|
|||||
WAJAALE NEWS
Caleemo Saarka Suldaan Siciid Aw geesh Oo Kulmiyay Badi Madaxdhaqameedka Somaliland
April 21, 2025 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Suldaan siciid aw geesh oo kamid noqon doona madaxdhaqameedka somaliland ayaa maanta lagu caleemo saaray magaalada hargaysa Caleemo saarka suldaan siciid awgeesh ayaa waxaa kasoo qaybgalay suldaan guud ee subeer awal, suldaan xasan suldaan cabdilaahi, suldaanka guud ee sacad muuse suldaan ismaaciil suldaan cabdiraxmaan, boqor buurmadow, suldaanka guud ee beelaha somaliland suldaan daa,uud suldaan cabdiqaadir iyo madaxdhaqameed kale oo tiro badan. Sidoo kale waxaa munaasibadan goob joog ahaa cuqaasha beesha cabdale sacad oo suldaanka siciid awgeesh noqon doono suldaankooga. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|