WARAR
-
Suldaan Ibraahim Sulub Oo Maanta Dib Uhelay Xoriyadiisi Mudo Uu Ku Xidhnaa Xabsiga Baki Kadib.
HARGAYSA(W,N)-Suldaan ibraahim suldaan sulub ayaa maanta dib helay xoriyadiisii kadib markii laga sii daayay xabsiga baki oo uu mudo 42Cisho ah ku xidhnaa bilaa xukun
Suldaaan Ibraahim Sulub ayaa ka hadlay xadhigiisa isagoo uma...
Tuesday, October 11, 2022
-
Fanaan Cabdinaasir Macalin Caydiid Oo Xaaladiisa Caafimaad Culus Tahay Iyo Fariin Murugo Leh Oo Uu Usoo Diray Shacabka Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Fanaan. Mulaxam cabdinaasir macalin caydiid oo mudooyinkii danbe xaalad caafimaad ujiifay ayaa fariin murugo leh usoo diray shacabka Somaliland oo uu ka dalbaday in ay usoo gargaaraan
Sidoo kale cabdinaasir macali...
Monday, October 10, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Daah-Furay Wejiga Koowaad Ee Mashruuca Biyo-Ballaadhinta Hargeysa.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay wejiga koowaad ee mashruuca biyo ballaadhinta caasimadda Hargeysa oo ay muddo dheer soo wadday wakaaladda biyaha Hargeysa.
...
Monday, October 10, 2022
-
Qaramaday Midoobay Oo Si Kulul Ucanbaaraysay Tahriibayaal Lagu Laayay Dalka Liibiya.
LIIBIYA(W,N)-Hawlgalada Qaramada Midoobay ee dalka Liibiya ayaa Si Kulul Ucambaareeyey “dilkii ugu foosha xumaa” ee loo geysto 15 tahriibayaal ah oo ka dhacay meel u dhow xeebaha magaalada Sabratha ee dalka Liibiya, iyaga oo...
Monday, October 10, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo ka Qaybgalay Aaska Qaran oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum/Xildhibaan Muxumed Aw Axmed.
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha Baqiic ee duleedka waqooyi ee caasimadda Hargeysa loogu sameeyey marxuum Muxumed Aw Axmed Xaaji Aadan oo ho...
Monday, October 10, 2022
-
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Culimada Dhaliisha Xuska Dhalashada Nabi Muxumed N.N.K.H.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi rashiid jaamac yuusuf (sheekhul Axmar) ayaa jawaab kulul siiyay culimada qaar dhaliila xuska dhalashada rasuulkeenii suubaan naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee,
https://youtu.be/78Z3Fr9v_M4
&nb...
Sunday, October 9, 2022
-
Raysal-wasaare Abiye Axmed Oo Lagu Soo Dhaweeyay Beeraha Dalxiiska Ee DDS Iyo Goobihii Cajiibka Ahaa Ee Uu Booqday!
DHAGAXLE(W,N)-Madaxda Dawlad Deegaanka Soomaalida Ayaa Si Balaadhan ugu Soo Dhaweeyey Raysal-wasaaraha Dalka Ethiopia Deegaanka beeraha ee Dhagaxle.
Guddiga Fulinta ee Xisbiga Barwaaqo ee Dalka Ethiopia oo uu Horkacayo R...
Sunday, October 9, 2022
-
Madaxwaynaha Jabuuti Oo Si Kulul Ucanbaareeyay Weerar Lagu Laayay Askar Katirsan Ciidamada Dalkiisa.
JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa canbaareeyay weerar lagu soo qaday ciidamada dalkiisa ee gobolada dalka kaasi oo lagu diley 6askar halka qaar kalena lagu dhaawacy
Sidoo kale madaxwayne geele a...
Sunday, October 9, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Dhagax Dhigtay Aagaha Warshadaha Ee Caasimada Hargaysa Yeelan Doonto
HARGAYSA(W,N)-Wasiirada wasaaradaha maalgashiga, arimaha gudaha, hawlaha guud iyo guryaynta iyo maayarka caasimada ayaa dhagax dhigay aaga warshadaha kaasi oo ku yaala duleedka caasimada hargaysa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA...
Sunday, October 9, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Xildhibaan Muxumed Aw Axmed Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
TACSI MADAXWEYNE: 09/10/2022
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa u...
Sunday, October 9, 2022
-
“5Aad Waxaan Leeyahay Waalaydiin Ogyahay Taariikhda In Aad Halganka Ku Bilowdeen Afraad, Iyadoon SNM Jirin” Marxuum Cigaal.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee jamhuuriyada Somaliland marxuum maxamed xaaji ibraahim Cigaal oo ka hadlay maalintii ciidamadii Snm ee Shanaad iyo 99 lagu wareejinayay dawlada ayaa qiray doorkii reer gabiley ku lahaayeen bilow...
