|
|||||
WAJAALE NEWS
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Isku soo baxa Xuska 18may Ku Qabtay Badhamaha Magaalada London
May 26, 2025 - Written by Editor:LONDON(W,N)-Kumanaan kamid ah jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan dalka ingiriiska ayaa isku soo bax balaadhan oo ay ugu dabaaldegayaan maalinta qarrannimada Somaliland ku qabtay badhtamaha magaalada London halkaasi oo ay kalasoo qaybgaleen xildhibaano katirsan baarlamaanka dalka uk. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|