|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Luuqada Ingiriisiga Oo Uu ka Jeediyay kulankii Uu Magaalada Nayroobi Kula Qaatay Wakiilada Beesha Caalamka!
May 31, 2025 - Written by Editor:NARIOBI(W,N)- Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland iyo waftigii uu hogaaminayay oo wali ku sugan caasimada dalka Kenya ayaa maanta kulan balaadhan la qaatay safiirada iyo madaxda haayado caalamiga eek u sugan dalka Kenya Madaxwayne cabdiraxmaan cirro oo madhasan kulankan ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa ayaa safiirada uga xog waramay xaalada Somaliland iyo waxyaabaha ay qabsatay HALKAN KAGA BOGO KHUDBADA MADAXWAYNAHA JSL; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|