Ehelada laba Marxuum Oo Xalay Uu Qaaday Dooxa Hargaysa Oo Warbixiyay Halka Ay Marayso Baadi Goob Loogu Jiro Raadinta Maydadkoogii | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ehelada laba Marxuum Oo Xalay Uu Qaaday Dooxa Hargaysa Oo Warbixiyay Halka Ay Marayso Baadi Goob Loogu Jiro Raadinta Maydadkoogii
May 6, 2025 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dooxa haraysa ayaa habeenkii xalay qaaday laba xuur iyo gaadhigii ay wataan kuwaasi oo ilaa xalay lagu hawlanaa raadinta maydadkooga

Ehelada labadan marxuum ayaa sheegay in midkamid ah maydkiisii la helay halka kii kalena wali lagu jiro baadi goobkiisii.

COMMENTS
LINKS