|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley Oo Hambalyeeyay Maayar Cusub Ee Loo Doortay D. Gabiley
May 10, 2025 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Madaxdhaqameedka Iyo Cuqaasha gobolka gabiley ayaa hambalyeeyay maayarka cusub ee loo doortay golaha deegaanka gabiley cabdirashiid haybe faarax (Daacad)- Sidoo kale madaxdhaqameedkan ayaa sabootiyay maayarkii hore ee degmada gabiley axmed ciisood. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|