|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Dib Udajinta Jsl Oo Kulan La Qaatay Wafti ka Socday Haayada IOM!
March 2, 2025 - Written by Editor:Wasiirka wasaaradda dib-u-dejinta iyo arrimaha bani adannimada Salebaan Ducale, oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Mukhtaar Cabdi Jaamac (Baaxo) ayaa qaabilay madaxda Hay’adda IOM oo uu hogaaminayo Chief of mission ka Hay’adda IOM haysta mr Manual.
Ujeedada kulanku wuxuu daarnaa in la iska waraysto qaabkii ay usii xoojin lahaayeen wada shaqaynta labada dhinac iyo Dardar gelinta mashaariicda labada dhinac. Waxaa sidoo kale uu soo booqday oo uu soo indho indheeyey xafiiska MRC ee isku xidha wasaaradda iyo hay’adda IOM, halkaas oo uu kula kulmay shaqaalaha ka hawl gala. Related posts:Daawo: Ganacsato Dhisme Ka Bilaabay Xabaalo Ku Yaala Magaalada Berbera Iyadoo Lafihii Ku Jiraan Iyo ... Daawo:Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Oo Baaq U Diray Ganacsatada Kala Duwan Ee Dalka Una Soo Jeedi... Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo Safar Mudo Todobaada Kadib Caasimada Hargeysa Dib U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|