Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Kulmiye Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Faro Galinta Somaliland Ee Maamulka Muqdisho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Kulmiye Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Faro Galinta Somaliland Ee Maamulka Muqdisho.
April 12, 2025 - Written by Editor:

Xisbiga Mucaaridka ah ee kulmiye ayaa ka hadlay safarka gardarada ah ee rasyalwasaaraha maamulka muqdisho ku yimid laascanood oo katirsan somalland kaasi oo ay ku tilmaameen mid xasarada ah islamarkaana xadgudub ah

Sidoo kale xisbiga kulmiye ayaa xukuumada talada haysa ee somalland ku dhaliilay qaabka ay uga hadashay safarkaasi

Siyaasi cabdiwali suufi jibriil oo arimahaasi ka hadlaya ayaa sidan yidhi;

 

COMMENTS
LINKS