|
|||||
WAJAALE NEWS
Midkamid Ah Haldoorkii Gobolka Gabiley Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Golaha Deegaanka Degmada Gabiley!
April 20, 2025 - Written by Editor:Maxamed Amiin Cali Axmed oo kamid ah aqoonyahanka gobolka gabiley islamarkaana mudo dheer kazoo shaqaynayay arimaha bulshada iyo caawinta shacabka danyarta ah ayaa shaaciyay in uu usharaxan yahay mudanayaasha golaha deegaanka ee degmada gabiley doorashada soo socota isagoo arimahaasi ka hadlayana wuxu yidhi; S.C DHAMANTIIN. “Waxan Maanta jeclaystay in aan idinla wadaago in aan ahay Musharax u taagan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Dorashada inagu soo adan insha allah. Markan is qiimey, sameeyay la tashi badan isna tusay in ay tahay goor ku haboon in aan dadkayga xariirta ah ee Gobalka Gabiley ku nool u shaqaynlahaa.
Waxaan ilahay ka baryayaa in sida wanaagsan i waafajiyo Ee Akhiradayda iyo aduunkaygaba Uwanaagsan. Maxamed Amiin Cali Axmed. Related posts:Qaarkamid Ah Garaadadii Gobolka Sool Oo Loo Aqoonsaday Dagaal Oogayaal Iyo Magacyada Kuwa Dalalkii A... "Waxbarashadii Ceel Afwayn God Madow Ayay Ku Sii Socotaa.." Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada Somali... Daawo: Fanaanada Shakira Oo Noqotay Qofkii Ugu Horeeyay Facebook Ee Boqol Milyan Oo Qof (Likes) Siis... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|