Golaha Wakiilada Jsl Oo Ga,aamo Kasoo Saaray Socdaalka Xasarada Ah Ee Raysalwasaaraha Somaliya Ku Yimid Laascanood! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Jsl Oo Ga,aamo Kasoo Saaray Socdaalka Xasarada Ah Ee Raysalwasaaraha Somaliya Ku Yimid Laascanood!
April 12, 2025 - Written by Editor:

Golaha wakiilada Somaliland ayaa go,aan gole kazoo saaray socdaalka gardarada ah ee raysalwasaaraha somaliya ku yimid magaalada laascanood kaasi oo ay ku tilmaameen faro galin qaawan

Sidoo kale golaha wakiilada ayaa xukuumada ugu baaqay in ay joojiso wadahaladii ay kula jirtay maamulka somaliya.

COMMENTS
LINKS