|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkad laga Leeyahay Dalka Jarmalka Oo Warbixin Kasoo Saaray In Hargaysa Biyo Ku Filan Helo Karto!
March 6, 2025 - Written by Editor:Shirkad laga leeyahay dalka jarmalka islamarkaana mudo ku hawlanayd xogta biyaha magaalada hargaysa oo la filayo in hesho biyo wada gaadha caasimada ayaa rajo wanaagsan ka muujisay filashada biyaha caasimada. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|