Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgalin Doono Magaalada Wajaale.
February 2, 2025 - Written by Editor:
TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirada dawladaha hoose iyo horumarinta magaalooyinka iyo qorshaynta qaranka oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada wajaale ayaa dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo laga hirgalin doono magaalo ganacsiyeedka tog wajaale.