ARTICLES
-
Shan Iyo Labaatanka Xubnood Ee Golaha Deegaanka Hargeysi Ma Ganacsataa?!
WQ; Cabdinaasir Axmed Abraham.
Sidee bay ku dhacday caasimadda dalkayga oo soddon sanno nabad ah, in ay meelaha qaar sida nadaafadda iyo beeraha shacabku ku nastaan ay Xamar oo soddon sanno hoobiye ka dhacayay, ugaga wanaagsa...
Friday, January 1, 2021
-
Igad And The Somali Quagmire!By; Ahmed Ali Sabeyse.
“Is life so dear, or peace so sweet, as to be purchased at the price of chains and slavery? Forbid it, Almighty God! I know not what course others may take; but as for me, give me liberty or give me death !” Patrick Henry, St....
Thursday, December 31, 2020
-
Gobolka Geeska Iyo Bariga Africa Oo u Soo Eeg Mid Aan Xaaladihiisu Kasoo Raynayn!
Gobolka Bariga Africa amaba Geeska Africa da weyn ( Greater Horn of Africa ) ayaa waxa uu u muuqdaa mid aan xaaladihiisa nabadgalyo iyo siyaasadeed ka soo raynayn taasi oo dhib iyo dib u dhac ku ah dadka ku nool gobolkan oo qarniy...
Wednesday, December 30, 2020
-
Fashilka Axsaabta Siyaasada Jsl!Qalinkii; Axmed Muxumed Cumar.
(Qabiil Waan ku soo badbaadnay Oo Waxaan kaga soo Baxnay waqti adag laakin Qaran iyo Dawlad kuma Noqon karo isagaana ina burbrin doona hadaynaan halkaa kaga gudbin oo aynaan u gudbin Nidaamka Asxaabta badan ,) Erayadaasi waxay ka ...
Sunday, December 27, 2020
-
Oddoroska Nayruuska Sannadka Cusub Ee 2021-Ka Qoraa:-Maxamed Faarax Qoti (Astrologist)
Eebaa Iska leh garasho, cilmi iyo aqoon, isagaanay u sugnaatay xukunka kownkan, qadarkiis iyo maamulkiisa cidina lama wadaagto, duniduna waxay ku joogtaa amarka awooda Eebe, waxaanu ku tilmaamay Aadamihiisa intuu ku manaystay wax ...
Saturday, December 26, 2020
-
Geedi Socodka Dimuqaradiyadeed Ee Somaliland Iyo Dabaca Ku Yimid Nidaamkii, Koriin La’aanta Sharci Ee Wasaradaha Iyo Hay’adaha Dawalda!
(IN TOBANKII SANO BA HAL MAR LA FURO URURADA SIYAASADA WAA XAQ IYO XUQUUQ MUWAADINIINTA SOMALILAND UU SHARCIGA DALKU SIIYEY )
Somaliland dhismaha qaranka iyo koriinku wuu socdaa gaar ahaan qaybta shacbiga oo aad u dedaashay mar...
Wednesday, December 23, 2020
-
Dawladaha Ay Igad Ku Bogaadisay Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya Ma Yihiin Qaar Ka Midho Dhalin kara Qadiyadan?
Wadahadalada jamhuuriyada Somaliland iyo jamhuuriyada federalka Somalia ayaa waxa ay ku jireen hakad mudo dheer , Codsiyo iyo cadaadis bulshada caalamka ka yimid ayaa ay Somaliland dib ugu ogolaatay wadahadalada , sababta oo ah wa...
Monday, December 21, 2020
-
Shirkii IGAD; Yaa Faa’iiday Yaase Qasaaray? Cali Xasan “Cali Mareexaan”.
Dadka Qaar ayaa u haystay in shirkan aan caadiga ahayn ee IGAD ee ka furmay Jabuuti 20.12.2020, loo Qabtay dalab ka yimi Soomaaliya oo ku saabsanayaa dacwad Soomaliya ka gudbisay Kiiniya, laakiin Shirka wixii loo qabtay waxay ka...
