|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaanka Guud Ee Beesha Sacad Muuse Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Suldaan Siciid Aw Geesh o dhawaan lagu caleemo saaray Hargaysa!
April 23, 2025 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Suldaanka Guud ee beelaha Sacad Muuse Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Ayaa maanta Munaasibad qado sharaf ah ku maamuusay suldaanka cusub ee beesha cabdale sacad suldaan siciid aw geesh Munaasibada ayaa waxaa kazoo qaybgalay suldaan guud ee beelaha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdiraxmaan iyo madaxdhaqameed tiro badan oo ka socday beelaha somaliland. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|