Somaliland Iyo Maamulka G. Puntland Oo Iswaydaarsaday Maxaabiis Iyo Qaabkii Ay Ula Kala Wareegeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland Iyo Maamulka G. Puntland Oo Iswaydaarsaday Maxaabiis Iyo Qaabkii Ay Ula Kala Wareegeen!
April 30, 2025 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dawlada Somaliland iyo maamul goboleedka Punthland ayaa maanta iswaydaarsaday maxaabiis kuwaasi oo lagu kala qabsaday dagaalkii gobolka sool

Maamulka punthland ayaa iyagu soo daayay 15maxbuus oo reer sommaliland ah halka Somaliland ay siidaysay 11maxbuus oo reer punthland ah

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS