Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Kulamo Gooni Gooni Ah La Yeeshay Madaxwaynaha, Asxaabta Iyo Ururada Siyaasada+ Arimaha Ay Ka Wada Hadleen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Kulamo Gooni Gooni Ah La Yeeshay Madaxwaynaha, Asxaabta Iyo Ururada Siyaasada+ Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
July 12, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta kulamo gooni-gooni ah la yeeshay Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi, Madaxda Axsaabta iyo Ururrada Siyaasadda JSL.

Kulamadan oo ay warbaahintu dib joog ka ahayd ayaa ujeedadiisu ahayd sidii komishanka doorashooyinka daneeyayaasha siyaasada dalka ugala arinsan lahaa sida ay Somaliland doorashooyin uga dhici karaan iyo xal uhelida doorashada soo horaynaysa qabsoomideedu iyo dabarada sharci ee ku gadaaman qabashada doorashada ururada cusub.

 

COMMENTS
LINKS