday digreegtadii aad xilka kaga qaaday gudoomiyihii maxkamada sare yuusuf ismaaciil cali waxa soo baxaya loolan adag oo ka dhex aloosan aqoonyahan sharciga dhexdiisa
hadal haynta wakhtigan e...
Tuesday, April 21, 2015
-
HANKA DHALINYARTA SOMALILAND;Qalinkii Khadar Cige
Inkastoo ay jiraan xeerar iyo sharciyo dabraya ka qaybgalka dhalinyarta ee talada dalka, hadana dhalinyartu waxay dareensan yihiin inay leeyihiin karti iyo aqoon ay ku hagi karaan xukuumad kasta oo dalka ka ariminaysa oo ku timaad...
Tuesday, April 21, 2015
-
Xaq uma laha! SHEEKO GAABAN– W/Q. Sakariye Riiraash
Sumadiisu waa maya, wuu suurad wacan yahay, sawdkiisa xabeeb buu u
sameeyaa, uu raganimo ka baadh baadho, si buu u siloonyahay, wax kasta
dhanka xun buu ka eegaa isagoo ku eegaya
indho xun, ficil kastuu samaynayo wuxu...
Monday, April 20, 2015
-
Taariikh Nololeedkii Abwaan Maxamed Xaaji Cabdi Dhuule (abwaan loodh)).W/Q:Cabdiwahaab Cismaan Toox.Qaybtii 1aad
Abwaan Maxamed Xaaji Cabdi Dhuule(abwaan loodh),wuxuu dhashay 1950kii ku na dhashay tuulada daba goryaalle ee gobolka daad madheedh,halkaasi oo uu ku barbaaray ilaa yaraantiisiina wuxuu abwaanku muddo labaantaan sanno ku dhaw uu a...
Monday, April 20, 2015
-
“Yaa Ii Ciirsiya Mar Haddii uu Iga Tagay Kii Dadka iigu Dhawaa”: Qalinkii Nimco Baashe Cabdi:
Muddo Badan ayaanu wadda Shaqeyn Lahayn, waxaanu ahayn laba si wayn saaxiib u ah, markasta iyo meelkasta manaan kala hadhi jirin. Marka Laga Reebo Xiliga Hurdada oo ah Habeenkii uun, Dadku way isku kaaya yaqaaneen Xataa ilmaha Y...
Sunday, April 19, 2015
-
26.June Dhibaato Dhici Mayso!
1991-kii markii Somaliland lasoo noqotay xoriyadeedii hore uga luntay ayaa waxa bilowday dib u dhiskii qaranka oo ku salaysnaa nidaamkan haatan ka jira dalka kaasoo tilmaamaaya in dawladu ka kooban tahay sadex dhadhaar oo isku tii...
Saturday, April 18, 2015
« Previous Page — Next Page »
|
|