Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Lagu Soo dhaweeyay Gobolka Saraar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Lagu Soo dhaweeyay Gobolka Saraar
April 8, 2025 - Written by Editor:

CAYNABO(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo wafti uu hogaaminayay oo mudo bil iyo dheeraada gobolka sanaag ujoogay arimaha nabada iyo qaramaynta ciidamada madiga ah ayaa maanta soo gaadhay gobolka saraar halkaasi oo ay ka bilaabeen wajigii labaad ee qaramaynta ciidamada madiga ah.

COMMENTS
LINKS