Siyaasiyiin, Xildhibaano Iyo Waxgarad Dhambaal Tacsi Ah Udiray Qoyskii Iyo Shacabka Reer Somaliland Ee Uu Ka Baxay Marxuum Xaaji Maxamed Xaaji Cabdilaahi {Abusite} Oo Maanta ku Geeriyooday Dalka Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasiyiin, Xildhibaano Iyo Waxgarad Dhambaal Tacsi Ah Udiray Qoyskii Iyo Shacabka Reer Somaliland Ee Uu Ka Baxay Marxuum Xaaji Maxamed Xaaji Cabdilaahi {Abusite} Oo Maanta ku Geeriyooday Dalka Itoobiya.
May 8, 2025 - Written by Editor:

INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN;

Wasiirkii Hore ee wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgshiga Somaliland Dr Muuse Qaasim Aw cumar,

Xildhibaan Axmed Cabdi Muuse {Axmed Ini”

Fu,aad Cabdilaahi Axmed

Cabdiraxmaan Aadan Jaamac.

Maxamed Nuux.

Dhamaan Masuuliyiintan magacyadoodu kor ku xusan yihiin ayaa waxay shacabka reer Somaliland  ,qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay ka tacsiyadaynayaa Alle Ha,unaxariistee Geerida Ku Timid marxuum Xaaji Maxamed X, Cabdilaahi Abusite oo ahaa oday wayn oo qaranka Somaliland ka baxay oo maanta ku geeriyooday magaalada Adis ababa ee Dalka Itoobiya, iyagoo ilaahay uga baryay in uu qoyskiisii iyo guud ahaan qoyska reer Abusite ka siiyo Samir Iyo Iimaan, marxuumkana  alle Uga baryay In Uu  ugu deeqo janooyinkiisa.

AAMIN AAMIN

 

 

COMMENTS
LINKS