Wasiirka Abniga Gudaha Jsl Oo Soo Saaray Amaro ka Dhan ah Dadka Ajaanibka ah Iyo Mudada Loo Qabtay In Ay Dalka kaga Baxaan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Abniga Gudaha Jsl Oo Soo Saaray Amaro ka Dhan ah Dadka Ajaanibka ah Iyo Mudada Loo Qabtay In Ay Dalka kaga Baxaan!
April 29, 2025 - Written by Editor:

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland ayaa amar ku soo saartay in berri laga bilaabo ay dalka ka baxaan dadka ajaanibta ah ee aan sharciga haysan kuwaas oo loo qabtay muddo saddex maalmood ah.

Warqad uu ku saxeexan yahay Wasiir Cabdalle Carab ayaa Taliyeyaasha laamaha kala duwan ee amniga lagu war geliyey amarkan lagu saarayo dadka sharci darrada waddanka ku jooga

COMMENTS
LINKS