Saturday, October 8, 2022
-
Ciidamada Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Inan Yar Oo 2Sano Jir Ah Ku Diley Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada booliska Somaliland ayaasheegay in ay gacanya kusoo dhigeen Nin inyar ku dilay magaalada hargaysa warkan oo ay ku baahiyeen barta ciidamada boolisku ku leeyihiin facebookga ayaa udhignaa Sidan;
Ciidanka ...
Saturday, October 8, 2022
-
“Ma Aqoonsanin Muuse Biixi, Wuu Ka Dhamaaday Wakhtigiisii, Waa In Aan Ka Baxdaa Madaxtooyada” Marwo Kubra.
“Salaadiinta Subeer Awal, Culimada Subeer Awal Iyo Waxgaradka Somaliland Waa In Ay Qabtaan Muuse Biixi, Nin Waalan Tolkiiba Umiyir Qabee”Marwo Kubra.
UK(W,N)-Marwo kubra oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga waddani ee dalka Uk...
Saturday, October 8, 2022
-
Dawlada Somaliya Oo Amar Ku Siisay Shirkadaha Isgaadhsiinta In Aan Laga Isticmaali Karin Mareegaha Ururka Alshabaab Warar Ku Baahiyaan.
MUQDISHO(W,N)-Dawladda Soomaaliya , ayaa amar ku bixisay in aan shirkaddaha bixiya khadka Internet-ka aan khadadkooda laga isticmaali karin mareegaha iyo baraha bulshada ee uu adeegsado ururka Al-Shabaab.
Qoraal uu soo saar...
Saturday, October 8, 2022
-
Magaalada Gabiley Iyo Qaabkii Looga Xusay Dhalashada Nabi Muxumed N,N,K.H
GABILEY(W,N)-MAGAALADA GABILEY AYAA SI BALAADHAN LOOGA XUSAY DHALASHADA RASUULKEENII SUUBAAN EE NABI MUXUMED SCW.
WAXAANA KASOO QAYBGALAY CULIMO AWDIIN MASUULIYIIN IYO SHACABKA MAGAALADA GABILEY.
https://youtu.be/0qk_Ruw-1Os...
Saturday, October 8, 2022
-
Siyaasi Cabdilaahi Cukuse Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Dagaal Sokeeye Dalka Ka Badbaadiyo
LONDON(W,N)-Siyaasi cabdilaahi maxamed daahir cukuse oo dalka dibadiisa ku sugan islamarkaana ka qaybgalay munaasibad qurba jooga somaliland ku qabteen dalka ingiriiska ayaa ka jeediyay hadalo xaqiiqda taabanaya kuwaasi oo ku taxa...
Saturday, October 8, 2022
-
Magaalada Hargaysa Oo Siwayn Looga Xusay Dhalashada Rasuulkeenii Suubaan N,N,K,H.
HARGAYSA(W,N)-Magaalada hargaysa ayaa maanta siwwayn looga xusayay dhalashada rasuulkeenii suubaan N,N,KH Taasi oo ay kazoo qaybgaleen madaxwayne kuxigeenka Somaliland culimo awdiin iyo boqolaal kamid ah shacabka caasimada.
HAL...
Saturday, October 8, 2022
-
“Culimadda Masaajidada Kaga Sheekeeya Taariikhda Nabiga SCW, Haddana Muhmal Galinaya Xuska Dhalashada Nabiga Waxaan Leeyahay…”Saylici.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland oo manta ka qaybgalay munaasibada xuska dhalshada nabigeenii suubaan N,N,K,H Oo maanta lagu qabtay magalaada hargaysa ayaa luuqad adag kula hadlay culimada qaar meeaha ka dhaliila xus...
Saturday, October 8, 2022
-
War Bixintii Beesha Caalamka Ee Mudo Kordhinta Doorashada Madaxweynaha!
Baaqa Mudo Kordhinta Ee Beesha Caalamka, Qabsoomida Doorashooyinka Iyo Rejo La'aanta Mustaqbalka Ee Sadexda Xisbi Qaran!
Waxa soo baxaya baaqyo ay beesha caalamku soo saareyso oo Ay soo diidan yihiin mudada golaha Guurtida jam...
Friday, October 7, 2022
-
Murannada Siyaasadda Iyo Saamaynta Taban Ee Ay Ku Yeesheen Nolosha Iyo Horumarka Dadka Iyo Dalka Jam. Somaliland!!2Aad
Is-maandhaafka Siyaasadda ee soo noq-noqday wuxuu saamayn taban ku yeeshay:
Xagga wadajirka, is-aaminka iyo is-dhexgalka bulshada,
Heerka kalsoonida Shacabku ay ku qabaan nidaamka Xisbiyada badan iyo Dimuqraadiyadda,
Xa...
