Maamulka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Maanta ka Dhacday Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Boorama | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Maanta ka Dhacday Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Boorama
May 31, 2025 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Maamulka gobolka awdal iyo waxgarad ayaa ka hadlay shaqaaqo saaka ka dhacday xasbiga dhexe ee magaalada boorama taasi oo sobobtay khasaare iskugu jira dhaawac iyo dhimasho.

COMMENTS
LINKS