Wasiirka Warfaafinya Jsl Oo Si Adag Uga Hadlay Safarka Xasarada xanbaarsan Ee Uu Damacsan Yahay Raysal-wasaaraha somaliya In Uu ku Yimaado Laascanood!
April 8, 2025 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka warfaafinta Somaliland ahna afhayeenka xukuumada jsl Axmedyaasiin sheikh cali ayaanle ayaa si adag uga hadlay safar colaad iyo xasarad xanbaarsan oo uu damacsan yahay raysalwasaaraha maamulka somaliya in uu ku yimaado magaalada laascanoodoo katrsan Somaliland islamarkaana xiligan lagu hawlan yahay sidii nabadeeda looga shaqayn lahaa.