Friday, October 7, 2022
-
Baadhitaano Muujinaya Cadaalad Darro Lagula Kacay Yaasmiin Cabdiqaadir Oo Kasoo Jeeda Dawlad Deegaanka Somaalida Ethiopia+ Dareenada Ku Xeeran Maxkamadaha Gacanta Ku Haya.
HARGAYSA(W,N)-Kadib Markii maalintii shalay ay warbaahinta la Hadleen ugaasyo Iyo salaadiin kasoo jeeda dawlad deegaanka somaalida Itoobiya oo ku sugan caasimada jig-jiga ayaa waxa Fariin waafiya ay u direen Madaxweynaha Somalilan...
Friday, October 7, 2022
-
Oday Muuse Dalab Oo 27Neef Oo Geela Munaasibada Mawliidka Nabiga Agweed Uqabiyay Dhakhtarka, Agoomaha Iyo Goobo Kale.
HARGAYSA(W,N)-Oday/Ganacsade Muuse Dalab ayaa 27neef oo geele xuska dhalashadii rasuulka N.N.K.H Awgeed uqabiyay dhakhtarka dhimirka xarunta agoomaha iyo maqaamyada qaarkood.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://yo...
Friday, October 7, 2022
-
Raysal-wasaaraha Itoobiya Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Safar Ku Yimid Caasimada DDS Ee Jig Jiga.
JIG JIGA(W,N)-Wafti uu hogaaminayo raysal wasaaraha itoobiya abiy ahmed ayaa soo gaadhay magaalada jig jiga ee ismaamulka dawlad deegaanka somalida waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay madaxwaynaha mustafe muxumed cumar xubno katirsan...
Friday, October 7, 2022
-
Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Aan Somaliland Lagu Tilmaami Karin Dal Dimuqraadiya!
HARGAYSA(W,N)-Warsaxafeed uu soo saaray xoghayaha guud ee xisbiga waddani ayaa ku sheegay in aan Somaliland la odhan Karin waa dal dimuqraadiya.
https://youtu.be/CvjshNShMcc...
Friday, October 7, 2022
-
Warbixin Laga Diyaariyay Duruufaha Ku Xeeran Dadka Muruq Maalka Ee Gobolka Gabiley.
GABILEY(W,N)-Warbixin laga diyaariyay dad muruq maalka ku shaqaysta ee magaalada gabiley gaar ahaan dadka ka shaqeeya dhismaha guryaha iyo meelaha
Dadka oo kalaha aroorta hore ayaa ka waramay xaaladooda iyo dhaqaalaha ku shaqee...
Friday, October 7, 2022
-
DAAWO;-Munaasibada Xuska Dhalashada Nabi Muxumed N.N.K.H Oo Lagu Qabtay Magaalada Arabsiyo.
ARABSIYO(W,N)-Munaasibad loogu diyaar garoobayay xuska dhalashada nabigeenii suubaan nnkh ayaa maanta lagu qabtay magaalada arabsiyo ee gobolka gabiley.
Waxaana kasoo qaybgalay munaasibada xuska dhalashada nabi muxumed n.n...
Thursday, October 6, 2022
-
Gudida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Ee Magaalada Wajaale Oo Doortay Hogaan Cusub.
TOG WAJAALE(W,N)-Gudida wanaag farista iyo xumaan reebista ee magaalo ganacsiyeedka wajaale ayaa kulan ay qabsadeen ku doortay hogaan cusub ee gudida hogaamin doono’
Waxaana munaasibada lagu doortay maamulka cusub ee gud...
Thursday, October 6, 2022
-
“Runtii Waxa Ayaandaro Ah, In Maalinwalba Gabadh Lagaga Oohiyo Hargaysa, Iyadoo Xaqeeda Lagu Duudsiyayo Ogaadeen Baad Tahay” Madax Dhaqameedka DDS.
JIG JIGA(W,N)-Madaxdhaqameedka kazoo jeeda dawlad deegaanka somalida itoobiya oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada jig jiga ayaa cabasho wayn ka muujiyay gabadh kazoo jeeda deegaankooga oo dhac loogu gaystay caasimada Somal...
Thursday, October 6, 2022
-
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Booqasho Ku Tagay Magaalada Gabiley Iyo Ujeedada kulan Ay La Qaateen Madaxda Xisbiga Ee Gobolka.
GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga ayaa galab socdaal ku yimid magaalada gabiley halkaasi oo ay ku qaabileen maamulka gobolka ee xisbiga, xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo xisbiga waddan...
