|
|||||
WAJAALE NEWS
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐎𝐋𝐉𝐀
March 2, 2025 - Written by Editor:Hargaysa (W,N)- Wasiirka Wasaaradda Caddaalada JSL, Mudane Yoonis Axmed Yoonis, ayaa la kulmay hoggaanka ururka Suxufiyiinta JSL ee SoLJA waxaanay iska xog-warraysteen xaalada guud ee xorriyatul qawlka JSL iyo caqabadaha ku gedaaman saxaafadda, gaar ahaan caqabadaha sharci. Kulankan oo Wasiirka uu ku weheliyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caddaaladda JSL, Maxamed Cabdi Xaashi, waxa la iskula qaatay Kulankan in la iska kaashado caqabadaha guud ee saxafadsabku gedaaman, iyo guud ahaan ka shaqaynta horumarinta Somailand. Related posts:Gudoomiye Faysal Waraabe Oo Soo Bandhigay Musuq Maasuq Baahsan Oo Uu Ku Kacay Wasiir Cabdilaahi Abo... Munaasibada Shaacinta Urur Siyaasadeedka Jiilka Cusub Ee Curad Oo Lagu Qabtay Magaalada Boorama Iyo ... Madax-dhaqameed Si Adag Uga Hadlay Dhul Dad Shacab Ahi leeyihiin Oo Xukuumadu Sheegtay In Warshado L... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|