Monday, December 21, 2020
-
Dahabshiil: Hormoodkii Rajo Soo Celinta Bulshada Soomaalida!
Shirkadda Dahabshiil waxay bulshada Soomaaliyeed usoo qabatay, una haysaa dhammaan adeegyadii dadweynuhu ka heli lahaa dowlada, kuwaasoo isugu jirey Xawilaadaha lacagaha ee dalka dibediisa iyo gudahba iyo (Bank) Kaydinta lacagta, ...
Tuesday, December 15, 2020
-
Soo Dhaweyntii Reer Awdal Ee Gudoomiyaha Gobolka Tiimbaro Maxaa Iska Baddelay Xiligan?
BOORAMA(W,N)-Waxaa Guud ahaanba Bulshada Somaliland Si Aad ah ula socotey Soo dhaweyn Si aad ah Loo Agaasimey Islamarkaana, aanay ukala Maqnayn Shacabka Reer Boorame iyo Gobolka Awdal haba ugu Badnaadeen Madaxdhaqameedka Culimada,...
Monday, December 14, 2020
-
Xus Iyo Xusuus Taalada Diyaarada Ee Hargeysa Cawil Cilmi Cabdale(IHUN)
Bahda Mareegaha Farshaxan
Diisember 2020
Socod deyrshey waa hore
Daa’imo carruureed
Dumar weer-cad loo xidhay
Diif iyo xannuun qaba
Daaniyo miskiin keed
Debedyaal la wada noqey
Dushay milic ka haysaa
I...
Sunday, December 13, 2020
-
Ka Hor Tagga Muranka Doorashada Dabadeed! W/Q;Aadan Ismaaciil.
Waxa Dalka Looga Diyaar garoobaya doorasho hal qof iyo hal Cod ah. Waxa aad mooddaa in imika la isku wada raacsan Yahay. Cid tirsanaysa caddaalad darro ma aragno waayo waxa si Cad u qeexan habka lo qabanayo. Waxa laga yaabaa in ay...
Saturday, December 12, 2020
-
Dhagaraha Qorshaysan Ee Ka Dhanka Ah Jiritaanka Qarannimada Jsl!Eng Xusen Dayr.
Jamhuuriyadda Somaliland waa Qaran Hanaqaaday oo ku Guulaystay inuu dadkiisa u horseedo nabad iyo degenaansho; Dal-dhismay iyo horumar muuqda iyo shacab walaalo ah oo dan Qudha wadaaga, shacab leh hal ujeedo iyo hadaf midaysan oo ...
Friday, December 11, 2020
-
Hogaamiye Abiy Ahmed Habkii Wanaagsanaa Ee Uu Wax U Bilaabay Iyo Sida Xaalku Yahay Maanta!
Hogaamiyaha Dalka Ethiopia Raysal-wasaare Abiy Axmed waxa uu ahaa Hogaamiye la yimid hal abuur iyo hogaamin wanaagsan oo la Filayey in ay Geeska Africa oo dhan wax ka badesho , waxa ay Ahayd hogaamin loo bogay oo caalamka iyo dadk...
Thursday, December 10, 2020
-
Maxaa Ka Socda Geeska Africa, Maxaase Inagala Gudboon..?Maxay Tahay Siyaasada Wayni“ The Big Game,”?W/Q; Sacad Muuse.
Geeskan Afrika ee aynu ku noolnahay, waxa ka socda tartan Cusub iyo is-beddalo badan oo xagga Amniga, Ganacsiga,iyo Siyaasadaha guud ah kaas oo ay ka qeyb qaadanayaan Waddamada isutaga Carabta(United Arab Emirates)Turkiga iyo Iira...
Tuesday, December 8, 2020
-
Gacantaadda Haku Dhaxal-Wareejin Dhulkaaga Hooyo.“.Qallinkii;Mahad Ali-Salaan.
Dhamaan Ummadda Somaliland waan salaamaya ISCW,Waxaan Xalkan ku iftiiminaya oon ku qaada Dhigeyna qadiyad aan Indhaha laga qarsan karin oo dhibkeedu inagu soo socda Hadhowna aynu farta Dhexda ka qaniini doono hadaan maanta Wax lag...
