Ciidamada Qaranka Somaliland Oo loo Qaaday Jiida Hore Ee Gobolka Sanaag | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Qaranka Somaliland Oo loo Qaaday Jiida Hore Ee Gobolka Sanaag
March 5, 2025 - Written by Editor:

Cutubyo katirsan ciidamada qaranka Somaliland eek u sugan gobolka sanaag ayaa loo qaaday jiida hore ee difaaca dalka halkaasi oo ay hore ufadhiyeen ciidamada madaniga ee dhawaan xukuumada somaliland qaramaysay.

COMMENTS
LINKS