Hogaamiye Xildhibaan/Abwaan Xasan Dhuxul Iyo Nuxurka Khadbadii Uu ka Jeediyay Qasriga Madaxtooyada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaamiye Xildhibaan/Abwaan Xasan Dhuxul Iyo Nuxurka Khadbadii Uu ka Jeediyay Qasriga Madaxtooyada Jsl.
April 11, 2025 - Written by Editor:

Xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid ah bahda hal abuurka Somaliland islamarkaana ka mid ahaa xubnihii doorka laxaadka leh ka qaatay guushii uu madaxwayne cirro madaxwaynaha ku noqday ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa kazoo jeediyay munaasibadii habeenkii xalay madaxwaynuhu ku maamuusay bahda hal abuurka Somaliland.

COMMENTS
LINKS