Maxkamada Sare Ee Ciidamada Jsl Oo Xukun Dil ku Riday Gacan ku dhiiglihii dhawaan Askariga Ku Diley magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Sare Ee Ciidamada Jsl Oo Xukun Dil ku Riday Gacan ku dhiiglihii dhawaan Askariga Ku Diley magaalada Gabiley.
March 3, 2025 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida ee Somaliland ayaa maanta xukun dil ah ku riday gacan ku dhiigle dhawaan magaalada gabiley ku diley askar katirsan ciidanka booliska iyadoo xukuno kale duwan ku riday xubno gacan siin dilkan marxuum mawliid buux ku eedaysnaa.

COMMENTS
LINKS