Friday, December 4, 2020
-
Wishes That Are Not Realized Yet! Written By; Abdirisaq Hassan.
I have joined this world in the late of 1994 at a village in harshin district sub county in jarar at Somali region in Ethiopia .my birth is received warmly by the members of family and relatives of mine ...
Wednesday, December 2, 2020
-
Somalida Itoobiya Iyaga Xaaladdoodu Waa Ninkii Hooyaday Guursadaba Waa Adeerkay!!W/Q;Cabdiraxmaan Cadami.
Itoobiya waxay ka kooban tahay 9 kilal iyo laba magaalo oo hoos yimaadda xafiiska ra’isal wasaaraha (Addis Ababa iyo Diridhaba). Dawlad degaanka Soomaalidu waa kilalka labaad ee ugu baaxadda weyn dhul ahaan tiro ahaanna waa qoom...
Sunday, November 29, 2020
-
Taariikh Nololeedkii Guddoomiyihii Ugu Horeeyey Ee Ururkii SNM AHUN Muj Axmed Jimcaale.
Guddoomiyihii Ugu horeeyey ee Ururkii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed ee (SNM) Allaah ha u naxariistee waxa uu ku dhashay Magaalada Cadan ee ku taala dalka Yemen, tariikhdu markay ahayd 16- bishii 6-aad ee sannadkii 19...
Tuesday, November 24, 2020
-
Dr Adam Yusuf Abokor:Shaqsiyad xor ah Iyo Astaantii Ururadda Bulshadda Rayidka Ah Ee Somaliland! W/Q;Dr Culimo.
18th-kii Noovembar 2020, waxaa dalka Turkiga ku Geeriyooday Dr Adam Yusuf Abokor oo ahaa aqoonyahan iyo Hogaamiye u dhaqdhaqaaqa horumarinta bulshadda. Dr Adam wuxuu wakhtigiisa inta ugu badan ku bixiyey ka shaqaynta arrimaha buls...
Saturday, November 21, 2020
-
“Dhamayso Wareerka Horaan U dhigtee Oo Ha I dhaafinin Aagga Intaan Ku Dhashee!Cali Guray,
KKKKKK Abye Ahmed ku lahaa hawlgalkii milatariga ee Tigray wuxu galay marxaladiisii ugu dambaysay ee dhamaystirka. Hawl yaraa shuqulku! Hadda laga yaabaa in dagaalkii rasmiga ahaa aanu bilawba ahayn.
Marka aad eegto ololaha...
Friday, November 20, 2020
-
Taariikh kooban Oo Ku Saabsan Marxuum CUMAR CARTE QAALIB.
Allaah ha u naxariistee Cumar Carte Qaalib oo shaqadiisii Ugu horeysay ay ahayd macalinnimo waxa uu xilalkiisii Shaqo ee ugu horeeyay ahaa maamule Dugsi waxbarasho, Isagoo ka dibna noqday maamulaha guud ee Dugsiyada Hoose Magaalad...
Wednesday, November 18, 2020
-
Abaal-marinta Nobel Price Ma lagala Noqon Karaa Qof Hore Loo Siiyey, Haddii Uu Jebiyo Shuruudihii? Siyaasi Cali Mareexaan.
Sida la ogyahay abaalgudka Nobel oo ah abaal- marin Sumcad wayn ku leh caalamka, waxay ka soo bilaabmatay Geerida maalqabeenkii saynisyahanka ahaa ee reer Sweden, Alfred Nobel oo geeriyooday sannadkii 1896 kii. Intii aanu dhiman w...
Tuesday, November 17, 2020
-
“Qisadii Reer Saba – Soomaalida Cibrooyin Ayaa Ugu Jira” Siciid Ali Axmed.
Reer Saba waxa ay ahaayeen reer dega dhulka loo yaqaan Yeman. Waxaan cajaladan idinkula wadaagi qisadoodii iyo cibrooyinka inoogu jira.
HALKAN KAGA BOGO QISADAN IYO CIBAAROOYINKA KU JIRA;
https://youtu.be/lS88hqO3UYc...