Thursday, October 6, 2022
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Qaabiley Wafti Culimo Ah Oo Uu Horkacayo Sheikh Cabdirashiid Sh, Cali Suufi.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland oo ay weheliyaan wasiirada diinta iyo awqaafta kuwo kale ayaa qaabiley sheikh cabdirashiid sheikh cali suufi iyo culimo kale oo wehelisay.
HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN...
Thursday, October 6, 2022
-
Maareeyaha Haayada Duulista Iyo Hawada Oo Qirtay Danbi Uu Hore Uga Galay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.
HARGAYSA(W,N)-Maareeyaha haayada duulista iyo hawada Somaliland cumar sayid oo horyimid golaha wakiilada ayaa qirtay danbi uu sheegay in uu hore uga galay aqoonyahan Jamaal cali xuseen
Sidoo kale maareeye cumar sayid ayaa ka wa...
Thursday, October 6, 2022
-
“Golaha Guurtida Dadkii Qiyamka Iyo Dal Jacaylka Lahaa Way Ka Dhamaadeen, Kuwa Hada Joogaana Waa Madaneeyayaal” Gudoomiye Wali.
HARGAYSA(W,N)- Gudoomiye kuxigeenka gobolka maroodi jeex ee xisbia waddani ayaa eedo culus ujeediyay golaha guurtida Somaliland oo uu sheegay in ay yihiin kansar ku yaala Somaliland oo caqabad ku ah hanaanka dimuqraadiyada.
htt...
Thursday, October 6, 2022
-
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Magaalada Wajaale.
WAJAALE(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay degmada wajaale isagoo kormeer kusoo maray mashariic ay maamulka degmada ka hirgaliyeen gudaha magaalada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
http...
Wednesday, October 5, 2022
-
Midkamid Ah Bulshada Deegaanka Agabar Oo Baaq Udiray Maamulka Gobolka Gabiley.
GABILEY(W,N)-Midkamid ah odayaasha degmada agabar ayaa baaq udiray maamulka gobolka gabiley kaasi oo ku saabsan muran udhexeeya shirkada macdanta baadha iyo qays deegaanka beer ku leh.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https...
Wednesday, October 5, 2022
-
Afhayeenka Wasaarada Waxbarashada Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadalo Uu Hore Ugu Duray Gudoomiyaha Xisbiga Waddani!
HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka wasaarada waxbarashada somaliland cabdilaahi ibraahim xaaji xasan ayaa raali galin ka bixiyay hadalo uu hore warhaabinta ugaga weeraray gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan
Sidoo kale afha...
Wednesday, October 5, 2022
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Askari Lagu Diley Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland sareeye guuto maxamed aadan saqadhi “dabagale” iyo saraakiil katirsan ciidamada booliska ayaa ka qaybgalay aas qaran oo maanta magaalada hargaysa loogu sameeyey askari ciidan...
Wednesday, October 5, 2022
-
Xildhibaan Axmed Ciisood Oo Ka Jawaabay Hadalkii Maayarka Gabiley Ee Duminta Gurigiisa, Sheegayna In Uu Haysto Sharciyadii Uu Guriga Ku Dhisanayay!
GABILEY(W,N)Xildhibaan Axmed Ciisood oo katirsan golaha deegaanka degmada gabiley ayaa ka jawaabay hadal kazoo yeedhay maayarka gabiley oo ku saabsanaa guri uu dhisanayay oo dhawaan laga dumiyay isagoo sheegay in uu haysto sharciy...
Wednesday, October 5, 2022
-
Micheal Rubin Oo Sheegay In Dib Udhaca Doorashada Somaliland Ay Meesha Ka Saarayso Hanaankii Dimuqraadiyada Jsl.
USA(W,N)-Khabiirka udhashay dalka maraykanka ee macheal robin oo ah diblamaasi ka faalooda arimaha geeska kana hadla qadiyada somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dib udhaca ku yimid doorashada madaxtooyada iyo talaabada ...
Wednesday, October 5, 2022
-
Maayarka Magaalada Gabiley Oo Wax Laga Waydiiyay Guri Uu Nin Xildhibaan Ahi Dhisanayay Oo Ay Dumiyeen Iyo Waxqabadka Xukuumada Ee Gobolka.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ayaa wax laga waydiiyay sobobta ay udumiyeen guri uu dhisayay xildhibaan katirsan golaha deegaanka gabiley kaasi oo uu sheegay in uu sifo sharci daro ah ku dhistay...
Wednesday, October 5, 2022
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Soo Saaray Wareegto Uu Amar Culus Ku Dul Dhigay Maayarada Dalka.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha somaliand maxamed kaahin axmed ayaa maanta soo saaray wareegto uu maayarada dalka ku Amrayo in ay qandaraasyada ay bixiyaan soo mariyaan gudida qandaraasyada qaranka
HALKAN KAGA B...
Wednesday, October 5, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|