|
|||||
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Gabiley oo kormeer kusoo maray garoomada kubada cagta ee gabiley iyo arabsiyo!
March 15, 2025 - Written by Editor:Badhasaabka Gobolka Gabiley maxamed cabdilaahi bookh ayaa galabka kormeer kusoo maray garoomada kubada cagta ee magaalooyinka gabiley iyo arabsiyo oo ay ka socdaan tartanka koobka bisha ramadaan. Related posts:Wasaarada Qoyska Iyo Arimaha Bulshada Oo Raashin Uqaybisay 100qoys Oo Kamid Ah Danyarta Ku dhaqan Ma... Siyaasiyiin Iyo Waxgaradka Beesha Subeer Awal Oo War Kasoo Saaray Hadalkii Mdaxawayne Biixi Burco Ka... Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Go,aamo Hore U Fashilmay Mar Labaad Ka Soo Saartey Sicir Bararka Dalk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|