Friday, November 13, 2020
-
Hadimada Ay Leedahay Hantida Umada Oo Sigaar Ah Loo Manfacaadsado!W/Q; Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine.
Hantida Umadu waa xoolaha ka dhaxeeya dadweynaha taas oo laga sameeyay ama laga soo iibiyay Dhaqaale iyaga laga soo uruuriyay oo loo yaqaan Cashuur.
Cashuurtu waa lacag qasab ah taas oo lagu soo rogo cashuur bixiye iyadoo uu ku w...
Thursday, November 12, 2020
-
“Wasiir Maxamed Kaahin Waxa Uu Ku Dhiiraday Arin Xad-gudub Ku Ahayd Caasimada Hargeysa”Musharax Siciid Cudhay.
Murashax Siciid Cabdisamad Ahmed (Siciid Cudhay) oo kamid ah murasharixiinta utartami doona golayaasha doorashada soo socota ayaa wasiirka arimaha gudaha ku bogaadiyay talaabada uu ku qaaday kaantarooladii duleedka hargaysa yaalay...
Wednesday, November 11, 2020
-
“Somaliland Geedi Socodka Dimuqraadiyadu In Uu Hore Socdo, Oo La Badbaadiyo Ayaa Leh Mudnaanta Koowaad Ee Qaranka”Cali guray.
GUULAYSTAYAAL GEEDIGA WADAAY
Doorashada Isa Saaran Ee Somaliland Dad Ayaa Uga Shakisan In Tirada Ugu Badan Ay Heli doonaan maaha xisbi hebel, qolo heblaayo iwm balse musharixiin kala xisbiyo ah oo kala reero ah hadana isku ah k...
Wednesday, November 11, 2020
-
Jamhuuriyadda Somaliland: Waa Qaran Guulaystay.
Jamhuuriyadda Somaliland Waa QARAN HANAQAADAY oo ku Guulaystay inuu dadkiisa u horseedo nabad, degenaansho, Horumar, dimuqraadiyad iyo dawlad wanaag, sidaana ku soo Caano-maalay sodonkii sano ee ugu dambeeyey! Waxaa inoo Dhisan Qa...
Wednesday, November 11, 2020
-
Duuliye Axmed Dheere Iyo Xaquuqda Aadamaha!Qalinkii;Aadam Muuse Jibriil- Q:2aad.
Xuquuqda Aadamahu waxay ka kooban tahay mabaad’i dhawr ah oon sina u kala go’i Karin, oo dhammaantood ka dhashay xaqa Adamuhu u leeyahay nolosha, iyo kuwa kale ee ku xidhan nolosha, sida xuquuqda siyaasadda, tan dhaqaalaha, ta...
Monday, November 9, 2020
-
Ciyaaraha Iyo Ku Dayashada Dhaqan Shisheeye, Waa Lagu Duloobaa!W/Q: Mustafe Dheereeye.
Saamayn bulsheed oo dhaqan-beddel ah ayaa bulshooyinka Soomaalida loogu soo waaridaa ciyaaraha kala duwan ee la ciyaaro.
Tan iyo markii waddankeena ay ku soo bateen tiknoolajiyada casriga ahi, waxaa kor u kacday wax ka ogaansha...
Saturday, November 7, 2020
-
Talo Aan La Rog-rogin Waa Lagu Rafaadaa!W/Q; Maxamed Alja.
Dawladda Somaliland Halkii Laga Filayay inay horumar iyo koboc dhaqaale keento, waxa ay banjarinaysaa danyarta iyo Dadka hal abuurka la yimid, Gawaadhida Vitz ahi waa Gawaadhi ka mid ah gaadiidka baaxadda wayn ee ka dhex Shaqeeya ...
Friday, November 6, 2020
-
Doorashooyinka Maraykanka Iyo Qaabka Loo Doorto Madaxweynaha!W/Q:Eng Xuseen Deyr.
1;Yaa Doorta M/weynaha Maraykanka? Qaabkeese Loo Doortaa?
