Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Oo Wax laga Xumaado ku tilmaamay Hadal Dhawaan kasoo Yeedhay Xubno Isla Beesha Ah.
May 14, 2025 - Written by Editor:
Madaxdhaqameedka beelaha subeer awal oo uu horkacayo suldaanka guud ee beesha ayaa wax laga xumaado iyo fool xumo ku tilmaamay hadal ay dhawaan warbaahinta kazoo daayeen xubno kamid ah madaxdhaqeedka beesha subeer awal kuwaasi oo qoray bug ay ku sheegeen in beesha suber awal xukuumada madaxwayne cirro ka aar gooysanayso kaasi oo ahaa mid aan xaqiiqda ku fadhiyin.