11 Agaasime Guud Iyo Kulankii Bulshada Reer Gabiley +Arimaha Wax laga waydiiyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
11 Agaasime Guud Iyo Kulankii Bulshada Reer Gabiley +Arimaha Wax laga waydiiyay
May 2, 2025 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Waxaa habeenkii xalay magaalada gabiley ka dhacay kulan udhexeeya bulshada reer gabiley iyo 11Agaasime guud oo katirsan wasaaradaha xukuumada Somaliland ee uu gadhwaydeenka ka yahay madaxwayne cirro

Kulan oo uu agaasinkiisa lahaa agaasimaha guud ee wasaarada dib udajinta iyo arimaha baniaadantinimada Somaliland mukhtaar cabdi jaamac ayaa kulan noociisu ku cusub yahay dalka islamarkaana ay reer gabilley fursan uheleen in ay intaasi oo masuul goob iskugu yimaadaan islamarkaana iska xogwaraystaan shaqada ay qaranka uyahaan iyo doorka horumarineed ee gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS