|
|||||
WAJAALE NEWS
Jiif Caaqil Dr Cabdi Daahir Oo Awaamiir Culus Dul Dhigay Cida Beeshiisa Ah Ee Isku Soo Sharaxaysa Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka!
April 14, 2025 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Jiif Caaqil Dr Cabdi Daahir Cilmi oo kamid ah dhaqanka Somaliland islamarkaana kamid ah dhakhaatiirta waawayn ee dalka ayaa go,aamo kazoo saaray cida isku sharaxay golayaasha deegaanka iyo wakiilada jsl ee doorashada soo socota iyo wwaxyaabaha looga baahan yahay Sidoo kale Jiif caaqilka ayaa beelaha kale ee Somaliland iyo asxaabta siyaasada usoo jeediyay in ay ka fiirsadaan cida ay soo sharaxayaan Dhanka kale jiif caaqil dr cabdi daahir ayaa madaxwynaha jsl ku bogaadiyay sida uu uga hadlay iyo qaabka uu uwaajahay safarkii xasarada iyo gardarada ahaa ee raysalwasaaraha maamulka muqdisho ku yimid dhul kamid ah somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Gudida Dabagalka Oo Golaha Wakiilada Usoo Jeediyay In Kalsoonida Lagala Noqdo Wasiirada Qorshaynta I... Ciidanka RRU da oo Hawlgal ay Ka Fuliyeen Xaafada 150 ka Ku Soo Qabqabtay Shaqsiyaad Looga Shakisan ... DAAWO; Magaalada Wajaale Oo Lagu Gubay Khamri Iyo Xashiishad Tiro Badan Iyo Maxkamada Gobolka Oo Xu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|