Marka ay Codbixiyeyaasha Maraykanku u dareeraan tartanka Doorashada Aqalka Cad si ay u doortaan Madaxweyne, sida Dhabta ah, cidda ay codkooda sida tooska ah ugu dooranay...
Tuesday, November 3, 2020
-
Duuliye Axmed Dheere Waa Mabda’a Lagu Hirto, Iyo Maqaam Sare Oo La Gaadhi Karo!By;Adam Muse Jibril,
Duuliye Axmed Dheere, muxuu ku habboon yahay, oo uu geyaa in lagu magacaabo, muxuuse u taagan yahay oo u ah qaddiyad uu ku dhaato. Inta aanan u-gelin qaddiyada Duuliye Axmed Dheere u taagan yahay, waxaan ka horraysiinaya mid yar o...
Tuesday, November 3, 2020
-
Maanta oo ay tahay maalin la xusayo aas aaska ciidanka booliska soomaliland Oo tahay 03/11 Lawyer mohame bashe
Maanta oo ay tahay maalin la xusayo aas aaska ciidanka booliska soomaliland Tr tahay 03/11 waxaan halkan ku soo gudbinaya qoraal ama warqad furan oo aan u diraayo Taliyaha ciidanka Booliska somaliland sareeye Guuto Dabagale.
Tali...
Tuesday, November 3, 2020
-
Somaliland; Doorashooyin Maka Dhacayaan, Hadiibase La Qabto Goorma Ayey Dhacayaan?
Waa su'aalo u baahan in jawaabo loo helo , maanta Gudomiyaha komishanka doorashooyinka Somaliland oo gudida joogtada ah ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland wax ka weydiiyeen ayaa yidhi yaan sas laga qaadin labada doorasho ...
Monday, November 2, 2020
-
Mudankii Uun’kow Udgoonaw Rasuulkii. Q/1aad..Salaahu Calayhi Wasalam. W/Q:Axmed Cali Kaahin
Sayidkii Uumiyaha, raxmadii dunida, hormoodkii mu’miniinta, kii u dhashay caawintee dhaqankiisuna quraanka ahaa, ee Samaawaadka lagu casuumayee, waxyigu hagaayaw. Salaahu Calayhi Wasalam.
Waa Nabiga ugu dadka badan maalinta q...
Sunday, November 1, 2020
-
How Can Somaliland President Achieve His Transformational Developmental Agenda?By;Ahmedyasin.
Somaliland President Muse Bihi Abdi’s development agenda Has been consistent from his campaign trail pronouncements in 2017 to his tenancy at Presidency Palace. The President frequently and consistently stated that his administr...
Saturday, October 31, 2020
-
Ujeelanaanta Shacabka Somaliland Hogaamin, Aragtiyo Cusub Iyo Rejada Laga Qabo In Ururadii Siyaasada La Furo!
Guud Ahaan shacabka Somaliland marka aad eegto una kuur-Gasho wax ay ka mideysan yihiin waxaa kow ka ah rajo beelka Asxaabta siyaasada Somaliland ee maanta iyo in aanay soo wadin yididiilo wanaagsan oo qarankani ku gaadhi karo hii...
Wednesday, October 28, 2020
-
Siyaasadda Waa Loo Samraa Ee Lama Sardhiyo!!W/Q;Cabdiraxmaan Cadami.
Qofku rag iyo haween ba in uu damac siyaasadeed yeesho waa wax wanaagsan, waana qariisad rabbaani ah oo dadka qaarkood ku abuuran. Sida ay u kala hanweyn yihiin ayay ugu kala duwan yihiin heerka uu doonayo in uu siyaasadda ka gaad...
Monday, October 26, 2020
-
Xujadii Laysku Xajiimaynayay Warkeedu Saw Muu Caddaan!!Prof Cabdi Cali,
Innamadii Xalay isoo waydiiyay imaatinka Maxamed sidii aan anigu dawladda haysto, waxan ku idhi yaynaan degdegin ee warku ha inoo soo wada baxo; immika waxay u egtahay in ay caddaatay in Maxamed aanu wali iman ee uu rabo in uu yim...
Saturday, October 24, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|