Ciidamada Somaliland Oo Isku Diyaarinaya Xuska Munaasibada 18may Iyo Booqashada Xubno Kamid ah Xukuumada Jsl | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Somaliland Oo Isku Diyaarinaya Xuska Munaasibada 18may Iyo Booqashada Xubno Kamid ah Xukuumada Jsl
May 6, 2025 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ciidamada kala duwan ee somaliand ayaa ku jira udiyaar garowga munaasibada qaranka somailand ee 18may kuwaasi oo sameeyay gaardis ay isku diyaarinayaa munaasibadan oo ay ciidamada kala duwan mari doonaan.

COMMENTS
LINKS