WAJAALE NEWS

Suldaan Mawliid Cali Ibraahim “Sabayse” Oo Soo Bandhigay Sobobaha Uu Ku Noqonaya Suldaanka Guud Ee Beesha Sacad Muuse

HARGAYSA(W,N)-Suldaan mawliid cali ibraahim sabayse oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland ayaa markii ugu horaysay soo bandhigay sobobaha uu ku noqonayo suldaan guud ee beesha sacad muuse

Sidoo kale suldaan mawliid ayaa markale fariin culus udiray xukuumada somaliland ee uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne cabdiraxmaan cirro.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version