Shacabka Magaalada Wajaale Oo Caawa Isugu Soo Baxay Udiyaar Garowga Xuska 18may | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka Magaalada Wajaale Oo Caawa Isugu Soo Baxay Udiyaar Garowga Xuska 18may
May 13, 2025 - Written by Editor:

Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa caawa iskugu soo baxay udiyaar garowa xuska maalinta qaranka ee somaliland ee 18may taasi oo ay kala soo qaybgaleen maamulka degmada iyo agaasimaha guud ee wasaarada dib udajinta somaliland.

COMMENTS
LINKS