|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Dawladaha Hoose Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga ka jaray Mashaariic Laga Hirgaliyay Magaalada Wajaale, Kuwo Kale Dhagax Dhigay.
March 22, 2025 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka dawlaha hoose iyo horumarinta magaalooyinka oo ay weheliyaan maamulka goblka gabiley, maayarka magaalada gabiley iyo degmada wajaale ayaa xadhiga ka jaray mashaariic laga hirgaliyay magaalada wajaale halka ay dhagax dhigeen kuwo cusub oo laga hirgalin doono.
Dhanka kale maayarka magaalada gabiley ayaa gaadhi dab damis ah ku wareejiyay ciidanka dabdamiska ee magaalada wajaale. Halkaasi oo uu kala wareegay taliyaha ciidanka dabdamiska sawaaxili. Related posts:Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Kormeer Ku Tagtay Xarunta Loogu Adeego Dadka Naafada! DAAWO: Sheekh Aadan Siiro Oo Si Qotodheer U Sharaxay Dhibatooyinka Ka Dhasha Sacabka Khalad Iyo Saxb... Waraysi Xaasaasiya oo Lalal Yeeshay Xeer Ilaaliyaha Somaliland, Muxuuse Ka Yidhi Masuuliyiinta Musuq... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|