|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamada Qaranka Somaliland Oo loo Qaaday Jiida Hore Ee Gobolka Sanaag
March 5, 2025 - Written by Editor:Cutubyo katirsan ciidamada qaranka Somaliland eek u sugan gobolka sanaag ayaa loo qaaday jiida hore ee difaaca dalka halkaasi oo ay hore ufadhiyeen ciidamada madaniga ee dhawaan xukuumada somaliland qaramaysay. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|