HARGAYSA(W,N)-Ciidamada kala duwan ee somaliand ayaa ku jira udiyaar garowga munaasibada qaranka somailand ee 18may kuwaasi oo sameeyay gaardis ay isku diyaarinayaa munaasibadan oo ay ciidamada kala duwan mari doonaan.