Maxaa Kala Qabsaday Wasiir Khadar Madaxtooyada Iyo Ex Wasiir Buunigii Kulmiye! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxaa Kala Qabsaday Wasiir Khadar Madaxtooyada Iyo Ex Wasiir Buunigii Kulmiye!
May 10, 2025 - Written by Editor:

Wasiirka madaxtooyada somailand khaddar xuseen oo saka madal iskuul ka hadlayay ayaa soo jeediyay in calanka Somaliland ee lagu dabaldegayo in aan lagu qorin tawxiidka madaamada oo meelo aan haboonayn lagu tuurayo taasi oo daba socotay hadal maalintii shalay kazoo jeedhay qaarkamid ah culimada dalka

Dhanka kale wasiirkii hore ee xidhiidhka golayaasha cabdinaasir buuni ayaa deg deg uga jawaabay hadal wasiir khaddar.

COMMENTS
LINKS